ch
Feedback
AQOON PLUS 🧠

AQOON PLUS 🧠

前往频道在 Telegram

Halgan, Aqoon,Dheerigilin

显示更多
460
订阅者
+124 小时
无数据7
+830

数据加载中...

相似频道
无数据
有任何问题?请刷新页面或联系我们的客服
标签云
无数据
有任何问题?请刷新页面或联系我们的客服
进出提及
---
---
---
---
---
---
吸引订阅者
七月 '26
七月 '26
+12
在1个频道中
六月 '26
+7
在0个频道中
Get PRO
五月 '26
+6
在0个频道中
Get PRO
四月 '26
+9
在0个频道中
Get PRO
三月 '26
+5
在0个频道中
Get PRO
二月 '26
+18
在0个频道中
Get PRO
一月 '26
+39
在1个频道中
Get PRO
十二月 '25
+55
在1个频道中
Get PRO
十一月 '25
+211
在22个频道中
Get PRO
十月 '25
+78
在22个频道中
Get PRO
九月 '250
在43个频道中
Get PRO
八月 '25
+112
在20个频道中
日期
订阅者增长
提及
频道
28 七月+1
27 七月0
26 七月0
25 七月0
24 七月0
23 七月0
22 七月+1
21 七月+1
20 七月+1
19 七月+1
18 七月0
17 七月0
16 七月0
15 七月0
14 七月0
13 七月+1
12 七月0
11 七月0
10 七月+5
09 七月+1
08 七月0
07 七月0
06 七月0
05 七月0
04 七月0
03 七月0
02 七月0
01 七月0
频道帖子
Xasuusin 💫 1. Haddii Suuratul-Faatiha ay tahay shifo. 2. Akhrinta Suuratul-Baqarah ay tahay barako. 3. Suuratul-Mulk ay taha
Xasuusin 💫 1. Haddii Suuratul-Faatiha ay tahay shifo. 2. Akhrinta Suuratul-Baqarah ay tahay barako. 3. Suuratul-Mulk ay tahay badbaado. 4. Suuradaha Al-Mu‘awwidhat (Falaq iyo Naas) ay yihiin gaashaan difaac ah. 5. Aayatul-Kursi ay tahay ilaalin ka dhan ah sharka iyo jinniyada. 6. Labada aayadood ee ugu dambeeya Suuratul-Baqarah ay yihiin kuwa ku filan qofka in ay ka difaacaan wax kasta oo dhib ah. ➡️ Marka sidee buu noqonaya xaaladda qofka Quraanka oo dhan akhriya oo joogteeya ? ✨

2
✍️ 💯
✍️ 💯
78
3
Qiimahaaga garo marka koobaad si ay dadku Qiimahaaga u'ogaadan #jimco_mubarak
79
4
Digniin Digniin ⚠️ ⚠️ Iska ilaaliya na iska huboya link yada liidin soo diraa, xitaa sxbkaa haduu kuusoo diro, maalhaan waxa saa'id leesaga jabshanooyaa TELEGRAM ka
104
5
Subax wanaagsan Jimco Mubaarak
117
6
Asc asxaabta qiimaha badan oo halkaan kuu saaxibnay maantay waa maalin jimco ah *Saliga Nabiga scw aan badino*
134
7
Saddex shay waa inaad ka dhisnaataa si aad u noqoto qof dhammaystiran. 1. Diintaada Diintaada:waa aasaaska ugu muhiimsan ee noloshaada. Diintu waxay kugu hagi doontaa inaad noqoto qof wanaagsan oo la jaanqaadi kara bulshada, isla markaana aad u dhaqanto si waafaqsan qiyamka iyo dhaqankaaga diimeed. Waa inaad barataa diintaada si qoto dheer, si aad u fahanto waxa Eebbe kaa doonayo iyo sida ugu wanaagsan ee aad uga faa'iideysan karto noloshaada. 2. Takhasuskaaga Takhasuskaaga: waa xirfadda (cilmi) aad ku fiican tahay, iyo meel aad si gaar ah ugu tabbabaran tahay. Waa muhiim inaad ka dhisnaato takhasus si aad u noqoto qof khibrad leh oo ku takhasusay meel gaar ah. Takhasusku wuxuu noqon karaa mid diini ah ama mid maadiya, laakiin waa inaad si joogto ah uga shaqeyso horumarkaaga. 3. Aqoon Guud Aqoon guud: waxay tahay waxa kaa caawinaya inaad fahanto dunida kugu xeeran iyo xaaladaha kala duwan ee bulshooyinka iyo adduunka guud ahaan. Gabagabo Saddexdan qodob—diintaada,takhasuskaaga, iyo aqoon guud— waxay muhiim u yihiin horumarkaaga iyo sidii aad u noqon lahayd qof dhammaystiran oo wax-ku-ool ah. Qofka si fiican uga dhisnaada saddexdan dhinac wuxuu noqon doonaa qof ka fiicnaan doona naftiisa, bulshada, iyo nolosha guud Ahaan. #AQOONPLUS 🧠
143
8
Eid Mubarak dhammaan u'madda somaliyeed Gaar ahaan walaalaha halkaan aan ku saa xibnay.
95
9
Maalin wanaagsan. Talada maanta: 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝘄𝗮𝘅 𝘄𝗮𝗱𝗼 𝗲𝗲𝗱 𝘀𝗼𝗰𝗼𝘁𝗼 𝗲𝗲𝗱 𝗱𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹𝗲𝘆𝘀𝗼, 𝗮𝘆𝗲𝘆 𝗿𝗮𝗷𝗼 𝗷𝗶𝗿𝘁𝗮, 𝗵𝗮 𝗿𝗮𝗷𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗴𝗶𝗻! 👏🏾
107