es
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Ir al canal en Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram SNA RADIO

El canal SNA RADIO (@codkacqs) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 18 560 suscriptores, ocupando la posición 12 166 en la categoría Noticias y medios y el puesto 467 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 18 560 suscriptores.

Según los últimos datos del 27 junio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -482, y en las últimas 24 horas de -16, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 9.72%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener N/A% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 1 804 visualizaciones. En el primer día suele acumular 0 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 24.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 28 junio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Noticias y medios.

18 560
Suscriptores
-1624 horas
-1127 días
-48230 días
Archivo de publicaciones
SNA RADIO
18 551
photo content
+9

SNA RADIO
18 551
photo content
+9

SNA RADIO
18 551
photo content
+9

SNA RADIO
18 551
photo content
+2

SNA RADIO
18 551
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo geesiyaasha deegaanka ayaa guul weyn ka gaaray dagaalkii ka dhacay deegaanka Ceel Cali Axmed ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku jebiyeen kooxdii Khawaarijta ee weerarka kusoo qaaday. Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka ayaa si geesinimo leh uga hortagay cadowga, iyagoo gubay dhammaan gaadiidkii dagaalka ee ay wateen Khawaarijta, halka qaar kalena ay gacanta ku dhigeen. Sidoo kale, dagaalkii culus ee halkaas ka dhacay waxay ciidamada ku laayeen horjoogayaashii iyo maleeshiyaadkii Khawaarijta, halka firxadkii ka badbaaday ay ku raad joogaan si looga takhaluso. Dagaal-geliyihii guud ee Maleeshiyaadka Khawaarijta, dhagarqabe Xasan Cabdiwaaxid Cabdi Dhicisoow (Xasan Gureey), iyo horjoogayaashii dagaalka u qaabilsanaa oo kala ah Daahir Buuxsade, Khaalid Jiis, Anas iyo Casaam, ayaa lagu dilay dagaalka, waxaana meydadkooda si rasmi ah loogu soo bandhigay warbaahinta. Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa weli wada howlgallo ballaaran oo lagu xaqiijinayo amniga guud ee gobolka Hirshabeelle, si loo ciribtiro kooxaha argagixisada ah ee cararaya. Guushan muhiimka ah waxay mar kale muujisay adkeysiga iyo geesinimada Ciidanka Xoogga Dalka iyo shacabka Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira cadowga nabadda iyo horumarka ka soo horjeeda.

SNA RADIO
18 551
photo content
+8

SNA RADIO
18 551
Xog:Horjoogayaal muhiim u ahaa khawaarijto oo lagu xasuusay degaanka ceel Cali axmed
Xog:Horjoogayaal muhiim u ahaa khawaarijto oo lagu xasuusay degaanka ceel Cali axmed

SNA RADIO
18 551
Xog:Horjoogayaal muhiim u ahaa khawaarijto oo lagu xasuusay degaanka ceel Cali axmed
Xog:Horjoogayaal muhiim u ahaa khawaarijto oo lagu xasuusay degaanka ceel Cali axmed

SNA RADIO
18 551
photo content
+3

SNA RADIO
18 551
Waa qaar kamid ah meeydadka Khawaarijta ee soo weerartay Ceel Cali Axmed

SNA RADIO
18 551
photo content
+9

SNA RADIO
18 551
Ciidanka Xooga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa xalay Saqdi dhexe waxay weerar ku qaadeen xubno Horjoogayaal oo Khawaarijta oo ku sugnaa deegaanka Dabagalo oo hoostaga Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug Corneyl Gaanburi oo ah Taliyaha Ciidamada howlgalka fuliyay ayaa nooga waramay

SNA RADIO
18 551
Ciidanka Xooga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa xalay Saqdi dhexe waxay weerar ku qaadeen xubno Horjoogayaal oo Khawaarijta ka t
Ciidanka Xooga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa xalay Saqdi dhexe waxay weerar ku qaadeen xubno Horjoogayaal oo Khawaarijta ka tirsan kuwaas oo ku sugnaa deegaanka Dabagalo oo hoostaga Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug Saraakiisha Howgalkan fulisay ayaa sheegay in Qaaarijiyeen qawaarij ku sugneyd bar-control oo deegaanka laga soo galo isla markaana ay guul weyn ka gaareen Howlgalkaasi

SNA RADIO
18 551
+5
Qeybta labaad: Sawirada iyo Muuqaalada Maydadka Argagixisada Daacish ee Ajaanibta ah ee Ciidanku Maanta ku laayey hawlgalkii deegaannada Qurac iyo Damdamle ee buuralayda Calmiskaad . https://t.me/dabaraani

SNA RADIO
18 551
+4
Daawo Hordhaca Sawirada iyo Muuqaalada Maydadka Argagixisada Daacish ee Ajaanibta ah ee Ciidanku saaka ku laayey hawlgalkii deegaannada Qurac iyo Damdamle ee buuralayda Calmiskaad .

SNA RADIO
18 551
Ciidamadda degaanka iyo Ciidanka Xoogga Dalka oo degaanka Cali Axmed Khawaarijta kaga dilay 50 dhagarqabe. Xuseen Cali Iidoow oo kamid ah saraakiisha Ciidamadda degaanka ayaa nooga waramay

SNA RADIO
18 551
Ciidanka Xoogga Dalka Oo Guul Weyn Ka Gaaray Khawaarijta Muqdisho, 20 Febraayo 2025 – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo
Ciidanka Xoogga Dalka Oo Guul Weyn Ka Gaaray Khawaarijta Muqdisho, 20 Febraayo 2025 – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa guul taariikhi ah ka soo hooyay dagaal nafla caarinimo ah oo Khawaarijta Al-Shabaab ay kusoo qaadeen deegaanada Ceel Cali Axmed, Cali Fooldheere, Alkowsar iyo Daarunimca ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaalka ayaa lagu jabiyay cadawga, waxaana lagu dilay in ka badan 100 maleeshiyo oo ka tirsan Khawaarijta. Sidoo kale, ciidanku waxay gacanta ku dhigeen.maxaabiis iyo hub oo ay cadowgu ku doonayeen inay dhibaato u geystaan dadkeenna sharafta leh. Hadda waxa ay ciidanka iyo shacabka geesiyaasha ahi si hagar la’aan ah u baacsanayaan firxadka cadowga, iyaga oo ka sifeynaya dhulka howdka ah. Guushaan waxay muujineysaa sida Ciidanka Xoogga Dalka iyo shacabka Soomaaliyeed ay uga go’an tahay ciribtirka Khawaarijta, si dalka looga dhigo mid nabad ah oo horumar gaara. Xog dheeraad ah oo ku saabsan guushan taariikhiga ah dib ayaa laga soo gudbin doonaa.

SNA RADIO
18 551
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Jubbaland ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Lafo-gari, oo ho
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Jubbaland ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Lafo-gari, oo hoos yimaada degmada Dhoobley, halkaas oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxaha argagixisada. Intii uu socday hawlgalka, ciidamadu waxay ku guuleysteen inay bartilmaameedsadaan xubno sare oo ka tirsan kooxaha Khawaarijta ah. Waxaana lagu qaarajiyey afar xubnood oo ka mid ahaa maleeshiyaadka khawaarijta, halka gacanta lagu dhigay dhagar-qabe Macallin Maxamed, oo ahaa horjooge maxkamad beenaad ay khawaarijtu ku lahaayeen deegaanka.

SNA RADIO
18 551
Nin u dhashay dalka Moroco kaasi oo kamid ah firxadka argagixisada Daacish ayay shacabka magaalada Boosaaso qabteen waxaana hada gacanta ku haya laamaha amniga oo su’aalo weydiinaya , Ninkan Ajnabiga ah ayaa qirtay inuu kamid ahaa maleeshiyaadka Daacish.

SNA RADIO
18 551
photo content
+2