Red Sea Waves Crypto
Open in Telegram
Waa Madal Aad Ka Baranayso Suuqa Lacagaha Dhijitaalka ah iyo Aqoonta La Xidhiidha
Show more1 479
Subscribers
-124 hours
-57 days
-1930 days
Posts Archive
1 479
Repost from Red Sea Waves
Ciid Mubarak, Alle sannadkan sannadkiisa ha inagu gaadhsiiyo caafimaad iyo nabad qab, acmaashii bisha barakaysan ee Ramadaana Rabi ha inaga aqbalo
1 479
Repost from Red Sea Waves
Jimca Wanaagsan, waa maalin wayn ee aan badino Saliga Nabigeena Suuban
ุงูููู
ุตู ูุณูู
ูุจุงุฑู ุนูู ูุจููุง ู
ุญู
ุฏ
1 479
Repost from Red Sea Waves
Lacagaha dhijitaalka ah sifa bitcoin iyo alt coins, waxay u nugul yihiin dagaalada oo waa hanti xasaasi ah, waxaana suurta gala in ay hada ka hoos maraan halkay joogaan ee taxadar samee. Waxaa dheer waxaa socda cycle kii 6 biloodlaha ah oo ku eeg dhamaadka bisha March
1 479
Repost from Red Sea Waves
Ramadaan Kariim, Alle khayrkeeda ha ina siiyo, acmaasha wanaagsan, cibaadada suuban iyo khayrka Ramadaanta oo dhan Rabi ha inaga aqablo.
Bishan bisheedana Alle caafimaad, cimri dherer iyo dambi dhaaf ha inagu gaadhsiiyo.
1 479
Ha amban ku xidhnow Red Sea Waves
Si aadan u amban ๐, nagu xidhnow ๐ค
๐ Xaggee ayay u socdaan lacagaha dhijitaalka ah? ๐ฐ๐
๐ Maxaa laga filan karaa mustaqbalka? ๐ฎ
๐ Saadaashii ay Red Sea Waves samaysay 8 bilood ka horโmaxaa xigi kara hadda? โณ๐
๐ Dhammaan suโaalahan waxaan kaga jawaabaynaaโnala soco, isha Alle ๐โจ
๐ Raac link-gan:
https://x.com/RedSeaWavesFx
So you donโt miss out ๐, stay connected with us ๐ค
๐ Where are digital currencies heading? ๐ฐ๐
๐ What can be expected in the coming future waves? ๐ฎ
๐ What comes next after the forecast Red Sea Waves made eight months ago? โณ๐
๐ We will answer all these questionsโstay tuned, God willing ๐โจ
๐ Follow the link below:
https://x.com/RedSeaWavesFx
ููู ูุง ูููุชู ุดูุก ๐ุ ุงุจูู ุนูู ุชูุงุตู ู
ุนูุง ๐ค
๐ ุฅูู ุฃูู ุชุชุฌู ุงูุนู
ูุงุช ุงูุฑูู
ูุฉุ ๐ฐ๐
๐ ู
ุง ุงูุฐู ูู
ูู ุชูููุนู ูู ุงูู
ุฑุญูุฉ ุงููุงุฏู
ุฉุ ๐ฎ
๐ ู
ุง ุงูุฐู ูุฏ ูุญุฏุซ ุงูุขู ุจุนุฏ ุงูุชููุนุงุช ุงูุชู ูุฏูู
ุชูุง Red Sea Waves ูุจู ุซู
ุงููุฉ ุฃุดูุฑุ โณ๐
๐ ุณูุฌูุจ ุนู ุฌู
ูุน ูุฐู ุงูุฃุณุฆูุฉโุชุงุจุนููุงุ ุจุฅุฐู ุงููู ๐โจ
1 479
#Investment SOLANA hada waxey jogtaa qiimo fiican oo ku haboon in lagu maal kashado
#RedSeaWaves
1 479
Reero Bitcoin, raga lacagtan sameeyey waan garanaynaa ayaa ka soo muuqatay faylasha Epstein ee la shaaciyey, waxana intaas dheer in lacago cusub la samaynaayey. Cajiib sheekadii ahayd cidii samaysay lama.garanaayo hallaas bay ku saqiirtey.
๐ก๐๐
๐๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐พ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ ๐๐๐
๐๐ ๐ธ๐ฎ ๐ต๐ฎ๐ฑ๐น๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ณ๐ถ๐ธ๐ฟ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ป ๐ต๐ถ๐ป๐ฑ๐ถ๐๐ถ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐น๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ด ๐ฐ๐๐๐๐ฏ ๐ผ๐ผ ๐น๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐
๐ถ๐๐ผ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐๐๐ฟ๐๐ผ๐ด๐ฎ๐น๐ป๐ถ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐ป ๐น๐ฎ ๐๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฒ๐๐ผ ๐น๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ด ๐ฑ๐ต๐ถ๐ท๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐น ๐ฎ๐ต (๐๐ฟ๐๐ฝ๐๐ผ) ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ป ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐น๐ฎ๐ฎ๐บ๐ธ๐ฎ, ๐ถ๐๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ป๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฒ๐บ๐ฎ๐ถ๐น ๐ธ๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐พ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐ ๐๐ต๐ฒ๐ฒ๐ด๐ฎ๐ป๐ฎ๐๐ผ ๐ถ๐ป๐๐ ๐ด๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐๐ผ ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ถ๐ถ ๐๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฒ๐๐ฒ๐ ๐๐ถ๐๐ฐ๐ผ๐ถ๐ป.
1 479
Repost from Red Sea Waves
HAMBALYADA SANNADKA CUSUB 2026
Alle sannadkan sannadkiisa ha inagu gaadhsiiyo, caafimaad qab, cimri dherer iyo cibaado suuban. Aamiin
1 479
Repost from Red Sea Waves
Warweyn oo wanaagsan.
Ma ogtahay in aad isku xidhiidhin karto TrustWallet iyo Waafi, kaliya recovery key uun isticmaal, cajiib.
1 479
Repost from Red Sea Waves
Congratulations ๐
Hambalyo, waafi ayaa soo kordhisay in Zaadkaaga aad ku isricmaali karto crypto
1 479
Update: Xaalada Bitcoin iyo Solana, maxaa laga filan karaa?
https://vm.tiktok.com/ZMAwxwSwv/
1 479
Wax walba waxay ku socdaan dhaqaaq yadii aan ka filaynay, wixii update ah halkan ku xidhnow
1 479
Reero twitter baynaan ahaynee, bitcoin barigay soo kacaysay fursadahan waan dhigi jirney, waa xiligii bull run la sugaayey. ๐
Hadaan meesha camiranaynaa oo space kala kacsan halkaas ka abaabulaynaa ee ha naga hadhina.
Available now! Telegram Research 2025 โ the year's key insights 
