es
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Ir al canal en Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram SNA RADIO

El canal SNA RADIO (@codkacqs) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 18 498 suscriptores, ocupando la posición 12 179 en la categoría Noticias y medios y el puesto 470 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 18 498 suscriptores.

Según los últimos datos del 01 julio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -488, y en las últimas 24 horas de -29, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 10.61%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener N/A% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 1 963 visualizaciones. En el primer día suele acumular 0 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 25.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 02 julio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Noticias y medios.

18 498
Suscriptores
-2924 horas
-1097 días
-48830 días
Archivo de publicaciones
SNA RADIO
18 496

SNA RADIO
18 496
Guutooyinka Danab iyo Khaalid Binu Waliid Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo 10 dhagar qabe ku dilay degaanka Ceel-cali heel ee gobolka Shabeelaha dhexe.

SNA RADIO
18 496
photo content
+7

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashaliyay gaari walxaha qarxa ay ka soo buuxiyeen khawaarijta kaas oo ay doonayeen ineey dadka shacabka ah ku dhibaateeyaan . Howlgalkan lagu fashiliyay gaarigaan walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa waxa uu ka dhacay waddada xariirisa Baraag Sheekh Caamir iyo Geerille oo dhanka dhulka howdka ah halkaas oo lagu magacaabo Xuseen Cageey , iyadoo howgalka ay fuliyeen ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gor gor iyo guutada Khaalid Binu Waliid . ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maalmahaan wada howlgallo sifayn ah kaas oo looga hortagayo dhagaraha ay maleeshiyaadka khawaarijta ah u maleegaan shacabka soomaaliyeed ,

SNA RADIO
18 496
Qaybta 26 -aad Guutada Gumac ee CXDS ayaa saakay jab xooggan gaarsiisay khawaarijta.

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed gaar ahaan guutada 26-aad ee Cali Binu Abii Daalib oo howglo balaaran ka sameeyey tuulooyinka Ceel Gorof ,Ceel Boore iyo Geedi Koror oo u dhxeeyay xadka gobollada Hiiraan iyo Gal-gaduud.

SNA RADIO
18 496
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta Deeganka oo la wareegay Deegano u dhaw Cowswayne & Miinooyin laga saaray wadooyin shacabku adeegsadaan.

SNA RADIO
18 496
Ciidanka kumaandooska gor gor oo godadkooda ugu daatay khawaarijta.

SNA RADIO
18 496
Howlgal qorsheysan oo ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanayaa howlgalka Mareekanka ee Africom fuliyeen ayaa dilay maleyshiyaad ka tirsan khawaarijta. Howlgalka oo xilli hore oo saakay ah ka dhacay goob 35km Koofur bari uga beegan Magaalada Galcad ee Gobolka Galgaduud, ayaa lagu dilay 10 dhagar qabe waxaana lagu burburiyey goob wayn oo ay lahaayeen khawaarijta isla markaana ay ka wadeen abaabulida dhagarta shacabka Soomaaliyeed. Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya ayaa wada howlgalada lagu ciribtirayo kooxaha khawaarijta ee ku dhuumaalaysanaya dhulka hawdka ah.

SNA RADIO
18 496
howlgaladii ugu danbeeyay oo ay fuliyeen ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed.

SNA RADIO
18 496
Howlgal lagu xaqiijinayo amaank degaanada wabiga jiinkiisa oo hoos yimaado degmooyinka Balcad iyo Afgooye ee gobolada Shabeeladda dhexe iyo Shabeeladda hoose Howlgal ayaa waxaa sameeyay Ciidanka Military Police Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Nisa

SNA RADIO
18 496
photo content
+4

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
muuqaalkii ugu horreeyay ee deeganka hilowle gaab kaas oo ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ay howlgallo sifayn ah ka wadaan .

SNA RADIO
18 496
baacsiga khawaarijta ee furumaha dagaalka.

SNA RADIO
18 496
Waa sawiradda Maleshiyadii khawarijta oo qorsheyneysey iney weraro kafuliyaan deeganka janay cabdale iyo degano kuhareraysan
+9
Waa sawiradda Maleshiyadii khawarijta oo qorsheyneysey iney weraro kafuliyaan deeganka janay cabdale iyo degano kuhareraysan ayaa waxa kahortagey cidanka kumandoska danab halkaas oo khawarijta jab xoogan lagu garsiyey .

SNA RADIO
18 496
Xaaladihii Ugu Danbeeyay Deegaanadii Ay howlgalada Sifaynta ah ay ka fuliyeen Ciidanka XDS , Waxaan Ka waraysanay Wariyaha Warabaahinta Ciidanka Furumaha uga Soo warama Shillawe abdullahi Xero .

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Buulo fulaay ee Gobalka Baay. Hawlaglkaan oo ahaa mid lagu beegsanayay Xarumaha Khawaarijta ayaa laga fuliyay sadex Xarumood oo ay Khawaarijtu ku sugnayd. Hawlgalka koowaad waxa uu ka dhacay goob isbaaro ay u taalay Khawaarijta oo ku taalla afaafka hore ee Magaalada. Hawlgalka labaad waxa uu ka dhacay Garaash ay Khawaarijtu ku aruuribaysay Qaraxyo kuwaas oo goobta lagu burburiyay. Kan sadexaad waxaa lagu beegsaday Goob Khawaarijta u ahay Xafiisyo Maamul oo ay ku sugnaayeen Koox horjoogayaal ah. Wararka horshaca ayaa waxa ay xaqiijinayaan in hawlgaladaas lagu dilay 23 ka tirsan Khawaarijta oo ay ku jiraan labo Horjooge. Hawlwalgaan waxa uu qayb ka yahay hawlgallo joogto ah kuwaas oo si xirfadaysan ay isaga kaashanayaan Ciidanka Qaranka isla markaana lagu beegsanayo Hubka, Saanad iyo isku socodka Khawaarijta

SNA RADIO
18 496
Sawirradda deegaanka hilowle gaab oo ay ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ay howlgalka sifaynta ah ka sameeyeen.
+4
Sawirradda deegaanka hilowle gaab oo ay ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ay howlgalka sifaynta ah ka sameeyeen.