es
Feedback
Qoraal✍ mudan Qaadasho💯

Qoraal✍ mudan Qaadasho💯

Ir al canal en Telegram

Halkaan waxaad Ka heli Kartaa Qoraal ku cajab Giliya. saaxib la Noqo wax aqrinta oo nala saaxib 🙏

Mostrar más
8 583
Suscriptores
-624 horas
-497 días
-20130 días
Archivo de publicaciones
Hambalyo 1-da Luulyo, Ummadda Soomaaliyeed oo dhan! 🇸🇴 Maanta waa maalin taariikhi ah oo astaan u ah midnimada, gobannimada iyo rajada shacabka Soomaaliyeed. Waxaan Alle uga baryeynaa inuu dalkeenna ku mannaysto nabad waarta, amni, horumar iyo barwaaqo, isla markaana uu mideeyo quluubta shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Qaran xooggan wuxuu ku dhismaa midnimo, wadajir iyo jacaylka dalkiisa. Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Ilaahay ha barakeeyo Soomaaliya, hana ka dhigo dal nabad, caddaalad iyo horumar ku naalooda. Hambalyo 1-da Luulyo! Soomaaliya ha noolaato. 🇸🇴❤️

Hamablayo somali weyn🇸🇴🫡
Hamablayo somali weyn🇸🇴🫡

Jawiga muqdisho. Alxm iyo Roobku waa raxmad, jawiguna waa farxad. Maalin kasta oo Eebbe kuu waabariisiyo waa fursad cusub oo
Jawiga muqdisho. Alxm iyo Roobku waa raxmad, jawiguna waa farxad. Maalin kasta oo Eebbe kuu waabariisiyo waa fursad cusub oo nolosha lagu qurxiyo.” 🌧️🤍

“Qof walba wuu tagi karaa… laakiin ma wada qaadan karo xanuunka uu ka tago. 🖤🥀”

💔 Mararka qaar jacaylku laba qof isku si uma dhaawaco… Adiga waxaa laga yaabaa inaad haysato qof kale oo qalbigaaga buuxiyay, laakiin aniga cid kale ma hayo. Adiga waxaa laga yaabaa inuu kuugu egyahay madax-xanuun oo keliya, adigoo go’aansaday inaadan sii wadin xiriirka. Laakiin aniga, dhamaadkiisu wuxuu ii noqday murugo, qalbi xanuun, iyo xusuus aan weli iga dhammaan. Qofka wax badan jeclaada mar walba waa kan dhaawaca ugu weyn qaata. Mararka qaar, macasalaamada hal qof waxay u tahay bilow cusub… halka qofka kale ay u tahay murugo uu muddo dheer la noolaado. 🖤🥀

Mararka qaar Iska dhigistu waa gaashaan, jacaylkuna waa sir aan indhaha laga qarin karin.

Qoraal mudan qaadasho✍️
Qoraal mudan qaadasho✍️

Saaxibada qoraal mudan qaadasho telegram Maku shaqeenayaah dhowr fariimo ayaa iso garay saakay ✍️

Waxaad noqonaysaa qofka aad maalin kasta ku celceliso inaad tahay
Waxaad noqonaysaa qofka aad maalin kasta ku celceliso inaad tahay

Haddi aad rabto barashada qur.annka iyo. Hingaada la xariir number kaan 613579220. D.nashaad online qur.Aan
Haddi aad rabto barashada qur.annka iyo. Hingaada la xariir number kaan 613579220. D.nashaad online qur.Aan

Waxaan rabaa dad badan oo leh waa kaas Passport Soomaali ah wax ma taro, horta ma ogtihiin in Cumar la siiyay visaha Dal kugalka Mareykanka oona ku dhoofay Passportkaas , balse ciladu Noqotay galista gudaha sababa la xariira Baaritaanka ay marsiiyeen . Xasuuso Weeraryahanka Ciraaq in 7saac la baaraayay kadibna loo ogalaaday, garsooraha passport ma eersan ee waa baarista kadib inay diideen inui gudaha ugalo . Hadda waxaa noo banaan inaan maamusno un soona dhaweyno, ee dadaal ma yareen ee Ameerika sidaas iska noqotay iyo Trump

Allow no siyaadi nabada iyo nimcooyinkaga 🤍⏰
+1
Allow no siyaadi nabada iyo nimcooyinkaga 🤍⏰

أَفَلَا يَنظُرُونَ إِلَى الْإِبِلِ كَيْفَ خُلِقَتْ
+1
أَفَلَا يَنظُرُونَ إِلَى الْإِبِلِ كَيْفَ خُلِقَتْ

Ciid. Wanaaagsan
Ciid. Wanaaagsan

‏لَا إِلٰهَ إِلَّا اللَّهُ، وَلَا نَعْبُدُ إِلَّا إِيَّاهُ، مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ وَلَوْ كَرِهَ الْكَافِرُونَ.
‏لَا إِلٰهَ إِلَّا اللَّهُ، وَلَا نَعْبُدُ إِلَّا إِيَّاهُ، مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ وَلَوْ كَرِهَ الْكَافِرُونَ.

﴿ رَبَّنَا هَبْ لَنَا مِنْ أَزْوَاجِنَا وَذُرِّيَّاتِنَا قُرَّةَ أَعْيُنٍ وَاجْعَلْنَا لِلْمُتَّقِينَ إِمَامًا ﴾
﴿ رَبَّنَا هَبْ لَنَا مِنْ أَزْوَاجِنَا وَذُرِّيَّاتِنَا قُرَّةَ أَعْيُنٍ وَاجْعَلْنَا لِلْمُتَّقِينَ إِمَامًا ﴾

“Maalinta Carafo ha waydiisan Alle codsi yar oo caadi ah, waydiiso wax weyn oo qaali ah; isbeddel noloshaada beddela, mucjiso
“Maalinta Carafo ha waydiisan Alle codsi yar oo caadi ah, waydiiso wax weyn oo qaali ah; isbeddel noloshaada beddela, mucjiso aad rajaynayso. Fallaarta ducada Carafo idanka Alle way dhacdaa oo way rumoowdaa.”

“Alleeyow, maalinta Carafo ii sakhir dad igu xusa ducadooda kheyrka leh iyo niyadooda daacadda ah.”
“Alleeyow, maalinta Carafo ii sakhir dad igu xusa ducadooda kheyrka leh iyo niyadooda daacadda ah.”

Hal arin Dhamaan mustaqbal ka wanaagsan iyo nooca shaqa Aad rajeyneysid ilaahay ayaa qoray mid kaliya samey. Iska hilmaam xasuusihi tagay ku nolow raja cibaada ah. Hadda ayaad heli doonta dhamana riyooyinkaaga ✍️