fa
Feedback
Su'aalo.

Su'aalo.

رفتن به کانال در Telegram

Kanaalka waxaad ka helaysaa su'aalo iyo jawaabo afsoomaali ku qoran.

نمایش بیشتر
4 250
مشترکین
-124 ساعت
-127 روز
+2630 روز

در حال بارگیری داده...

ابر برچسب‌ها
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
سپتامبر '24
سپتامبر '24
+12
در 0 کانال‌ها
اوت '24
+108
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '24
+46
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '24
+28
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '24
+171
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '24
+224
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '24
+294
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '24
+367
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '24
+315
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '23
+63
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '23
+10
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '23
+36
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '23
+24
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '23
+30
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '23
+23
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '23
+25
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '23
+16
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '23
+41
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '23
+53
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '23
+24
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '23
+32
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '22
+42
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '22
+43
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '22
+42
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '22
+52
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '22
+75
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '22
+143
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '22
+141
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '22
+103
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '22
+186
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '22
+243
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '22
+160
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '22
+169
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '21
+139
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '21
+178
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '21
+229
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '21
+253
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '21
+497
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '21
+501
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '21
+446
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '21
+205
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '21
+1 315
در 0 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
25 سپتامبر0
24 سپتامبر0
23 سپتامبر0
22 سپتامبر0
21 سپتامبر0
20 سپتامبر+1
19 سپتامبر+1
18 سپتامبر+1
17 سپتامبر0
16 سپتامبر+1
15 سپتامبر0
14 سپتامبر0
13 سپتامبر+1
12 سپتامبر+2
11 سپتامبر0
10 سپتامبر0
09 سپتامبر0
08 سپتامبر0
07 سپتامبر+2
06 سپتامبر0
05 سپتامبر+2
04 سپتامبر0
03 سپتامبر0
02 سپتامبر+1
01 سپتامبر0
پست‌های کانال
اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎ DHAMAN DADKA KU JIRA groupka       SALAN KADIP   DHAMAN ASXPTA QALIGA AH WAXAAN   OGAYSIINAYNAA   IN AAY DIB U BILAABAN  DOONAN SU AALIHII KA BIXI JIRAY HALKAN LAG BILAABO     BARI 13/5/2024 MARKAY SACADU THY  9:30  waxaan soo galin doona    2 SU aalood inshallah  Halga raali  noqdo    intiii aan kala maqnayan 🙏🙏🙏🙏🙏 Wixii talo ah halkan ku soo dire inshallah         @cabdale08

2
🔴🔴 KULMIS 🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 89 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/BpPiIVePoKliZGY0
39
3

14
4
🔤🔤🔤🔤🔤🔤 Linkigan hoose  waxa ku jira 83 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/935L81TTlnJmZjdk
19
5
Linkigan hoose waxa ku jira 78 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/FTnqwIWxnhdmOTU0
12
6

56
7
⏹⏭🟦🟨🟨🟨🟨🟨🟨🟨🟨🟦⏭⏹ Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/FwiHBT8EW-s3NWRk
39
8
🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜 Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/D0-p5U53L94wMmRk
25
9

36
10

23
11
Asc saxiibayaal Please 🙏 ayeeyo aya iga xanuunsan in mudo ah igu sooduceya in Alle icafiyo Thanks 🙏 😍
518
12
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0
44
13

24
14
HOOYO;Allaw si fiifan ayay noosoo barbaarisay,wax badan waynooosoo jeeday,Allaw abaal uga dhig jannada Fardawsa iyo inay farx
HOOYO;Allaw si fiifan ayay noosoo barbaarisay,wax badan waynooosoo jeeday,Allaw abaal uga dhig jannada Fardawsa iyo inay farxad ku noolaato. (: @oraahyo.
443
15
Xadiis
1
16
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0
28
17

41
18

105
19
Hertzel wuu la shiray  Suldaanka ka dib kulan ay soo abaabuleen dowladaha Ingiriiska,  Faransiiska iyo Jarmalku. Hertzel wuxuu u soo bandhigay Suldaankii in Yahuudda iyo banigiyadoodu diyaar u yihiin  inay Khilaafada ka bixiyaan daynta cuslaysay ee reer Yurub ku leeyihiin. Suldaan Cabdixamiid wuu diiday wuxuuna yidhi kalmaddiisii caanka ahayd "Falastiin anigu ma lihi, ee waxa iska leh Muslimiinta". 12- Arrinkani wuxuu keeni doonaa muran-diimeed iyo fatwooyin kala fog oo dhalin doona  khilaaf iyo is afgaranwaa cakiran, waxa ka dhalan doonta xaalado iyo duruufo diini ah oo ay adkaan doonto in xal loo helaa. Dhibaatooyin badan oo arlada Carabta ku dhacay ilaa mantana jira, oo ku  salaysan  fahan -diimeedyo iska soo hor jeedaa, waxay la kowsadeen maalintii ciidamada macatablaydu cagta dhigeen dalka Ciraaq. 13- Haddaba, anigoo dareemaya waajibka iga saaran dadkayga iyo dhulkayga, oo kaashanaya intaan  ka aqaano diintayda iyo khibradda aan u leeyahay taariikhda iyo siyaasadaha dunida, isla markaana og in xisaab iyo su'aal aakhiro iga dambayso waxaan leeyahay: a) Diin ahaan iyo caqli ahaanba waan ka soo horjeedaa in dowladda Itoobiya la siiyo ama laga kiriiyo qayb ka mid ah dhulka iyo badda Muslimiinta. b) Wax walba oon halkan aan ku qoray waxaan ku doonayaa raalida Rabigay caza wa jalla iyo inaan ka badbaado su'aasha aakhiro. C) Aniga ayaa is matalaya, waayo xubin kama ihi jamaaco diini ah iyo xisbi siyaasi ah midna. d) Waxaan rajynayaa in farriintayda la maqlo oon dhagaha laga furaysan, waxa igu wayn danta iyo maslaxadda ummaddayda iyo dhulka Muslimiinta. e) Waxaan Allaah caza wa jalla ka baryayaa inuu fariintaydan gaadhsiiyo facyaalka dhalan doona ee isku dayi doona inay fahmaan dhacdadan, iyo si ay u ogaadaan inay jireen rag diiday in baddooda la siiyo Nasaarada Itoobiya. 14- Soomaalidii hore waxay ka ducaynsan jireen gaalnimo iyo gunnimo, ee Rabbi caza wa jalla labadaba ha inaga badbaadiyo. Allaah ayaa towfiiqda bixiya Wixii talo ah halkan nagul soo wadaag. Asxpta qaliga ah mahdsanidin dhaman wllky wllshy @cabdale08
473
20
Riyadii Mililik Iyo Xaylesalaase: ___ Waxa Qoray Sh.Maxamed Sh.Cabdiraxmaan Kaariye 1- Bal is waydii waxa ay Falastiinida iyo Yahuuddu isku haystaan? Maxaa keenay Duufaan al-Aqsaa? Maxay Yahuuddu u gumaadayaan Muslimiinta reer Qasa? Maxay reer Qasa u diidan yihiin inay ka baxaan dhulkooda oo ay dagaalka ugula jiraan Yahuudda? 2- Jawaabta kaliya ee soo baxaysaa waa in dhulka Muslinku uu yahay lama taabtaan, sidaa awgeed ayay culimadu isku waafaqeen in dhulka ay gaaladu ka dhacday Muslimiinta la soo ceshado sida Falastiin. 3- Qarniyo ayay Itoobiya ku taamaysay inay qayb ka hesho badda cas, waxay ahayd Istiraatajiyad aan marna ka bixin garaadka madaxda Itoobiya ee Nasaarada ah. Waa riyadii Mililik, Xayle Salaase,  Mangeste iyo Males. Maantana Aby ayaa  qorsheeyay inuu xaqiijiyo riyadaa, Xayle salaase ayaa laga hayaa inuu yidhi " Haddaan anigu heli waayo caruurtayda ayaa heli doonta". 4- Aby wuxuu hore u sheegay una caddeeyay in Itoobiya bad ku heli doonto si militari ama si diblomaasi ah. Aynu ogaano in diblomaasiyadda ay Itoobiya ku qaadanayso baddeenu tahay diblomaasiyad hubaysan oo xoog sheegasho ah. Damaca Itoobiya waa bad ay qaataan oo ay yeesheen, aragti Istiraatiiji ah oo fogna way ka leeyihiin  arrinkan. 5- Itoobiya waa Israa'iilta Geeska Afrika, waxa intaa u raaca maanta inay tahay awood goboleed "regional  power" xoog leh,  markay ku fashilanto siyaasadda iyo dimlomaasiyadda kama waabato  inay danaheeda qowmiyadeed ku xaqiijiso awood militari. Taana waxa kaaga daliil ah dagaaladay ka  gashay mandaqadda, waxa kale oo kuu caddaynaya in Aby aanu afka ka dhowrin oo uu yidhi haddii ay Itoobiya bad ku heli waydo wada-hadal siyaasi ah waxay ku dooni doontaa qaab militari. 6- Itoobiya oo badda cas ka hesha saldhig miltari waxay ina galinaysaa gumaysi dadban, waxa kale oo ay keenaysaa halis soo food saarta qayb wayn oo ka mid ah Dunida Islaamka khaasatan Maka iyo Madiina, waxa kale oo ay  keenaysaa in Israa'iil kaga duusho dhulal Muslim ah, mana qarsoona xidhiidhka qotoda dheer ee ka dhaxeeya Itoobiyada Nasaarada ah iyo Israa'iilta Zahyuuniga ah. 7- Waa xaaraan maqdac ah in dhul Islaameed la siiyo dowlad gaalo ah sida Itoobiya. 8- Kirayntu iyana mid meesha taala maaha, waa maxay caqliga odhanaya bad ama dhul Islaameed saldhig miltari ha laga siiyo dowlad gaalo ah,  oo taariikh ahaan horor ku ahayd Muslimiinta Geeska Afrika? Sidoo  kale ma qarsadaan mufakiriinta, aqoonyahanka, siyaasiyiinta iyo madaxda Itoobiya inay taatiikh ahaan u leeyihiin qaybo ka mid ah dhulkeena! 9- Qodobka lixaad wuxuu i xasuusiyay in waqtigii xarakada Daalibaan iyo dowladda Maraykanka ay wadahadaladu uga socdeen magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ayay Ameerikaanku gabagabdii  shirarkaa waydiisteen Daalibaan in dhowr sano ay ku sii lahaadaan saldhig militari Afqaanistaan dhexdeeda ka dibna ay  baxaan Afqaanistaan. Daalibaan arinkaas way diiday, waxa se cajjib ahayd jawaabta ay siiyeen Ameerikaanka oo ahayd  aanu idin siinee idinkuna saldhig militari naga siiya Ameerika ! 10- Hadday Itoobiya gacanta ku dhigto baddeena , kuma talo jirto  inay ka bixi doonto, balse waxay ka leedahay istiraatajiyad  dheer oo halis ku noqon doonta caruurteena iyo facyaalka soo socda, waxayna ku dambayn doontaa  halkay mareen Howd iyo Reserve Area! 11-  Waxa igu soo xaadiray anigoo maqlaya ictiraaf  iyo in saami laga helo Sharkadda diyaaradaha ee Itoobiya ayaa lagu beddeshay badda,  mowqifkii sharafta iyo karaamada huwanaa ee Suldaan Cabdixamiidkii Labaad ka is taagay dhulka Falastiin ee hoyga u ah magaalada al-Qudus iyo Masjid al-Aqsaa. Waxay ahayd  markii madaxii  Xarakada Caalamiga ee Zahyuuniyadda ee Hertzel ka dalbay Suldaanka inuu ogalaado in Yahuudda dunida ku kala filiqsan dhul ka siiyo Falastiin. Waqtigaasi Cusmaaniyiintu aad ayay u tamar darnaayeen ilaa xad Galbeedku ku magacaabeen (The Sick Man of Europe) oo ah Ninkii Bukay ee Yurub. Sidoo kale Khilaafada  daciiftay waxa dusha ka saarnayd dayn badan oo ay ku lahaayeen dowladaha reer Yurub.
352