460
Subscribers
+124 hours
No data7 days
+830 days
Data loading in progress...
Similar Channels
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
July '26
July '26
+12
in 1 channels
June '26
+7
in 0 channels
Get PRO
May '26
+6
in 0 channels
Get PRO
April '26
+9
in 0 channels
Get PRO
March '26
+5
in 0 channels
Get PRO
February '26
+18
in 0 channels
Get PRO
January '26
+39
in 1 channels
Get PRO
December '25
+55
in 1 channels
Get PRO
November '25
+211
in 22 channels
Get PRO
October '25
+78
in 22 channels
Get PRO
September '250
in 43 channels
Get PRO
August '25
+112
in 20 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 28 July | +1 | |||
| 27 July | 0 | |||
| 26 July | 0 | |||
| 25 July | 0 | |||
| 24 July | 0 | |||
| 23 July | 0 | |||
| 22 July | +1 | |||
| 21 July | +1 | |||
| 20 July | +1 | |||
| 19 July | +1 | |||
| 18 July | 0 | |||
| 17 July | 0 | |||
| 16 July | 0 | |||
| 15 July | 0 | |||
| 14 July | 0 | |||
| 13 July | +1 | |||
| 12 July | 0 | |||
| 11 July | 0 | |||
| 10 July | +5 | |||
| 09 July | +1 | |||
| 08 July | 0 | |||
| 07 July | 0 | |||
| 06 July | 0 | |||
| 05 July | 0 | |||
| 04 July | 0 | |||
| 03 July | 0 | |||
| 02 July | 0 | |||
| 01 July | 0 |
Channel Posts
Xasuusin 💫
1. Haddii Suuratul-Faatiha ay tahay shifo.
2. Akhrinta Suuratul-Baqarah ay tahay barako.
3. Suuratul-Mulk ay tahay badbaado.
4. Suuradaha Al-Mu‘awwidhat (Falaq iyo Naas) ay yihiin gaashaan difaac ah.
5. Aayatul-Kursi ay tahay ilaalin ka dhan ah sharka iyo jinniyada.
6. Labada aayadood ee ugu dambeeya Suuratul-Baqarah ay yihiin kuwa ku filan qofka in ay ka difaacaan wax kasta oo dhib ah.
➡️ Marka sidee buu noqonaya xaaladda qofka Quraanka oo dhan akhriya oo joogteeya ? ✨
| 2 | ✍️ 💯 | 78 |
| 3 | Qiimahaaga garo marka koobaad si ay dadku Qiimahaaga u'ogaadan
#jimco_mubarak | 79 |
| 4 | Digniin Digniin ⚠️ ⚠️
Iska ilaaliya na iska huboya link yada liidin soo diraa, xitaa sxbkaa haduu kuusoo diro,
maalhaan waxa saa'id leesaga jabshanooyaa TELEGRAM ka | 104 |
| 5 | Subax wanaagsan
Jimco Mubaarak | 117 |
| 6 | Asc asxaabta qiimaha badan oo halkaan kuu saaxibnay maantay waa maalin jimco ah
*Saliga Nabiga scw aan badino* | 134 |
| 7 | Saddex shay waa inaad ka dhisnaataa si aad u noqoto qof dhammaystiran.
1. Diintaada
Diintaada:waa aasaaska ugu muhiimsan ee noloshaada. Diintu waxay kugu hagi doontaa inaad noqoto qof wanaagsan oo la jaanqaadi kara bulshada, isla markaana aad u dhaqanto si waafaqsan qiyamka iyo dhaqankaaga diimeed. Waa inaad barataa diintaada si qoto dheer, si aad u fahanto waxa Eebbe kaa doonayo iyo sida ugu wanaagsan ee aad uga faa'iideysan karto noloshaada.
2. Takhasuskaaga
Takhasuskaaga: waa xirfadda (cilmi) aad ku fiican tahay, iyo meel aad si gaar ah ugu tabbabaran tahay. Waa muhiim inaad ka dhisnaato takhasus si aad u noqoto qof khibrad leh oo ku takhasusay meel gaar ah. Takhasusku wuxuu noqon karaa mid diini ah ama mid maadiya, laakiin waa inaad si joogto ah uga shaqeyso horumarkaaga.
3. Aqoon Guud
Aqoon guud: waxay tahay waxa kaa caawinaya inaad fahanto dunida kugu xeeran iyo xaaladaha kala duwan ee bulshooyinka iyo adduunka guud ahaan.
Gabagabo
Saddexdan qodob—diintaada,takhasuskaaga, iyo aqoon guud— waxay muhiim u yihiin horumarkaaga iyo sidii aad u noqon lahayd qof dhammaystiran oo wax-ku-ool ah. Qofka si fiican uga dhisnaada saddexdan dhinac wuxuu noqon doonaa qof ka fiicnaan doona naftiisa, bulshada, iyo nolosha guud Ahaan.
#AQOONPLUS 🧠 | 143 |
| 8 | Eid Mubarak dhammaan u'madda somaliyeed
Gaar ahaan walaalaha halkaan aan ku saa xibnay. | 95 |
| 9 | Maalin wanaagsan.
Talada maanta:
𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝘄𝗮𝘅 𝘄𝗮𝗱𝗼 𝗲𝗲𝗱 𝘀𝗼𝗰𝗼𝘁𝗼 𝗲𝗲𝗱 𝗱𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹𝗲𝘆𝘀𝗼, 𝗮𝘆𝗲𝘆 𝗿𝗮𝗷𝗼 𝗷𝗶𝗿𝘁𝗮, 𝗵𝗮 𝗿𝗮𝗷𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗴𝗶𝗻! 👏🏾 | 107 |
