Su'aalo.
Ir al canal en Telegram
Kanaalka waxaad ka helaysaa su'aalo iyo jawaabo afsoomaali ku qoran.
Mostrar más4 250
Suscriptores
-124 horas
-127 días
+2630 días
Carga de datos en curso...
Canales Similares
Nube de Etiquetas
Sin datos
¿Algún problema? Por favor, actualice la página o contacte a nuestro gerente de soporte.
Menciones Entrantes y Salientes
---
---
---
---
---
---
Atraer Suscriptores
septiembre '24sep '24
septiembre '24
+12
en 0 canales
agosto '24
+108
en 0 canales
Get PRO
julio '24
+46
en 0 canales
Get PRO
junio '24
+28
en 0 canales
Get PRO
mayo '24
+171
en 0 canales
Get PRO
abril '24
+224
en 0 canales
Get PRO
marzo '24
+294
en 0 canales
Get PRO
febrero '24
+367
en 0 canales
Get PRO
enero '24
+315
en 0 canales
Get PRO
diciembre '23
+63
en 0 canales
Get PRO
noviembre '23
+10
en 0 canales
Get PRO
octubre '23
+36
en 0 canales
Get PRO
septiembre '23
+24
en 0 canales
Get PRO
agosto '23
+30
en 0 canales
Get PRO
julio '23
+23
en 0 canales
Get PRO
junio '23
+25
en 0 canales
Get PRO
mayo '23
+16
en 0 canales
Get PRO
abril '23
+41
en 0 canales
Get PRO
marzo '23
+53
en 0 canales
Get PRO
febrero '23
+24
en 0 canales
Get PRO
enero '23
+32
en 0 canales
Get PRO
diciembre '22
+42
en 0 canales
Get PRO
noviembre '22
+43
en 0 canales
Get PRO
octubre '22
+42
en 0 canales
Get PRO
septiembre '22
+52
en 0 canales
Get PRO
agosto '22
+75
en 0 canales
Get PRO
julio '22
+143
en 0 canales
Get PRO
junio '22
+141
en 0 canales
Get PRO
mayo '22
+103
en 0 canales
Get PRO
abril '22
+186
en 0 canales
Get PRO
marzo '22
+243
en 0 canales
Get PRO
febrero '22
+160
en 0 canales
Get PRO
enero '22
+169
en 0 canales
Get PRO
diciembre '21
+139
en 0 canales
Get PRO
noviembre '21
+178
en 0 canales
Get PRO
octubre '21
+229
en 0 canales
Get PRO
septiembre '21
+253
en 0 canales
Get PRO
agosto '21
+497
en 0 canales
Get PRO
julio '21
+501
en 0 canales
Get PRO
junio '21
+446
en 0 canales
Get PRO
mayo '21
+205
en 0 canales
Get PRO
abril '21
+1 315
en 0 canales
| Fecha | Crecimiento de Suscriptores | Menciones | Canales | |
| 25 septiembre | 0 | |||
| 24 septiembre | 0 | |||
| 23 septiembre | 0 | |||
| 22 septiembre | 0 | |||
| 21 septiembre | 0 | |||
| 20 septiembre | +1 | |||
| 19 septiembre | +1 | |||
| 18 septiembre | +1 | |||
| 17 septiembre | 0 | |||
| 16 septiembre | +1 | |||
| 15 septiembre | 0 | |||
| 14 septiembre | 0 | |||
| 13 septiembre | +1 | |||
| 12 septiembre | +2 | |||
| 11 septiembre | 0 | |||
| 10 septiembre | 0 | |||
| 09 septiembre | 0 | |||
| 08 septiembre | 0 | |||
| 07 septiembre | +2 | |||
| 06 septiembre | 0 | |||
| 05 septiembre | +2 | |||
| 04 septiembre | 0 | |||
| 03 septiembre | 0 | |||
| 02 septiembre | +1 | |||
| 01 septiembre | 0 |
Publicaciones del Canal
اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ
DHAMAN DADKA KU JIRA groupka SALAN KADIP DHAMAN ASXPTA QALIGA AH WAXAAN OGAYSIINAYNAA
IN AAY DIB U BILAABAN DOONAN SU AALIHII KA BIXI JIRAY HALKAN LAG BILAABO BARI 13/5/2024
MARKAY SACADU THY 9:30 waxaan soo galin doona
2 SU aalood inshallah
Halga raali noqdo intiii aan kala maqnayan 🙏🙏🙏🙏🙏
Wixii talo ah halkan ku soo dire inshallah
@cabdale08
| 2 | 🔴🔴
KULMIS
🔴🔴
Linkigan hoose waxa ku jira 89 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto.
Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan .
👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah .
Fursad qaali ah na way jirtaa.
👇👇👇👇👇👇
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/BpPiIVePoKliZGY0 | 39 |
| 3 | 🔴🔴
KULMIS
🔴🔴
Linkigan hoose waxa ku jira 89 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto.
Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan .
👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah .
Fursad qaali ah na way jirtaa.
👇👇👇👇👇👇
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/BpPiIVePoKliZGY0 | 14 |
| 4 | 🔤🔤🔤🔤🔤🔤
Linkigan hoose waxa ku jira 83 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan .
👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah .
Fursad qaali ah na way jirtaa.
👇👇👇👇👇👇
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/935L81TTlnJmZjdk | 19 |
| 5 | Linkigan hoose waxa ku jira 78 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan .
👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah .
👇👇👇👇👇👇
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/FTnqwIWxnhdmOTU0 | 12 |
| 6 | Linkigan hoose waxa ku jira 78 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan .
👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah .
👇👇👇👇👇👇
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/FTnqwIWxnhdmOTU0 | 56 |
| 7 | ⏹⏭🟦🟨🟨🟨🟨🟨🟨🟨🟨🟦⏭⏹
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah .
👇👇👇👇👇👇
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/FwiHBT8EW-s3NWRk | 39 |
| 8 | 🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/D0-p5U53L94wMmRk | 25 |
| 9 | 🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/D0-p5U53L94wMmRk | 36 |
| 10 | 🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/D0-p5U53L94wMmRk | 23 |
| 11 | Asc saxiibayaal
Please 🙏 ayeeyo aya iga xanuunsan in mudo ah igu sooduceya in Alle icafiyo
Thanks 🙏 😍 | 518 |
| 12 | Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0 | 44 |
| 13 | Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0 | 24 |
| 14 | HOOYO;Allaw si fiifan ayay noosoo barbaarisay,wax badan waynooosoo jeeday,Allaw abaal uga dhig jannada Fardawsa iyo inay farxad ku noolaato.
(: @oraahyo. | 443 |
| 15 | Xadiis | 1 |
| 16 | Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0 | 28 |
| 17 | Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0 | 41 |
| 18 | Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0 | 105 |
| 19 | Hertzel wuu la shiray Suldaanka ka dib kulan ay soo abaabuleen dowladaha Ingiriiska, Faransiiska iyo Jarmalku. Hertzel wuxuu u soo bandhigay Suldaankii in Yahuudda iyo banigiyadoodu diyaar u yihiin inay Khilaafada ka bixiyaan daynta cuslaysay ee reer Yurub ku leeyihiin.
Suldaan Cabdixamiid wuu diiday wuxuuna yidhi kalmaddiisii caanka ahayd "Falastiin anigu ma lihi, ee waxa iska leh Muslimiinta".
12- Arrinkani wuxuu keeni doonaa muran-diimeed iyo fatwooyin kala fog oo dhalin doona khilaaf iyo is afgaranwaa cakiran, waxa ka dhalan doonta xaalado iyo duruufo diini ah oo ay adkaan doonto in xal loo helaa.
Dhibaatooyin badan oo arlada Carabta ku dhacay ilaa mantana jira, oo ku salaysan fahan -diimeedyo iska soo hor jeedaa, waxay la kowsadeen maalintii ciidamada macatablaydu cagta dhigeen dalka Ciraaq.
13- Haddaba, anigoo dareemaya waajibka iga saaran dadkayga iyo dhulkayga, oo kaashanaya intaan ka aqaano diintayda iyo khibradda aan u leeyahay taariikhda iyo siyaasadaha dunida, isla markaana og in xisaab iyo su'aal aakhiro iga dambayso waxaan leeyahay:
a) Diin ahaan iyo caqli ahaanba waan ka soo horjeedaa in dowladda Itoobiya la siiyo ama laga kiriiyo qayb ka mid ah dhulka iyo badda Muslimiinta.
b) Wax walba oon halkan aan ku qoray waxaan ku doonayaa raalida Rabigay caza wa jalla iyo inaan ka badbaado su'aasha aakhiro.
C) Aniga ayaa is matalaya, waayo xubin kama ihi jamaaco diini ah iyo xisbi siyaasi ah midna.
d) Waxaan rajynayaa in farriintayda la maqlo oon dhagaha laga furaysan, waxa igu wayn danta iyo maslaxadda ummaddayda iyo dhulka Muslimiinta.
e) Waxaan Allaah caza wa jalla ka baryayaa inuu fariintaydan gaadhsiiyo facyaalka dhalan doona ee isku dayi doona inay fahmaan dhacdadan, iyo si ay u ogaadaan inay jireen rag diiday in baddooda la siiyo Nasaarada Itoobiya.
14- Soomaalidii hore waxay ka ducaynsan jireen gaalnimo iyo gunnimo, ee Rabbi caza wa jalla labadaba ha inaga badbaadiyo.
Allaah ayaa towfiiqda bixiya
Wixii talo ah halkan nagul soo wadaag. Asxpta qaliga ah mahdsanidin dhaman wllky wllshy
@cabdale08 | 473 |
| 20 | Riyadii Mililik Iyo Xaylesalaase:
___
Waxa Qoray Sh.Maxamed Sh.Cabdiraxmaan Kaariye
1- Bal is waydii waxa ay Falastiinida iyo Yahuuddu isku haystaan?
Maxaa keenay Duufaan al-Aqsaa?
Maxay Yahuuddu u gumaadayaan Muslimiinta reer Qasa?
Maxay reer Qasa u diidan yihiin inay ka baxaan dhulkooda oo ay dagaalka ugula jiraan Yahuudda?
2- Jawaabta kaliya ee soo baxaysaa waa in dhulka Muslinku uu yahay lama taabtaan, sidaa awgeed ayay culimadu isku waafaqeen in dhulka ay gaaladu ka dhacday Muslimiinta la soo ceshado sida Falastiin.
3- Qarniyo ayay Itoobiya ku taamaysay inay qayb ka hesho badda cas, waxay ahayd Istiraatajiyad aan marna ka bixin garaadka madaxda Itoobiya ee Nasaarada ah. Waa riyadii Mililik, Xayle Salaase, Mangeste iyo Males. Maantana Aby ayaa qorsheeyay inuu xaqiijiyo riyadaa, Xayle salaase ayaa laga hayaa inuu yidhi " Haddaan anigu heli waayo caruurtayda ayaa heli doonta".
4- Aby wuxuu hore u sheegay una caddeeyay in Itoobiya bad ku heli doonto si militari ama si diblomaasi ah. Aynu ogaano in diblomaasiyadda ay Itoobiya ku qaadanayso baddeenu tahay diblomaasiyad hubaysan oo xoog sheegasho ah. Damaca Itoobiya waa bad ay qaataan oo ay yeesheen, aragti Istiraatiiji ah oo fogna way ka leeyihiin arrinkan.
5- Itoobiya waa Israa'iilta Geeska Afrika, waxa intaa u raaca maanta inay tahay awood goboleed "regional power" xoog leh, markay ku fashilanto siyaasadda iyo dimlomaasiyadda kama waabato inay danaheeda qowmiyadeed ku xaqiijiso awood militari. Taana waxa kaaga daliil ah dagaaladay ka gashay mandaqadda, waxa kale oo kuu caddaynaya in Aby aanu afka ka dhowrin oo uu yidhi haddii ay Itoobiya bad ku heli waydo wada-hadal siyaasi ah waxay ku dooni doontaa qaab militari.
6- Itoobiya oo badda cas ka hesha saldhig miltari waxay ina galinaysaa gumaysi dadban, waxa kale oo ay keenaysaa halis soo food saarta qayb wayn oo ka mid ah Dunida Islaamka khaasatan Maka iyo Madiina, waxa kale oo ay keenaysaa in Israa'iil kaga duusho dhulal Muslim ah, mana qarsoona xidhiidhka qotoda dheer ee ka dhaxeeya Itoobiyada Nasaarada ah iyo Israa'iilta Zahyuuniga ah.
7- Waa xaaraan maqdac ah in dhul Islaameed la siiyo dowlad gaalo ah sida Itoobiya.
8- Kirayntu iyana mid meesha taala maaha, waa maxay caqliga odhanaya bad ama dhul Islaameed saldhig miltari ha laga siiyo dowlad gaalo ah, oo taariikh ahaan horor ku ahayd Muslimiinta Geeska Afrika? Sidoo kale ma qarsadaan mufakiriinta, aqoonyahanka, siyaasiyiinta iyo madaxda Itoobiya inay taatiikh ahaan u leeyihiin qaybo ka mid ah dhulkeena!
9- Qodobka lixaad wuxuu i xasuusiyay in waqtigii xarakada Daalibaan iyo dowladda Maraykanka ay wadahadaladu uga socdeen magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ayay Ameerikaanku gabagabdii shirarkaa waydiisteen Daalibaan in dhowr sano ay ku sii lahaadaan saldhig militari Afqaanistaan dhexdeeda ka dibna ay baxaan Afqaanistaan.
Daalibaan arinkaas way diiday, waxa se cajjib ahayd jawaabta ay siiyeen Ameerikaanka oo ahayd aanu idin siinee idinkuna saldhig militari naga siiya Ameerika !
10- Hadday Itoobiya gacanta ku dhigto baddeena , kuma talo jirto inay ka bixi doonto, balse waxay ka leedahay istiraatajiyad dheer oo halis ku noqon doonta caruurteena iyo facyaalka soo socda, waxayna ku dambayn doontaa halkay mareen Howd iyo Reserve Area!
11- Waxa igu soo xaadiray anigoo maqlaya ictiraaf iyo in saami laga helo Sharkadda diyaaradaha ee Itoobiya ayaa lagu beddeshay badda, mowqifkii sharafta iyo karaamada huwanaa ee Suldaan Cabdixamiidkii Labaad ka is taagay dhulka Falastiin ee hoyga u ah magaalada al-Qudus iyo Masjid al-Aqsaa. Waxay ahayd markii madaxii Xarakada Caalamiga ee Zahyuuniyadda ee Hertzel ka dalbay Suldaanka inuu ogalaado in Yahuudda dunida ku kala filiqsan dhul ka siiyo Falastiin. Waqtigaasi Cusmaaniyiintu aad ayay u tamar darnaayeen ilaa xad Galbeedku ku magacaabeen (The Sick Man of Europe) oo ah Ninkii Bukay ee Yurub. Sidoo kale Khilaafada daciiftay waxa dusha ka saarnayd dayn badan oo ay ku lahaayeen dowladaha reer Yurub. | 352 |
