cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Kalkaal channel

Waa channel soo gudbiya aqoon ,xogo daahsoon iyo macluumaad kale oo farabadan kamid noqo asxaabta kuxiran .

Show more
Finland1 100The language is not specifiedEducation24 727
Advertising posts
5 873
Subscribers
-124 hours
-277 days
-18130 days
Posting time distributions

Data loading in progress...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Publication analysis
PostsViews
Shares
Views dynamics
01
https://youtu.be/3ngtonMOj90#Beri intaadan shalàayin hada daawo mawduucaan kusaabsan maalgashiga naftaada waqtigu kuuma naxariisan doono hadii aadan maanta maalgashan naftaada adoo 50 jiraa uurka ka ooyi doontaa kuwa jecel horumarinta hadaawadaan hana #subscribe gareeyaan #youtube keena inuu qofku horumar rabo waxaa lagu ogaadaa kanaalada uu kubiiro nagu soobiir . https://youtu.be/3ngtonMOj90
1620Loading...
02
Madaxaa kansar kasoo baxay mahaysto hanti mana seexdo habeen iyo maalin mana haysto madax ladareena oo waxtarta sida umada somaliyeed oo dhan haysata anaga hiil u ah hiil baan rabaa abuu yiri 1 dolar ama 5 dolar oo somali isugu darto ayaa wax itaraysa fadlan wax kudarso soodaawo muuqaalkisa numnerkiisa asagaa yeerin ee halkaas kaqoro siina gaarsii walaalaha kale https://www.facebook.com/share/v/Xt6jXCRMKzk9nBYE/?mibextid=oFDknk
1980Loading...
03
Madaxaa kansar kasoo baxay mahaysto hanti mana seexdo habeen iyo maalin mana haysto madax ladareena oo waxtarta sida umada somaliyeed oo dhan haysata anaga hiil u ah hiil baan rabaa abuu yiri 1 dolar ama 5 dolar oo somali isugu darto ayaa wax itaraysa fadlan wax kudarso soodaawo muuqaalkisa numnerkiisa asagaa yeerin ee halkaas kaqoro siina gaarsii walaalaha kale
10Loading...
04
Kansar iyo gaas baan qabaa waligaa kuhay daawo cunooyinkaas nafaqadaa ee umada aan gaasku kudhicin cunaan dadka qaarbaan kala aqoon cunada tayada leh iyo kuwa kale soodaawo oo #youtube ka #subscribe saaro https://youtu.be/s8_1fdlMBoE
2020Loading...
05
Adigaa naga dhiman hanoqon bakhayl dalkeenu waxa uu rabaa bulsho wacyiga kadhisan bulshadaas ayaa badali kara waaqica waxaan bilaabaynaa wacyi galino xoogleh fadlan kuso biir #youtube keena oo #subscribe saar lana wadaag asxaabtaada linkiga markii ladaawado ayuu dadka kale tusayaa si ay ugu soo biiraan waa kan linkigu https://youtu.be/Wg41-Y_my9g
1500Loading...
06
Wadnahaa istaagay hebel waana uu dhintay tani waa xaalada kajirta deegaanada somalida maalmahaan dadkii cuna dhacday cuneen dekada muqdisho raashin dhacay oo laqabtay mediyahana laga soodaayay ayaa maalin kadib cassimada lagu soofasaxay inta laaluush laga qaatay jawaanadiina laga badalay ,daroogay noqotay cunadii qofkii cuna hurdo ,caajis calool xanuun buu kuwaalan sida kuwa dhacay 5 sano kahor cuduro kansar ah ayaana laga qaaday dadkii hindiyay uyaaceen lacagna mahaystaan cidna uma maqna ceelna uma qodna ganacsato gaangaystar ah baa heshay oo dibada gaystay caruurihii kana ganacsanaya cunooyinka eeyaha xataa hadii lasiiyo danbi tahay lkn asagu wuu raadsan waayo waxa uu rabaa lacag waxa uuna ogyahay inaan laqabanyn oo sharci jirin siyasiguna tuug yahay.Caana booraha lakeeno waa kiimiko toosa 100% wax caana ah kuma jiraan way kasoo dareen marakan ufiirso dhadhan maleh lkn calooshuu kufariisan .fadlan #subscribe saar #youtube keena si aan halkaas ugu soo gudbimo macluumadyo muhiima https://youtu.be/Wg41-Y_my9g
2680Loading...
07
Wadnahaa istaagay hebel waana uu dhintay tani waa xaalada kajirta deegaanada somalida maalmahaan dadkii cuna dhacday cuneen dekada muqdisho raashin dhacay oo laqabtay mediyahana laga soodaayay ayaa maalin kadib cassimada lagu soofasaxay inta laaluush laga qaatay jawaanadiina laga badalay ,daroogay noqotay cunadii qofkii cuna hurdo ,caajis calool xanuun buu kuwaalan sida kuwa dhacay 5 sano kahor cuduro kansar ah ayaana laga qaaday dadkii hindiyay uyaaceen lacagna mahaystaan cidna uma maqna ceelna uma qodna ganacsato gaangaystar ah baa heshay oo dibada gaystay caruurihii kana ganacsanaya cunooyinka eeyaha xataa hadii lasiiyo danbi tahay lkn asagu wuu raadsan waayo waxa uu rabaa lacag waxa uuna ogyahay inaan laqabanyn oo sharci jirin siyaasiguna tuug yahay oo uusanba kumashquulay ee siyaasigu mashquul kuyahay safaro oo dhaca boobka hantida guud ee dawlada loona dhiibay. Caana booraha lakeeno waa kiimiko toosa 100% wax caana ah kuma jiraan way kasoo dareen marakan ufiirso dhadhan maleh lkn calooshuu kufariisan
10Loading...
08
Cudur Beec ah. Araar: Ganacsatadu ha iga raali noqdeen. Dalka waxaa ku soo batay Cuduro ay ka mid yihiin, Gaas Calooleed, kaadida oo la ceshan waayo Qofkii oo aan Sokorow iyo Burustaato qabin, Neef tuu'r, xididada oo Xirmo, Saxarada oo is bedesho iyo Xanuuno kale oo Dalka ku cusub Saqiir iyo Kabiirba. Maanta waxaa ii suura gashay in aan Baaritaan Hor dhac ah ku sameeyo, Cuntooyinka naloo keeno qarkood. 1. Burka loo yaqaan "Mumtaz" ee 25kg ee laga keeno Dalka Turkiga. Qamadiga ku jiro Qiyaastii kama badno 30%, inta kale waa waxyaabo dambas kiimikaad ah. Isla Burkaan 25kg waxaa lagu iibiyaa Magaaladda Istanbul oo ah halka aan ka soo gadano 20 Dollar. Laakin, Suuqyada Xamar waxaa lagu iibiyaa 12 Dollar Burkaan Mumtaz. labada Burba waxaa lagu sameeyaa Hal warshad waana isku magac. laakin, kan naloo soo dhoofiyo ee Raqiista ah lama ogolo in Istanbul dhaxdeeda lagu isticmaalo. Burkaan Mumtaz ee Naloo keeno, Inkasta oo ay ku dul qoran tahay in uu dhacayo Hal sano kadib, Haddana waxa uu jiri karaa 2 Bil, wixii ka dambeeyo waa in Ganacsatadu ay iska xaraashaan sababta oo ah waxaa isbedelayo Urkiisa iyo dhadhankiisa, waxaana laga qaadi karaa Cuduro. Ganacsatada Somalida ayaa Dalbato nuucan raqiista ah waxaana la keenaa Dalka, 8da Dollar ee u dhexeeyso labada Sicir ee isla Labada Mumtaz ee 20$ iyo 12$, qiimo ahaan ma ahan Faa'iido u soo hartay Shacabka ee Marka aad ku xanuunsato ayaad ku iibsanee Daawo laga keenay Turkiga ama meela kale, ama Caafimaad ayaad Hindiya u aadee. Ma ahan khalad ay sameysay Dowladda Turkigu ee waa xiriir dhax maray laba Ganacsato, laakin, waxaa ku filan in laga Codsado Dowladda Turkigu in ay hor istaagto in naloo soo dhoofiyo wax ka hooseeyo "Standard" ay iyagu isticmaalaan, Burka aan wanaagsaneyn ma ahan Mumtaz oo kaliya ee Nuucya badan oo Wadamo badan laga kala keeno ayaa jiraan. ( F.S:1-2aad) 2. Baastada loo yaqaan ( Badria) in kasta oo Xayeesiin ahaan loogu qoray (Italian Qualty) Nuuca Talyaaniga. Hadana laguma sameeyn Dalka Talyaaniga ee waxaa laga keenaa Dalka Turkiga. Waxaana laga sameeyay Qamadi Tayadiisu Hooseyso oo ay Dalbadeen Ganacsatada Somalidu. (F.S:3aad) 3. Caana Buuraha oo Badanaa ka yimaad Imaaraadka, Hindiya iyo Sucuudiga. ( Wadamadaa oo aan Xoola Badanba Qabin oo aan Annagu Hilbka u dhoofino ayaa noo soo dhoofiyo Caano) . Caanaha naloo keeno kuligood Caano saafiya ma ahan ee waa ( Fake) laga qaado Cuduro badan. (F.S:4aad) Baararka Magaalada Mogadishu, markii aad Shaah Cadeeys ah Dalbato haddii uu Caano Booro yahay waa 1 Dollar, Haddii uu yahay Cadeysku Caana Geel waa 1.5 Dollar, waxaa laguugu daraa Hal Macalgo oo Caano Geel ah oo qiimaheedu yahay Nus Dollar. Haddiise Caana Booro in laguugu cadeeyo aad Dalbato, waxaa laguu dhaafaa nus Dollar aad Hore kaniini uga sii iibsato Farmashiyaha ileeyn Xanuun ma huraa tahaye. Codsi Hayadda Taya dhowrka Dalka, Wasaaaradda Caafimaadka, Ganacsatada iyo Dowladda Turkiga waxaan ka codsanaa in ay tix galiyaan Caafimaadka Bulshada masaakiinta ah. Baraha Bulshaduna waxa ay xayeysiinayaan hanaga Hubiyeen. Ma ahan Dalka Turkiya oo kaliya meelaha nalooga keeno Cuntada aan u fiicneeyn Caafimaadka Bulshada, Turkiga ayaaba ugu roon inta wax noo soo dhoofiso. Intaa ayaan ku soo koobayaa, Cilmi baaristeydii Koobneed ee Maanta, Xirfadeeyda ma ahan arrimaha Caafimaadku, laakin Cilmi baarista ayaa ah. Mar kale Ganacsatada iyo inta ay dhibee in Xogtaan aan Dadka la wadaago ha iga Raali noqdeen. Adiguna ogaalkaaga nala wadaag. FG: wixii ka dhimanna ku dar, wixii la khaldan ka sax. Qore: Yahya Amir
2460Loading...
09
+254728586782 laxiriir waalidkeed
2560Loading...
10
https://www.facebook.com/share/v/L9erKY6yrRyW29Xc/?mibextid=oFDknk Gabar somaliyeed oo lajirdilayo magafe soo duubay asagoo jirdilaya qof damiir leh madhaafi karo asagoo aan caawin kuwa damiir laawayaashaa lahadli mayno aabeheed sariir ayuu saaranyahay hooyadeed waa naafo ayadoo ooyaysa ayay caawinaad nawaydiisan 😭😭 fadlan caawi numberku shaashada ayu kuqoranyahay waad arki doontaa siina gaarsii walaalaha kale si loocaawiyo 0.5 ama hal dolar boos bay ubuuxin
2680Loading...
11

12
Caawa 9:45 qorshaha burburinta guud ahaan qaybaha caafimaadka umada somaliyeed fadlan kuso biir #youtube keena si aan ugu dhiirano hawlaha difaaca dalka #subscribe soo saar. https://youtu.be/Wg41-Y_my9g
2920Loading...
13

14
Caawa 9:45 qorshaha burburinta guud ahaan qaybaha caafimaadka umada somaliyeed
10Loading...
15
Walee layaab xagee loosocdaa sheekh mustafaa yaabay oo ishayn waayay wajigiisa iyo hadalkiisa waxaa kamuuqda somalidaan meesha loowato inuu layaabay waa wax argagax leh waxa socda dhan walba fadlan ha iloobin inaad #subscribe saarto #youtube keena markaad daawato kasoo daawo linkigaan. https://youtu.be/Wg41-Y_my9g https://youtu.be/Wg41-Y_my9g
3030Loading...
16
10:30 iyo xogtii aan kubalanay #kumanaan ciidan taangiyo wata oo ah special forces ahna itoobiyaan ayaa soogalay doolow itoobiya waa weerar badii loosaxiix somaliland way aqoonsadeen sida shalay uu sheegay wasiir hadlay yacni waraaqdii aqoonsigu way qorantahay xadgudub maaha tani ee waa qayb kamida ajandaha itoobiya ee ay kuqabsan somalia . Xasan sheekh waxa uu saxiixay badii kenya looga guulaystay norway ayuu u ogolaaday inay kaqodato shidaalkii waxa uuna qaatay dollar . Waxaa gubanaya gobolada dhexe dumar ,caruur culimo waa lalayn waayo qabyaalad iyo dagaal baa kasoo cusboonaaday , kenya waxay abaabulaysaa khariirad cusub ama istaraatiijiyad mustaqbal oo ay kuqabsan jubooyink waxaana kala shaqayn siyaasiyiin caan ah . Imarat waxa uu qorshaynayaa somalia looceliyo 1991 waxa uu malaayiin dolar siiyay siyaasiyiin caan ah si ay usameeyaan ciidan abaabulan oo laga helo 18 gobol ee somalia qandaraaskaas waa lasaxiixay . Kumanaan hub ayaa looqaybiyay argagixisada waxaana siisay hubkaas siyaasiyiin dawlada kamida .
3720Loading...
17

18
https://youtu.be/Y39Niq5lSyM waakan linkigu
3750Loading...
19
Caawa 10:30 😭Musiibada aysan kubaraarusanayn badankeen wadan laqabsan doono ! Ma somaliyaa laqabsan doonaa ? Fariintaa kula hadli doonta ! madax tujaara shacab gaajaysan dhalinyaro baaba aysa qorax dhicii somalia miyaa soo dhawaaday ? Fadlan kusoo biir #youtube ka oo #subscribe saar si aan ugu dhiirano difaaca dalka adaan kusugaynaa https://youtu.be/Y39Niq5lSyM
3990Loading...
20
Caawa 10:30 😭Musiibada aysan kubaraarusanayn badankeen wadan laqabsan doono ! Ma somaliyaa laqabsan doonaa ? Fariintaa kula hadli doonta ! madax tujaara shacab gaajaysan dhalinyaro baaba aysa qorax dhicii somalia miyaa soo dhawaaday ? Ha moogaan waana qoraal fariintu
10Loading...
21
#Nolosha adag ladagaal qaabka wiilkaan malaysia qaabka wax looga barto lacagta kugu baxaysa iyo saacadaha wax labarto intaadan jaamacada dhamayn waa inaad heshaa ....... hadal dhaxal gala oo uu kahelay profasooradiisa noloshiisana badalay dhamayso waraysiga oo #subscribe  saar youtub keena https://youtu.be/Y39Niq5lSyM
4160Loading...
22

23
#Nolosha ardaynimo iyo malaysia imisa lacagaa kugu filan sheeka xiisa badan wiil somali ah oo Youtube kusoo biiray asagoo jaamacada kujira sanadkiisii ugu dambeeyay imisa saacadood ayaa wax ladhigtaa kasoo daawo oo #subscribe saar youtube keena https://youtu.be/Y39Niq5lSyM
10Loading...
24
Media files
1650Loading...
25
#sheeka kamurug badan waligay ma arag waad ilmayn doontaa soodaawo Sihaam;' "13sano aabahay waligay ma arag meel uu ku nool yahay, hooyana way dhimatay, ana marar badan ayaa la isku dayay in la i kufsado. https://www.facebook.com/100088271146873/posts/pfbid0ibpwAox3H6M7rAQbAFufTkYcZqeoyi5Tw4gER2ZBsYVnPjZkDqTv8EdbBQfQkydWl/?app=fbl wixii caawin ibrahim kala xiriir:
2120Loading...
26
#sheeka kamurug badan waligay ma arag waad ilmayn doontaa soodaawo Sihaam;' "13sano aabahay waligay ma arag meel uu ku nool yahay, hooyana way dhimatay, ana marar badan ayaa la isku dayay in la i kufsado. wixii caawin ibrahim kala xiriir:
10Loading...
27
#Noloshu waa maadays dadkuna way matalayaan uur kutaalada marbaad dareentaayoo qof kuudiirnaxa heshaa waligaa sidaan hasamayn. https://www.facebook.com/100088271146873/posts/pfbid02LV9rfFgt9Nn6qoBvnFXcGzCYFVwcswgkoQtzk2vycsCmZeQSUmPxShvr8HNmwJ8Kl/?app=fbl
2570Loading...
28
https://www.facebook.com/100088271146873/posts/pfbid02zYqQcx1sJCMPz6vd23DKNo1qCb5QRupdJ7bmD8VFBocTw446jxgecxNNWAU5c57Dl/?app=fbl Culimadii oo xajka joogta una ducaynaysa fanaaniin walwal kuso booday iyo hurda la aan rabana inay fanka kabaxaan fanku somalidu fisqi buu noqday waayadii dambe kuwa heesana hurda xumaa kaw uga siisay waayo abkay maandooriyay qaataan markaaasay noloshii kadhecen daawo
3410Loading...
29
https://www.facebook.com/100088271146873/posts/pfbid02u8dxHseGNiQZq5jofbCdxJLUCACKuFX15Hj4w52A2QiPDJt7sTjQ1y6ig5ePaNg3l/ Sudaaniyiintu waa dad mucjiso ah oo karti leh runtii somalidana taageera dhanwalba ninkaan qaabka uu ugaraacayo waa wax kale oo dunidu layaabtay soodaawo oo share garee
3300Loading...
30
https://youtu.be/iebaSEY8AwQ
3880Loading...
00:17
Video unavailableShow in Telegram
https://youtu.be/3ngtonMOj90#Beri intaadan shalàayin hada daawo mawduucaan kusaabsan maalgashiga naftaada waqtigu kuuma naxariisan doono hadii aadan maanta maalgashan naftaada adoo 50 jiraa uurka ka ooyi doontaa kuwa jecel horumarinta hadaawadaan hana #subscribe gareeyaan #youtube keena inuu qofku horumar rabo waxaa lagu ogaadaa kanaalada uu kubiiro nagu soobiir . https://youtu.be/3ngtonMOj90
Show all...
15.46 MB
👎 1
Photo unavailableShow in Telegram
Madaxaa kansar kasoo baxay mahaysto hanti mana seexdo habeen iyo maalin mana haysto madax ladareena oo waxtarta sida umada somaliyeed oo dhan haysata anaga hiil u ah hiil baan rabaa abuu yiri 1 dolar ama 5 dolar oo somali isugu darto ayaa wax itaraysa fadlan wax kudarso soodaawo muuqaalkisa numnerkiisa asagaa yeerin ee halkaas kaqoro siina gaarsii walaalaha kale https://www.facebook.com/share/v/Xt6jXCRMKzk9nBYE/?mibextid=oFDknk
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Madaxaa kansar kasoo baxay mahaysto hanti mana seexdo habeen iyo maalin mana haysto madax ladareena oo waxtarta sida umada somaliyeed oo dhan haysata anaga hiil u ah hiil baan rabaa abuu yiri 1 dolar ama 5 dolar oo somali isugu darto ayaa wax itaraysa fadlan wax kudarso soodaawo muuqaalkisa numnerkiisa asagaa yeerin ee halkaas kaqoro siina gaarsii walaalaha kale
Show all...
Kansar iyo gaas baan qabaa waligaa kuhay daawo cunooyinkaas nafaqadaa ee umada aan gaasku kudhicin cunaan dadka qaarbaan kala aqoon cunada tayada leh iyo kuwa kale soodaawo oo #youtube ka #subscribe saaro https://youtu.be/s8_1fdlMBoE
Show all...
Adigaa naga dhiman hanoqon bakhayl dalkeenu waxa uu rabaa bulsho wacyiga kadhisan bulshadaas ayaa badali kara waaqica waxaan bilaabaynaa wacyi galino xoogleh fadlan kuso biir #youtube keena oo #subscribe saar lana wadaag asxaabtaada linkiga markii ladaawado ayuu dadka kale tusayaa si ay ugu soo biiraan waa kan linkigu https://youtu.be/Wg41-Y_my9g
Show all...
👍 2
00:07
Video unavailableShow in Telegram
Wadnahaa istaagay hebel waana uu dhintay tani waa xaalada kajirta deegaanada somalida maalmahaan dadkii cuna dhacday cuneen dekada muqdisho raashin dhacay oo laqabtay mediyahana laga soodaayay ayaa maalin kadib cassimada lagu soofasaxay inta laaluush laga qaatay jawaanadiina laga badalay ,daroogay noqotay cunadii qofkii cuna hurdo ,caajis calool xanuun buu kuwaalan sida kuwa dhacay 5 sano kahor cuduro kansar ah ayaana laga qaaday dadkii hindiyay uyaaceen lacagna mahaystaan cidna uma maqna ceelna uma qodna ganacsato gaangaystar ah baa heshay oo dibada gaystay caruurihii kana ganacsanaya cunooyinka eeyaha xataa hadii lasiiyo danbi tahay lkn asagu wuu raadsan waayo waxa uu rabaa lacag waxa uuna ogyahay inaan laqabanyn oo sharci jirin siyasiguna tuug yahay.Caana booraha lakeeno waa kiimiko toosa 100% wax caana ah kuma jiraan way kasoo dareen marakan ufiirso dhadhan maleh lkn calooshuu kufariisan .fadlan #subscribe saar #youtube keena si aan halkaas ugu soo gudbimo macluumadyo muhiima https://youtu.be/Wg41-Y_my9g
Show all...
5.23 KB
👎 1
00:07
Video unavailableShow in Telegram
Wadnahaa istaagay hebel waana uu dhintay tani waa xaalada kajirta deegaanada somalida maalmahaan dadkii cuna dhacday cuneen dekada muqdisho raashin dhacay oo laqabtay mediyahana laga soodaayay ayaa maalin kadib cassimada lagu soofasaxay inta laaluush laga qaatay jawaanadiina laga badalay ,daroogay noqotay cunadii qofkii cuna hurdo ,caajis calool xanuun buu kuwaalan sida kuwa dhacay 5 sano kahor cuduro kansar ah ayaana laga qaaday dadkii hindiyay uyaaceen lacagna mahaystaan cidna uma maqna ceelna uma qodna ganacsato gaangaystar ah baa heshay oo dibada gaystay caruurihii kana ganacsanaya cunooyinka eeyaha xataa hadii lasiiyo danbi tahay lkn asagu wuu raadsan waayo waxa uu rabaa lacag waxa uuna ogyahay inaan laqabanyn oo sharci jirin siyaasiguna tuug yahay oo uusanba kumashquulay ee siyaasigu mashquul kuyahay safaro oo dhaca boobka hantida guud ee dawlada loona dhiibay. Caana booraha lakeeno waa kiimiko toosa 100% wax caana ah kuma jiraan way kasoo dareen marakan ufiirso dhadhan maleh lkn calooshuu kufariisan
Show all...
5.23 KB
Cudur Beec ah. Araar: Ganacsatadu ha iga raali noqdeen. Dalka waxaa ku soo batay Cuduro ay ka mid yihiin, Gaas Calooleed, kaadida oo la ceshan waayo Qofkii oo aan Sokorow iyo Burustaato qabin, Neef tuu'r, xididada oo Xirmo, Saxarada oo is bedesho iyo Xanuuno kale oo Dalka ku cusub Saqiir iyo Kabiirba. Maanta waxaa ii suura gashay in aan Baaritaan Hor dhac ah ku sameeyo, Cuntooyinka naloo keeno qarkood. 1. Burka loo yaqaan "Mumtaz" ee 25kg ee laga keeno Dalka Turkiga. Qamadiga ku jiro Qiyaastii kama badno 30%, inta kale waa waxyaabo dambas kiimikaad ah. Isla Burkaan 25kg waxaa lagu iibiyaa Magaaladda Istanbul oo ah halka aan ka soo gadano 20 Dollar. Laakin, Suuqyada Xamar waxaa lagu iibiyaa 12 Dollar Burkaan Mumtaz. labada Burba waxaa lagu sameeyaa Hal warshad waana isku magac. laakin, kan naloo soo dhoofiyo ee Raqiista ah lama ogolo in Istanbul dhaxdeeda lagu isticmaalo. Burkaan Mumtaz ee Naloo keeno, Inkasta oo ay ku dul qoran tahay in uu dhacayo Hal sano kadib, Haddana waxa uu jiri karaa 2 Bil, wixii ka dambeeyo waa in Ganacsatadu ay iska xaraashaan sababta oo ah waxaa isbedelayo Urkiisa iyo dhadhankiisa, waxaana laga qaadi karaa Cuduro. Ganacsatada Somalida ayaa Dalbato nuucan raqiista ah waxaana la keenaa Dalka, 8da Dollar ee u dhexeeyso labada Sicir ee isla Labada Mumtaz ee 20$ iyo 12$, qiimo ahaan ma ahan Faa'iido u soo hartay Shacabka ee Marka aad ku xanuunsato ayaad ku iibsanee Daawo laga keenay Turkiga ama meela kale, ama Caafimaad ayaad Hindiya u aadee. Ma ahan khalad ay sameysay Dowladda Turkigu ee waa xiriir dhax maray laba Ganacsato, laakin, waxaa ku filan in laga Codsado Dowladda Turkigu in ay hor istaagto in naloo soo dhoofiyo wax ka hooseeyo "Standard" ay iyagu isticmaalaan, Burka aan wanaagsaneyn ma ahan Mumtaz oo kaliya ee Nuucya badan oo Wadamo badan laga kala keeno ayaa jiraan. ( F.S:1-2aad) 2. Baastada loo yaqaan ( Badria) in kasta oo Xayeesiin ahaan loogu qoray (Italian Qualty) Nuuca Talyaaniga. Hadana laguma sameeyn Dalka Talyaaniga ee waxaa laga keenaa Dalka Turkiga. Waxaana laga sameeyay Qamadi Tayadiisu Hooseyso oo ay Dalbadeen Ganacsatada Somalidu. (F.S:3aad) 3. Caana Buuraha oo Badanaa ka yimaad Imaaraadka, Hindiya iyo Sucuudiga. ( Wadamadaa oo aan Xoola Badanba Qabin oo aan Annagu Hilbka u dhoofino ayaa noo soo dhoofiyo Caano) . Caanaha naloo keeno kuligood Caano saafiya ma ahan ee waa ( Fake) laga qaado Cuduro badan. (F.S:4aad) Baararka Magaalada Mogadishu, markii aad Shaah Cadeeys ah Dalbato haddii uu Caano Booro yahay waa 1 Dollar, Haddii uu yahay Cadeysku Caana Geel waa 1.5 Dollar, waxaa laguugu daraa Hal Macalgo oo Caano Geel ah oo qiimaheedu yahay Nus Dollar. Haddiise Caana Booro in laguugu cadeeyo aad Dalbato, waxaa laguu dhaafaa nus Dollar aad Hore kaniini uga sii iibsato Farmashiyaha ileeyn Xanuun ma huraa tahaye. Codsi Hayadda Taya dhowrka Dalka, Wasaaaradda Caafimaadka, Ganacsatada iyo Dowladda Turkiga waxaan ka codsanaa in ay tix galiyaan Caafimaadka Bulshada masaakiinta ah. Baraha Bulshaduna waxa ay xayeysiinayaan hanaga Hubiyeen. Ma ahan Dalka Turkiya oo kaliya meelaha nalooga keeno Cuntada aan u fiicneeyn Caafimaadka Bulshada, Turkiga ayaaba ugu roon inta wax noo soo dhoofiso. Intaa ayaan ku soo koobayaa, Cilmi baaristeydii Koobneed ee Maanta, Xirfadeeyda ma ahan arrimaha Caafimaadku, laakin Cilmi baarista ayaa ah. Mar kale Ganacsatada iyo inta ay dhibee in Xogtaan aan Dadka la wadaago ha iga Raali noqdeen. Adiguna ogaalkaaga nala wadaag. FG: wixii ka dhimanna ku dar, wixii la khaldan ka sax. Qore: Yahya Amir
Show all...
2
+254728586782 laxiriir waalidkeed
Show all...
https://www.facebook.com/share/v/L9erKY6yrRyW29Xc/?mibextid=oFDknk Gabar somaliyeed oo lajirdilayo magafe soo duubay asagoo jirdilaya qof damiir leh madhaafi karo asagoo aan caawin kuwa damiir laawayaashaa lahadli mayno aabeheed sariir ayuu saaranyahay hooyadeed waa naafo ayadoo ooyaysa ayay caawinaad nawaydiisan 😭😭 fadlan caawi numberku shaashada ayu kuqoranyahay waad arki doontaa siina gaarsii walaalaha kale si loocaawiyo 0.5 ama hal dolar boos bay ubuuxin
Show all...
Sign in and get access to detailed information

We will reveal these treasures to you after authorization. We promise, it's fast!