en
Feedback
Shabelle TV

Shabelle TV

Open in Telegram

Shabelle TV is part of Shabelle Media Network (SMN) which is based in the United Kingdom.

Show more
2 774
Subscribers
+424 hours
+427 days
+11930 days

Data loading in progress...

Similar Channels
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '26
September '26
+28
in 0 channels
August '26
+192
in 0 channels
Get PRO
July '26
+176
in 0 channels
Get PRO
June '26
+87
in 0 channels
Get PRO
May '26
+75
in 0 channels
Get PRO
April '26
+96
in 0 channels
Get PRO
March '26
+106
in 0 channels
Get PRO
February '26
+70
in 0 channels
Get PRO
January '26
+55
in 0 channels
Get PRO
December '25
+61
in 0 channels
Get PRO
November '25
+52
in 0 channels
Get PRO
October '25
+73
in 0 channels
Get PRO
September '25
+70
in 0 channels
Get PRO
August '25
+63
in 0 channels
Get PRO
July '25
+67
in 0 channels
Get PRO
June '25
+47
in 0 channels
Get PRO
May '25
+65
in 0 channels
Get PRO
April '25
+135
in 0 channels
Get PRO
March '25
+142
in 0 channels
Get PRO
February '25
+125
in 0 channels
Get PRO
January '25
+139
in 0 channels
Get PRO
December '24
+250
in 0 channels
Get PRO
November '24
+313
in 0 channels
Get PRO
October '24
+271
in 0 channels
Get PRO
September '24
+154
in 0 channels
Get PRO
August '24
+1 071
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
04 September+6
03 September+4
02 September+6
01 September+12
Channel Posts
Xil Odowaa: “Madaxweynaha xooga ku jooga Villa Somalia ha ogaado in Xooga waqti leeyahay oo sidii Farmaajo laga saari doono”.

2
Xil Sareedo: “Ninka Warqada KGS aqrinaayey Isagaa AS ah oo Xamarweyne Saanbuuska ku dubi jiray”.
Xil Sareedo: “Ninka Warqada KGS aqrinaayey Isagaa AS ah oo Xamarweyne Saanbuuska ku dubi jiray”.
296
3
“Wax heshiis lagu yahay ayaa loo baahanyahay, wax nin garabka u saaran meel xun ayey nagu wadaan”. Wasiirkii Hore ee Cadaalad
“Wax heshiis lagu yahay ayaa loo baahanyahay, wax nin garabka u saaran meel xun ayey nagu wadaan”. Wasiirkii Hore ee Cadaalada Sheekh Cabdiraxmaan Janaqoow.
301
4
“Siyaasi reer Puntland ah oo ilaa Carta wareega Labaad doorashada Federaalka soo gaaray majiro, sababtu waa ciqdiga iyo Sooma
“Siyaasi reer Puntland ah oo ilaa Carta wareega Labaad doorashada Federaalka soo gaaray majiro, sababtu waa ciqdiga iyo Soomaali ka cararka Garoowe yaala”. Wareysi: Sheekh Cali Wajiis.
294
5
Hanti-dhowrihii hore ee Qaranka Dr Nuur Jimcaale oo garab siiyey Qoys Naafo ah oo ay Dowladooda ka barakicisay Xaafada Tookiy
Hanti-dhowrihii hore ee Qaranka Dr Nuur Jimcaale oo garab siiyey Qoys Naafo ah oo ay Dowladooda ka barakicisay Xaafada Tookiyo.
367
6
“Cali Yare Mucaarad iyo Muxaafid wuxuu rabo ha ahaadee waa qof isku heysta Umadda Soomaaliyeed”. Senator Cabdiweli Garyare.
“Cali Yare Mucaarad iyo Muxaafid wuxuu rabo ha ahaadee waa qof isku heysta Umadda Soomaaliyeed”. Senator Cabdiweli Garyare.
385
7
“Soodhaweynta loo sameeyay Cali Yare ayaa laga ogaanayaa Qofka uu yahay”. Dr Maxamed Aadan Koofi.
“Soodhaweynta loo sameeyay Cali Yare ayaa laga ogaanayaa Qofka uu yahay”. Dr Maxamed Aadan Koofi.
347
8
“Heshiis uu la galay Cali Yare Dowladda ma ogin balse nin ku taagan Mowqifkiisa ayaan ku ogahay”. Xildhibaan Gama’diid.
“Heshiis uu la galay Cali Yare Dowladda ma ogin balse nin ku taagan Mowqifkiisa ayaan ku ogahay”. Xildhibaan Gama’diid.
331
9
DEG DEG :Gudoomiyihii amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir oo si maqaam sareysa loogu soo dhaweeyay Muqdisho.
DEG DEG :Gudoomiyihii amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir oo si maqaam sareysa loogu soo dhaweeyay Muqdisho.
309
10
“Waxaa Soodhaweynta Cali Yare iiga muuqata in uu yahay Hogaamiye”. Xildhibaan Caana-Nuug.
“Waxaa Soodhaweynta Cali Yare iiga muuqata in uu yahay Hogaamiye”. Xildhibaan Caana-Nuug.
278
11
DEG DEG: Diyaarada sida Guddoomiyihii hore ee Amniga iyo Siyaasadda Muqdisho Cali Yare Cali oo goordhow la filayo in ay soo c
DEG DEG: Diyaarada sida Guddoomiyihii hore ee Amniga iyo Siyaasadda Muqdisho Cali Yare Cali oo goordhow la filayo in ay soo caga dhigato Garoonka Aadan Cade.
276
12
Munaasabad lagu Daah-furayay qeybo cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaalka Muqdisho General Hospital oo lagu qabtay Muqdisho.
Munaasabad lagu Daah-furayay qeybo cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaalka Muqdisho General Hospital oo lagu qabtay Muqdisho.
278
13
“Nimanka Mowliidka diida waxa ay Towxiidka u qeybiyaan Sedex qeybood, Islaamka oo dhana ma qabo arrintaas”. Barnaamijka Dowga
“Nimanka Mowliidka diida waxa ay Towxiidka u qeybiyaan Sedex qeybood, Islaamka oo dhana ma qabo arrintaas”. Barnaamijka Dowga Toosan waxaa marti ku ah Sheekh c/fitaax Usuuli waxaana Soo jeedinaya Cali Xeydar Wanaajiye.
252
14
"Walaaleheen Abgaal Lix sano ayay xukunka joogeen, waxa kaliya ee layskula joogi karo waa in Xawaadle Madaxweynaha la siiyo,
"Walaaleheen Abgaal Lix sano ayay xukunka joogeen, waxa kaliya ee layskula joogi karo waa in Xawaadle Madaxweynaha la siiyo, sabab ay ku weyn karaan majirto". Xildhibaan Cabdiraxmaan Gureey.
275
15
Soomaaliya iyo Dalalka Deriska oo isku raacay xoojinta amniga Badda xilli ay kordhayaan weerarada Burcad-badeedda.
Soomaaliya iyo Dalalka Deriska oo isku raacay xoojinta amniga Badda xilli ay kordhayaan weerarada Burcad-badeedda.
293
16
Munaasabada Caleemasaarka Nabadoonka Cusub ee Beesha Cali Gardhaale Bariise Mataan, Nabadoon Faarax Maxamed Xasan Qeyseey oo
Munaasabada Caleemasaarka Nabadoonka Cusub ee Beesha Cali Gardhaale Bariise Mataan, Nabadoon Faarax Maxamed Xasan Qeyseey oo lagu qabtay Deegaanka Ceeloow ee degmada Warshiikh ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
306
17
Xil Ifraax Naaleeye: “Mukhtaar Rooboow oo AS ahaa ayaa Baarlamaanka dhex jooga maanta oo dhiiga dadkeena kasoo macaashay”.
Xil Ifraax Naaleeye: “Mukhtaar Rooboow oo AS ahaa ayaa Baarlamaanka dhex jooga maanta oo dhiiga dadkeena kasoo macaashay”.
554
18
DEG DEG: Maxkamadda Sare ee Dalka oo Go’aamisay in dib loogu laabto Doorashaddii Galmudug ka dhacday kadib markii musuq iyo wax isdabamarin lagu eedeeyay Guddiga Doorashooyinka.
1
19
Xisbiga Towfiiq oo Sheegay in ay Cadaalad ka rajeynayaan Maxkamadda Sare.
Xisbiga Towfiiq oo Sheegay in ay Cadaalad ka rajeynayaan Maxkamadda Sare.
539
20
Hay'ada samafalka ee Dr's Hawa Abdi Foundation oo Isbitaal, Iskuul, iyo ceelbiyood ka dhagax dhigtay deeganada dhariyow iyo d
Hay'ada samafalka ee Dr's Hawa Abdi Foundation oo Isbitaal, Iskuul, iyo ceelbiyood ka dhagax dhigtay deeganada dhariyow iyo dhanaane.
514