es
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Ir al canal en Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram SNA RADIO

El canal SNA RADIO (@codkacqs) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 18 492 suscriptores, ocupando la posición 12 179 en la categoría Noticias y medios y el puesto 470 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 18 492 suscriptores.

Según los últimos datos del 01 julio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -488, y en las últimas 24 horas de -29, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 10.61%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener N/A% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 1 963 visualizaciones. En el primer día suele acumular 0 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 25.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 02 julio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Noticias y medios.

18 492
Suscriptores
-2924 horas
-1097 días
-48830 días
Archivo de publicaciones
SNA RADIO
18 492
Xasan Maclin Aways oo magaca afgarashada khawaarijta ay u yaqaanaan (jundullaah ) iyo Abdullahi ibraahim maxamed khawaarijta
+1
Xasan Maclin Aways oo magaca afgarashada khawaarijta ay u yaqaanaan (jundullaah ) iyo Abdullahi ibraahim maxamed khawaarijta ay u yaqaanaan( jabal ) ayaa isku soo Dhiibeen Ciidanka XDS Gaar ahaan Ururka 154- aad Ee Fadhigeedu yahay Degmada Diinsoor ee Gobalka baay iyo Ururka 46aad Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka somaali Ee Baydhabo . Xasan iyo abdullahi ayaa khawaarijta ka Tirsanaa mudo 3sano ah waxayna sheegeen ineey isaga soo baxeen khawaarijta kedib markii ay arkeen dhibaatada baahsan ay khawaarijta ku haayaan dadka rayidka ah .

SNA RADIO
18 492
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degmada Ruun-nirgood iyo degaanka Hiloowle-Gaab ee gobolka Shabeelaha dhexe kasameeyay howlgal ay ku nadiifiyeen. Howlgal qorsheeysan oo ay sameeyeen Guutooyinka Cumar Binu-Khadaab, Guutada 17-aad kumaandooska Gor-gor, iyo Guutada 19- ee Ilaalo Qaran ayay ku xaqiijiyeen amaanka Degmada Ruun-nirgood iyo degaanka Hiloowle Gaab sida uu Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay Taliyaha Ciidanka Xds Sarreeye Gaas Ibraahim sheekh Muxyadiin Cadoow. Taliyaha ayaa tilmaamay howlgalka inuu qeyb kayahay howlgalada dalka looga sigeeynayo khawaarijta.

SNA RADIO
18 492
Axmed’ Nuur Xuseen oo magaciisa afgarashadu yahay Mowliid, khawaarijtana ka tirsanaa ayaa caawa isku dhiibey guutada Khaalid
Axmed’ Nuur Xuseen oo magaciisa afgarashadu yahay Mowliid, khawaarijtana ka tirsanaa ayaa caawa isku dhiibey guutada Khaalid Binu-waliid ee ku sugan deegaanka Daaru-nimca. Taliyaha guutada Khaalid Binu-Waliid G/le maxamed Dhagawayne ayaa SNA RADIO u xaqiijiyey isisoo dhiibida dhagarqabahan, isagoo intaa raaciyey in qalqalka ku dhacey khawaarijta uu ku qasbay in ay soo firxadaan dhalinyaro badan.

SNA RADIO
18 492
Waa dhagar qabe khawaarijta ka mida oo qof rayida ku dilay degmada hodan kaas oo ciidanka amniga ay gacanta ku dhigeen isagoo
Waa dhagar qabe khawaarijta ka mida oo qof rayida ku dilay degmada hodan kaas oo ciidanka amniga ay gacanta ku dhigeen isagoo Raba inuu goobta ka baxsado .

SNA RADIO
18 492
diyaar garoowgii ugu danbeeyay oo ka socda deegaanada galmudug iyo dadka deegaanka oo isku diyaarinaya ka qayb qaadashada dagaalka wejiga lbaad ee dalka loog asaarayo khawaarijta.

SNA RADIO
18 492
Gobolka gal gaduud

SNA RADIO
18 492
daawo warbixin aan ka diyaarinay jababka khawaarijta ku gaaray gobolka gal gaduud iyo saanadii ugu badnayd oo khawaarijta laga qabtay .

SNA RADIO
18 492
diyaar garoowga taliska xoogga dalka soomaaliyeed ee dagaalka ka dhanka ah khawaarijta iyo abuubulka baahsan oo dowladda federaalka soomaaliyeed ay ka waddo goboladda dalka ayaa waxaa soo baxaya fashilka iyo tabar yaraanta khawaarijta kedib markii maalmihii la soo dhaafay la arkay khawaarijta oo soo bandhigaysa maleeshiyaad ay ku sheegeen dad shacab ah oo qoryaha qaatay si ay ula dagaal galaan , balse waxaa cad in tabar yaraanta khawaarijta ay maanta gaartay heer ineey maleeshiyaadkoodii ay ka dhigaan kuwa shacaba . arrintaan ayaa ah mid wax badan laga sugayay khawaarijta waana mid diraysa fariin ah halka ay gaartay awood beenaadki argagexisada ee ay ku dhibaatayn jireen shacabka soomaaliyeed. waa kuwan sawirrda laga sooq aaday maleeshiyaadka y ku sheegeen ineey yihiin dadkii deegaanka oo qoryahay qaatay.

SNA RADIO
18 492
photo content
+4

SNA RADIO
18 492
DEG DEG :Ciidanka XDS ayaa hawlgal guulaystay ka fuliyay gudaha Degmada Galhareeri ee Gobalka Galguduud. Hawlgalkan ayaa lagu beegsaday saddex Xarumood oo Khawaarijtu ay ku sugnaayeen. Midka mid ah ayaa ahaa Garaash ay Khawaarijtu ku diyaari jireen Waxyaabaha Qarxa waxaana halkaas lagu burburiyay todobo Gaari oo yaalay Goobtaas. Goobta labaad waxa ay ahayd Bakhaar hub oo ay Khawaarijtu lahayd. Halka goobta saddexaad ay ahay goob ay yaaleen Qalab Caaafimaad oo ay Khawaarijtu si gaar ah u isticmaalaysay. Degmada Galhareeri ayaa Khawaarijta u ahayd Xarun wayn oo ay u arkayeen meel ay gabaad ka dhigan karaan, waxa uuna hawlgalkaani lagu bur -buriyay xarumaha khawaarijta uu qayb ka ahaa hawlgalladda isdaba joog ah oo Ciidamada XDS ku burburinayaan xarumaha Khawaarijta kuna beegsanayaan Saadka iyo isku socodkooda.

SNA RADIO
18 492
Ciidanka XDS gaar ahaan kumaandooska Danab ayaa howlgal miino baaris ka sameeyay degaanka Daaru-nimco iyo naxaawiga degaankaa
+4
Ciidanka XDS gaar ahaan kumaandooska Danab ayaa howlgal miino baaris ka sameeyay degaanka Daaru-nimco iyo naxaawiga degaankaasi . Ciidamada ayaa inta ay baaritaanka wadeen waxay ku guulaysteen ineey miinooyin ka saaraan wadooyinka soo gala deegaanka iyo kuwa ka baxa oo ay isticmaalaan dadka rayidka ah ee ku dhaqan deegaanka daaru nimca iyo deegaanada u dhaw . Kooxda khawaarijta ah ayaa wadooyinka iyo goobaha ay isticmaan dadka shacabka ah waxay gilyaan miinooyin ay doonayaan ineey ku dhibaateeyaan shacabka soomaaliyeed Waxaana ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed oo u taagan badqabka muwaadiniinta soomaaliyeed ee ku dhaqan deegaanada laga xureeyay khawaarijta aagaasi ka nadiifiyeen miinooyinka ay cadawga ummadda soomaaliyeed ku aaseen. Iyadoo ay socdaan howlagallada guud ee lagu baacsanayo khawaarijta ayaa haddana waxay ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed bar bar wadaan fashilinta dhagaraha ay argagrxisada u maleegaan shacabka soomaaliyeed.

SNA RADIO
18 492
Waa sawiradda gawaaridda la qabtay ee saadka u waday khawaarijta

SNA RADIO
18 492
photo content
+4

SNA RADIO
18 492
Howlgal qorshaysan oo ay wadajir u fuliyeen ururka 1aad ee Guutada 17aad Gor Gor ururka 252-aad ee Guutada 25aad Khaalid Bin Waliid ayaa saaka waxa uu ka dhacay deeganka MARAY SUULEY iyo deegaano kale oo muhiim ah. Ciidanka intee Howlgalka sifaynta ah wadeen ayeey waxay heleen xog ah in Khawaarijta 2 gaari Saad ah oo wadada ku soo jira . Labadaan gaari ayaa mid kamid ah waxa uu ahaa caasi waxa uuna siday Caanaha loo yaqaano maraaci oo tiro badan midka kalana waca uu ahaa gaari BJ oo siday 20 fuusto oo shidaal ah waxaan gacanta ku dhigay ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ee howlgalka waday sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisha CXDS ee hoggaaminayay howlgalka. Waxaana hadda ku socda baaritaan gawiirida saadka u waday khawaarijta iyo 7 qofood oo la socday labadaasi gaari. Ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa wada howlgallo joogta ah ayagoo markasta ka feejigan dhagaraha khawaarijta ay u maleegaan shacabka soomaaliyeed.

SNA RADIO
18 492
+5
Waa khawaarij issoo dhibay iskusoo dhiibay Cidamada deegaanka ee magaalada baxdo. Is soo dhoibahaan ayaa Magacisa ku sheegay Abdi Abdullaahi halka magaca afgarashada ee ay u yaqaanaan khawaarijta uu yahay Abdinasir . Waxa uu sidoo kale sheegay inuu ahaa dhaqtar daweya dhawacyada maleeshiyaadka khawaarijta . Dadka deegaanka ayaa soo dhaweeyay mar hadduu isaga yimid fikirkii argagexinta ku qotomay ee khawaarijta .

SNA RADIO
18 492
Waa muuqaalka gaarigii shacabka ahaa ee khawaarijtu qarxiyeen

SNA RADIO
18 492

SNA RADIO
18 492
Waa gaari shacab ah oo dad rayida saarnaayèen oo khawaarijtu ay miino ku qarxiyeen , gaarigaan waday dadka rayidka ee dadkii saarnaayeen ay gumaadeen cadawga argagexisada ayaa marayay wada u dhaxaysa marka iyo qoryooleey.

SNA RADIO
18 492
photo content
+4

SNA RADIO
18 492
+2