cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

Kalkaal channel

Waa channel soo gudbiya aqoon ,xogo daahsoon iyo macluumaad kale oo farabadan kamid noqo asxaabta kuxiran .

Show more
Finland1 122The language is not specifiedEducation25 044
Advertising posts
5 875
Subscribers
-324 hours
-237 days
-7630 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Show all...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

Photo unavailableShow in Telegram
Waa maqane jooge ufiirso wajigiisa marwalba waa saas magacyadiisa waxaa kamida "marxuum" mamatalo deeganadisa kalsooniday kala noqdeen hadaladiisu waa kuwo shactiro ah sida "mayd baa baxsaday "waan soo noolaanay " ugu damabyn maantuu kadaray qof caafimaad qaba waxa uusan kuhadal buu layimid oo ah . " Waa in aan samaynaa Laami dheer oo Badda Dusheeda mara kaas oo isku xira dhamaan Gobollada Soomaalida ee Badda ku teedsan " muqdisha iyo afgooyaan lahayn wadooyin dunidana lama arag meelo laami bad laga dhiso
Show all...
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1664270224332676/ Dhalinyaradu waa cajiib qaabkay ukeeneen baa ah qaab cajiiba oo isleh kuna dheehantahay xirfad
Show all...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

Dhalinyaradii jaamacaday dhameeyeen 16 sano kadib waxbarasho shaqay waayeen badankood askar bay noqdeen 2017...2022 oo dalku rajo yeeshay inkastoo aysan 100% ahayn una dhawayn hadana waa markii ugu horaysay oo yididiilo lahelo oo hogaanka usareeya oo aan tuug u ahayn wuxuu arko liqayo sida kan hada ciyaalkii xiligaas ciidanka noqday markuu kan yimid baabah buu kadhigay waxaa looshirqoolay argagixisadii waxaana laga dhigay gam raashinkii baa laga goostay oo suuqa madaw lagaystay ilaa maraykan qayliyo garaamkii cunada iyo yaanyadiina waa laga goostay waxaa labixiyay furimaha iyo tiradooda iyo hubkooda waxaana si sahlan usoo weeray argagixisadii oo naaraha kawaraabiaay si foolxuna udishay dhalinyaradii muuqaalana kaduubtay ayagoo madaxa xabad kala dhacaya . Rasaasti waa laga daayay iyo gurmadkii ilaa ay ciil qaarkood udhintan daawo videogaan halgamaagaan xabadihii kadhamaadeen saaxiibadiis lalaayay gurmad waayay noloshu ciil bay baday isma dhiibin fiiri qaabka iyo kalsoonida kamuuqata orodkiisii ugu dambeeyay kumanaan baa cayrsanaysa qoryo diirad leh haysta gadaal waxaa kajooga gaariyaal cabdi bile ah oo ciidankii laga furtay wiilkaas aan uducayno haduu dhintay maba noolee AHUN . https://www.facebook.com/100064840779162/videos/828506872549282/?app=fbl Xasan waa 70 jir da'daas raba inuu hanti booba kusameeyo cimri tagay oo ceeb lagu sagootiyay dhanka kale eeg cali mahdi oo dhacay hantidii umada kumanaana laayay ugu dambayn macalfan hotelka ugu dheer oo qabyo ah buu kadhintay muqdisho cabdulahi yusuf macalfan dad baa been kudooda hanti ma uu tabcan waa milyaneero caruurtiisu maanta akoonadaa ubuuxa xasan wadadaasuu qaadi doonaa . https://www.facebook.com/100064840779162/videos/828506872549282/?app=fbl
Show all...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

Maamaulka SSC ceerigaabo inay qabsan doonaan bay u egtahay marka la eego calaacalka kadhacaya xildhibaanada somaliland iyo dhaarta kadhacaysa reer SSC madaxweynihii hore puntland karaash oo dhawr kilomitir ujirsaday ceerigaabo waxa uu abaabulaya inay qabsadaan magaaladaas maamulka ssc horaybaan usocokaynaa bay taaganyihiin gadaal uma socon doono calanka buluugaa baan akababan ceerigaabo. https://www.facebook.com/100064840779162/videos/492835389947185/
Show all...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

https://www.facebook.com/100064840779162/videos/770454828634100/?app=fbl Waxaa xabad lala dhacayaa dhalinyaro masaakiina ayadoo akoono lagu shubtay lacagihii shacabka ee canshuurta maamulka hada jooga magaalada gaalkacyo tan oo ah xad gudub daawo sida arxanka daran ee xabada looladhacaya iyo sidaan ucalaacalayaan baad ladulsaartay shacabka gaalkacyo oo amni xumo sicir barar maamul xumo hayso wali tunkaa looga taaganyahay
Show all...
Ismaaciil omar geele oo baasaborkii kala laabtay xisbiga kulmiye dhamaantood muuse biixi kow kayahay kadib markii ay eedeeyeen dawlada jabuuti dhawr jeer kuna tilmaamen dawlad dagaalada kahurisa geeska africa kooxda kulmiye ma aaminsana somaliland jabuuti bay wada qaateen baasaboradeedii warkaan waxaa xaqiijisay oo baahisay dawlada jabuuti. Dhanka kale sharma boy oo hees karbaasha kugaraacay amxaarada kuwa jecel oo qiyamkii kalumay
Show all...
๐Ÿ‘ 1
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1377320359877728/?app=fbl Qisa xanuun badan walaashiis kukaliftay inuu dilo shirqoolkii uu dhigi jiray bay kusoo dhacday saaxiibkiis baana sooxera galiyay waa kucibra qaadasho
Show all...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

Dadka somalia jooga whatsapka hakala xariiraan say u ogaadan qaabkay lacagta udirayaan kuwa itoobiya joogana toos ha ugu diraan
Show all...
02:08
Video unavailableShow in Telegram
kalyaha ayay ka socota Saxaradu๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ฃ๐Ÿคฒ Contact +251938393059 whatโ€™s app 50 dolar ama 5 dolar ama 200 dolar ama 2 dolar hadad udirto kuma khasaarine ogow waxwayn baad gaysatay aakhiro qofkii raba whatsap hakala xariiro fadlan aan caawino
Show all...
20.49 MB
โค 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.