Shabelle TV
Open in Telegram
Shabelle TV is part of Shabelle Media Network (SMN) which is based in the United Kingdom.
Show more2 795
Subscribers
-124 hours
+347 days
+13230 days
Posts Archive
2 795
MW Xasan Sheekh: “Mucaaradoow banaanbaxa oo ceytama balse qori lama ogola, awooda qoriga Dowladda ayaa leh”.
2 795
Tacadiga iyo xabsi ku haynta sharci darrada ah ee Sacdiyo Macallin Cali waxay markhaati u tahay dul qaad la'aanta madaxda muddo dhaafka ah, waana nasiib-darro.
2 795
Hey’adda SoDMA oo Deeq raashiin ah gaarsiisay Magaalooyinka Gaalkacyo, Jariiban, iyo Goldogob ee Dowlad-goboleedka Puntland.
2 795
Musharaxa hoggaamiyaha Galmudug xisbigga SINCAD Cabdiqaadir Diiriye Cadaawe oo maanta codkiisa ka dhiibtay magaalada Dhuusamareeb.
2 795
Tababar kor loogu qaadayo aqoonta, xirfadaha iyo tayada ardayda wax ku barata deeqda waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation, oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.
2 795
Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo dowladda ka dalbaday inay dhisto wadada Wadnaha oo muhiim u ah isu socodka Suuqa.
2 795
Ganacsatada Suuqa Siinaay oo Cabasho xoogan ka muujiyey shaqsiyaad lagu wareejiyey Suuqaasi.
2 795
"Cayilkeyga iyo jug horay ii soo gaartay ayaa sababtay in lugteyda qaloocato, haddana Jilibkii ayaa layga badalay"
Prof Dalxa oo jilbaha looga Badalay Isbitaalka taqasusiga ah ee Muqdisho.
2 795
“Aadanoow Dadka Digil iyo Mirifle kusoo duulay ayaad kamid tahay, Hadaad Hal habeen nabad ku seexatid anigaa beenloow ah”.
Taliye Shub oo U Hanjabay Hogaamiye Aadan Madoobe.
2 795
"Yahuud ma nihin dad masaakiin ayaan nahay, niman maanta Hanti iyo Xoolo aan ka yaalin oo deyn uga jirin in ay Dowladdu soo siiso Suuqa Siinaay ma aqbalayno”.
Mid kamid ah Hooyooyinka ku Ganacsada Suuqa Siinaay.
2 795
DAAWO: Sababta uu Macno u yeelan karo Baaqa Ku saabsan hanaanka Ku-Meel-gaarka ah ee Soomaaliya.
2 795
“Xisbiga Nabad iyo Nolal iyo Dowladda Federaalka waxaa ay muujinayaan in wadahadalada Guul laga gaaro balse Mucaaradka kale cabsi ayaa ku jirta”.
Wasiirkii Hore ee arrimaha Dibada Maxamed Cabdirisaaq.
2 795
''Midnimada Soomaaliyeed sida looga ciyaarayo heeso ayaa loo qaaday, sida ma Banaadir baa cid u baahan, heesahaasi nuxurkooda markaad fiiriso waxay dhaawacayaan midnimada dalka'.
Siyaasi Faarax Dharaar.
2 795
“Dad badan oo Gaajo la daadsan ayaad arkaysaa Wadooyinka Muqdisho, waxayna isoo xasuusiyeen Cago bararkii, Xasan Sheekhoow dalka ha u celin 1991-dii”.
Siyaasi Faarax Dharaar.
2 795
“Koonfur-Galbeed iyo Puntland Diyaarado hub ah ayuu ka dejiyey Xasan Sheekh, Cunaqabateyntii nalaga qaaday dhib ayey noo keentay”.
Guddoomiye Shamso.
2 795
70-Jirka PhD-da heystoow iyadoo Soomaali gacantaada ku jirto Kambaala yaan laga raadin”,
Shacabka Muqdisho oo taageeray Go’aanka Mucaaradka ee ah in la dhiso Gole Ku-meel Gaar ah.
2 795
“Shanta sano ee soo socota hadii uu soobaxo Xasan Sheekh ka badan isagaanba rabin, wax badan ayaa odeyga qabyo ka ah ee si sharafleh haloola shaqeeyo”.
Sheekh Cali Wajiis oo ah La-Taliyaha Madaxweyne Xasan Sheekh.
2 795
"4 qof ayaa dhimatay, 2 kalana waa dhaawac, gaari Cabdibila ah oo garoonka kasoo baxay ayaa dadkaasi oo wadada ka shaqeynayay jiiray"
Shil argagax leh oo ka dhacay wadada gasha garoonka Kismaanyo.
