uk
Feedback
Qoraal✍ mudan Qaadasho💯

Qoraal✍ mudan Qaadasho💯

Відкрити в Telegram

Halkaan waxaad Ka heli Kartaa Qoraal ku cajab Giliya. saaxib la Noqo wax aqrinta oo nala saaxib 🙏

Показати більше
8 765
Підписники
-624 години
-607 днів
-16230 день
Архів дописів
Saaxibada qoraal mudan qaadasho telegram Maku shaqeenayaah dhowr fariimo ayaa iso garay saakay ✍️

Waxaad noqonaysaa qofka aad maalin kasta ku celceliso inaad tahay
Waxaad noqonaysaa qofka aad maalin kasta ku celceliso inaad tahay

Haddi aad rabto barashada qur.annka iyo. Hingaada la xariir number kaan 613579220. D.nashaad online qur.Aan
Haddi aad rabto barashada qur.annka iyo. Hingaada la xariir number kaan 613579220. D.nashaad online qur.Aan

Waxaan rabaa dad badan oo leh waa kaas Passport Soomaali ah wax ma taro, horta ma ogtihiin in Cumar la siiyay visaha Dal kugalka Mareykanka oona ku dhoofay Passportkaas , balse ciladu Noqotay galista gudaha sababa la xariira Baaritaanka ay marsiiyeen . Xasuuso Weeraryahanka Ciraaq in 7saac la baaraayay kadibna loo ogalaaday, garsooraha passport ma eersan ee waa baarista kadib inay diideen inui gudaha ugalo . Hadda waxaa noo banaan inaan maamusno un soona dhaweyno, ee dadaal ma yareen ee Ameerika sidaas iska noqotay iyo Trump

Allow no siyaadi nabada iyo nimcooyinkaga 🤍⏰
+1
Allow no siyaadi nabada iyo nimcooyinkaga 🤍⏰

أَفَلَا يَنظُرُونَ إِلَى الْإِبِلِ كَيْفَ خُلِقَتْ
+1
أَفَلَا يَنظُرُونَ إِلَى الْإِبِلِ كَيْفَ خُلِقَتْ

Ciid. Wanaaagsan
Ciid. Wanaaagsan

‏لَا إِلٰهَ إِلَّا اللَّهُ، وَلَا نَعْبُدُ إِلَّا إِيَّاهُ، مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ وَلَوْ كَرِهَ الْكَافِرُونَ.
‏لَا إِلٰهَ إِلَّا اللَّهُ، وَلَا نَعْبُدُ إِلَّا إِيَّاهُ، مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ وَلَوْ كَرِهَ الْكَافِرُونَ.

﴿ رَبَّنَا هَبْ لَنَا مِنْ أَزْوَاجِنَا وَذُرِّيَّاتِنَا قُرَّةَ أَعْيُنٍ وَاجْعَلْنَا لِلْمُتَّقِينَ إِمَامًا ﴾
﴿ رَبَّنَا هَبْ لَنَا مِنْ أَزْوَاجِنَا وَذُرِّيَّاتِنَا قُرَّةَ أَعْيُنٍ وَاجْعَلْنَا لِلْمُتَّقِينَ إِمَامًا ﴾

“Maalinta Carafo ha waydiisan Alle codsi yar oo caadi ah, waydiiso wax weyn oo qaali ah; isbeddel noloshaada beddela, mucjiso
“Maalinta Carafo ha waydiisan Alle codsi yar oo caadi ah, waydiiso wax weyn oo qaali ah; isbeddel noloshaada beddela, mucjiso aad rajaynayso. Fallaarta ducada Carafo idanka Alle way dhacdaa oo way rumoowdaa.”

“Alleeyow, maalinta Carafo ii sakhir dad igu xusa ducadooda kheyrka leh iyo niyadooda daacadda ah.”
“Alleeyow, maalinta Carafo ii sakhir dad igu xusa ducadooda kheyrka leh iyo niyadooda daacadda ah.”

Hal arin Dhamaan mustaqbal ka wanaagsan iyo nooca shaqa Aad rajeyneysid ilaahay ayaa qoray mid kaliya samey. Iska hilmaam xasuusihi tagay ku nolow raja cibaada ah. Hadda ayaad heli doonta dhamana riyooyinkaaga ✍️

Dhamaan caqabadkasta adiga ayey kuu gaar yihiin. Xalintooduna ilaahay baa haayo ma jirto cid. Ka saari karto dhibta Aan ilaahay aheyn marka sidaa dartooda so ma haboona inaad xirir wacan la yeelatid ilaahy. Si uu u xaliyo Dhamaan amuurahaaga ⏰

Haddii aad rabto inaad ku liibaanto labada daarood — adduunka iyo aakhiroba — markaas badi salaadda iyo ku salinta Nabi Maxam
Haddii aad rabto inaad ku liibaanto labada daarood — adduunka iyo aakhiroba — markaas badi salaadda iyo ku salinta Nabi Maxamed ﷺ.”

photo content

So daawo Waa Muqaal xiiso leh
So daawo Waa Muqaal xiiso leh

Hadda ubahantahay online qur.aan kala xiriir number Kaan 613579220
Hadda ubahantahay online qur.aan kala xiriir number Kaan 613579220

Jawiga roobka I yo. Maalintiisa waxaa dhax ahaadey faaidooyin badan ay ka mid tahay in ilaahay aqbalaayo ducada ha hilmaamin
Jawiga roobka I yo. Maalintiisa waxaa dhax ahaadey faaidooyin badan ay ka mid tahay in ilaahay aqbalaayo ducada ha hilmaamin Duceyso ilaahay Hana siyo waxey nafta rabto ilaahayna Raali ka yahay 🤍✍️