uz
Feedback
Red Sea Waves Crypto

Red Sea Waves Crypto

Kanalga Telegramโ€™da oโ€˜tish

Waa Madal Aad Ka Baranayso Suuqa Lacagaha Dhijitaalka ah iyo Aqoonta La Xidhiidha

Ko'proq ko'rsatish
1 479
Obunachilar
-124 soatlar
-57 kunlar
-1930 kunlar
Postlar arxiv
Repost from Red Sea Waves
Ciid Mubarak, Alle sannadkan sannadkiisa ha inagu gaadhsiiyo caafimaad iyo nabad qab, acmaashii bisha barakaysan ee Ramadaana
Ciid Mubarak, Alle sannadkan sannadkiisa ha inagu gaadhsiiyo caafimaad iyo nabad qab, acmaashii bisha barakaysan ee Ramadaana Rabi ha inaga aqbalo

Repost from Red Sea Waves
Jimca Wanaagsan, waa maalin wayn ee aan badino Saliga Nabigeena Suuban ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ
Jimca Wanaagsan, waa maalin wayn ee aan badino Saliga Nabigeena Suuban ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ

Repost from Red Sea Waves
Lacagaha dhijitaalka ah sifa bitcoin iyo alt coins, waxay u nugul yihiin dagaalada oo waa hanti xasaasi ah, waxaana suurta gala in ay hada ka hoos maraan halkay joogaan ee taxadar samee. Waxaa dheer waxaa socda cycle kii 6 biloodlaha ah oo ku eeg dhamaadka bisha March

Repost from Red Sea Waves
Ramadaan Kariim, Alle khayrkeeda ha ina siiyo, acmaasha wanaagsan, cibaadada suuban iyo khayrka Ramadaanta oo dhan Rabi ha in
Ramadaan Kariim, Alle khayrkeeda ha ina siiyo, acmaasha wanaagsan, cibaadada suuban iyo khayrka Ramadaanta oo dhan Rabi ha inaga aqablo. Bishan bisheedana Alle caafimaad, cimri dherer iyo dambi dhaaf ha inagu gaadhsiiyo.

Ha amban ku xidhnow Red Sea Waves Si aadan u amban ๐Ÿ””, nagu xidhnow ๐Ÿค ๐Ÿ‘‰ Xaggee ayay u socdaan lacagaha dhijitaalka ah? ๐Ÿ’ฐ๐Ÿ“Š
Ha amban ku xidhnow Red Sea Waves Si aadan u amban ๐Ÿ””, nagu xidhnow ๐Ÿค ๐Ÿ‘‰ Xaggee ayay u socdaan lacagaha dhijitaalka ah? ๐Ÿ’ฐ๐Ÿ“Š ๐Ÿ‘‰ Maxaa laga filan karaa mustaqbalka? ๐Ÿ”ฎ ๐Ÿ‘‰ Saadaashii ay Red Sea Waves samaysay 8 bilood ka horโ€”maxaa xigi kara hadda? โณ๐Ÿ“ˆ ๐Ÿ“Œ Dhammaan suโ€™aalahan waxaan kaga jawaabaynaaโ€”nala soco, isha Alle ๐Ÿ™โœจ ๐Ÿ”— Raac link-gan: https://x.com/RedSeaWavesFx So you donโ€™t miss out ๐Ÿ””, stay connected with us ๐Ÿค ๐Ÿ‘‰ Where are digital currencies heading? ๐Ÿ’ฐ๐Ÿ“Š ๐Ÿ‘‰ What can be expected in the coming future waves? ๐Ÿ”ฎ ๐Ÿ‘‰ What comes next after the forecast Red Sea Waves made eight months ago? โณ๐Ÿ“ˆ ๐Ÿ“Œ We will answer all these questionsโ€”stay tuned, God willing ๐Ÿ™โœจ ๐Ÿ”— Follow the link below: https://x.com/RedSeaWavesFx ู„ูƒูŠ ู„ุง ูŠููˆุชูƒ ุดูŠุก ๐Ÿ””ุŒ ุงุจู‚ูŽ ุนู„ู‰ ุชูˆุงุตู„ ู…ุนู†ุง ๐Ÿค ๐Ÿ‘‰ ุฅู„ู‰ ุฃูŠู† ุชุชุฌู‡ ุงู„ุนู…ู„ุงุช ุงู„ุฑู‚ู…ูŠุฉุŸ ๐Ÿ’ฐ๐Ÿ“Š ๐Ÿ‘‰ ู…ุง ุงู„ุฐูŠ ูŠู…ูƒู† ุชูˆู‚ู‘ุนู‡ ููŠ ุงู„ู…ุฑุญู„ุฉ ุงู„ู‚ุงุฏู…ุฉุŸ ๐Ÿ”ฎ ๐Ÿ‘‰ ู…ุง ุงู„ุฐูŠ ู‚ุฏ ูŠุญุฏุซ ุงู„ุขู† ุจุนุฏ ุงู„ุชูˆู‚ุนุงุช ุงู„ุชูŠ ู‚ุฏู‘ู…ุชู‡ุง Red Sea Waves ู‚ุจู„ ุซู…ุงู†ูŠุฉ ุฃุดู‡ุฑุŸ โณ๐Ÿ“ˆ ๐Ÿ“Œ ุณู†ุฌูŠุจ ุนู† ุฌู…ูŠุน ู‡ุฐู‡ ุงู„ุฃุณุฆู„ุฉโ€”ุชุงุจุนูˆู†ุงุŒ ุจุฅุฐู† ุงู„ู„ู‡ ๐Ÿ™โœจ

#Investment SOLANA hada waxey jogtaa qiimo fiican oo ku haboon in lagu maal kashado #RedSeaWaves

Repost from Red Sea Waves
#SOLANA
#SOLANA

Repost from Red Sea Waves
#SOLANA $95.5
#SOLANA $95.5

Story

#WAVETHEORY๐Ÿ’ฏ๐Ÿ†๐Ÿ†๐Ÿ†

Reero Bitcoin, raga lacagtan sameeyey waan garanaynaa ayaa ka soo muuqatay faylasha Epstein ee la shaaciyey, waxana intaas dh
Reero Bitcoin, raga lacagtan sameeyey waan garanaynaa ayaa ka soo muuqatay faylasha Epstein ee la shaaciyey, waxana intaas dheer in lacago cusub la samaynaayey. Cajiib sheekadii ahayd cidii samaysay lama.garanaayo hallaas bay ku saqiirtey. ๐—ก๐˜‚๐˜…๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐˜‚ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ณ๐—ถ๐—ธ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด ๐—ฐ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ผ ๐—น๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ท๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—ฎ๐—ต (๐—–๐—ฟ๐˜†๐—ฝ๐˜๐—ผ) ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ, ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—บ๐—ฎ๐—ถ๐—น ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐—ป๐˜‚๐˜‚ ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐—•๐—ถ๐˜๐—ฐ๐—ผ๐—ถ๐—ป.

Repost from Red Sea Waves
HAMBALYADA SANNADKA CUSUB 2026 Alle sannadkan sannadkiisa ha inagu gaadhsiiyo, caafimaad qab, cimri dherer iyo cibaado suuban
HAMBALYADA SANNADKA CUSUB 2026 Alle sannadkan sannadkiisa ha inagu gaadhsiiyo, caafimaad qab, cimri dherer iyo cibaado suuban. Aamiin

Repost from Red Sea Waves
Warweyn oo wanaagsan. Ma ogtahay in aad isku xidhiidhin karto TrustWallet iyo Waafi, kaliya recovery key uun isticmaal, cajii
Warweyn oo wanaagsan. Ma ogtahay in aad isku xidhiidhin karto TrustWallet iyo Waafi, kaliya recovery key uun isticmaal, cajiib.

Repost from Red Sea Waves
Congratulations ๐ŸŽŠ Hambalyo, waafi ayaa soo kordhisay in Zaadkaaga aad ku isricmaali karto crypto
Congratulations ๐ŸŽŠ Hambalyo, waafi ayaa soo kordhisay in Zaadkaaga aad ku isricmaali karto crypto

Microsoft๐Ÿ“ˆ
Microsoft๐Ÿ“ˆ

Update: Xaalada Bitcoin iyo Solana, maxaa laga filan karaa? https://vm.tiktok.com/ZMAwxwSwv/

DHACDOOYINKA SUUQA IYO FALANQAYNTA ISBUUCLAHA AH EE RSW

Wax walba waxay ku socdaan dhaqaaq yadii aan ka filaynay, wixii update ah halkan ku xidhnow
Wax walba waxay ku socdaan dhaqaaq yadii aan ka filaynay, wixii update ah halkan ku xidhnow

#BTC - Future Wave
#BTC - Future Wave

Reero twitter baynaan ahaynee, bitcoin barigay soo kacaysay fursadahan waan dhigi jirney, waa xiligii bull run la sugaayey. ๏ฟฝ
Reero twitter baynaan ahaynee, bitcoin barigay soo kacaysay fursadahan waan dhigi jirney, waa xiligii bull run la sugaayey. ๐Ÿ˜‚ Hadaan meesha camiranaynaa oo space kala kacsan halkaas ka abaabulaynaa ee ha naga hadhina.