Shabelle TV
Open in Telegram
Shabelle TV is part of Shabelle Media Network (SMN) which is based in the United Kingdom.
Show more2 793
Subscribers
+1224 hours
+447 days
+14130 days
Posts Archive
2 793
DEG DEG: Maxkamadda sare ee dalka oo maanta go'aankii ugu dambeeyay ka soo saareysa doorashada Galmudug kadib dacwadii uu u gudbiyay Sheekh Shaakir.
2 793
Suldaanka Beesha Saruur Suldaan Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Cirroobe oo lagu soodhaweeyay Gaalkacyo.
2 793
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) oo dhawaan dib u billowday dardargelinta wajiga labaad ee gurmadka bulshada nugul abaaraha.
2 793
“MW Xasan Puntland in uu inqilaabo oo uu qabsado ayuu rabay sidii Baydhabo Laakiin wuu ku soo jabay”.
Eng Maxamad Maxamuud Beyle Af-hayeenka Madasha Samatabixinta.
2 793
Urur Siyaasadeedka Karaama ayaa sheegay in uusan aqbali doonin natiijo kasta oo aan waafaqsaneyn xogta ay aruuriyeen wakiilada ururka.
2 793
“Keydka Sagaal bilood oo Mushahaar ah ayey Nabad iyo Nolal uga tagtay Xasan Sheekh, Farmaajo in dib loosoo celiyo ayaan qabaa”.
Wasiirkii Hore ee arrimaha Dibada Maxamed Cabdirisaaq.
2 793
Guddoomiye Cabdimajiid “Shangaani biyo dambe ma fariisan doonaan, waxaan dhagax dhignay Mashruuc weyn oo biyo mareen ah.”
2 793
Wiilkii Deegaanka Daaru-nicma Calanka AS ka dejiyey ee saaray Calanka Soomaaliyeed oo lagu abaalmariyey Muqdisho.
2 793
Xildhibaan Xaadoole: “Qori waa diidanahay balse Mucaaradnimo aduunka ayaa ku dhisan”.
2 793
MW Xasan Sheekh: “Mucaaradoow banaanbaxa oo ceytama balse qori lama ogola, awooda qoriga Dowladda ayaa leh”.
2 793
Tacadiga iyo xabsi ku haynta sharci darrada ah ee Sacdiyo Macallin Cali waxay markhaati u tahay dul qaad la'aanta madaxda muddo dhaafka ah, waana nasiib-darro.
2 793
Hey’adda SoDMA oo Deeq raashiin ah gaarsiisay Magaalooyinka Gaalkacyo, Jariiban, iyo Goldogob ee Dowlad-goboleedka Puntland.
2 793
Musharaxa hoggaamiyaha Galmudug xisbigga SINCAD Cabdiqaadir Diiriye Cadaawe oo maanta codkiisa ka dhiibtay magaalada Dhuusamareeb.
2 793
Tababar kor loogu qaadayo aqoonta, xirfadaha iyo tayada ardayda wax ku barata deeqda waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation, oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.
2 793
Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo dowladda ka dalbaday inay dhisto wadada Wadnaha oo muhiim u ah isu socodka Suuqa.
2 793
Ganacsatada Suuqa Siinaay oo Cabasho xoogan ka muujiyey shaqsiyaad lagu wareejiyey Suuqaasi.
2 793
"Cayilkeyga iyo jug horay ii soo gaartay ayaa sababtay in lugteyda qaloocato, haddana Jilibkii ayaa layga badalay"
Prof Dalxa oo jilbaha looga Badalay Isbitaalka taqasusiga ah ee Muqdisho.
2 793
“Aadanoow Dadka Digil iyo Mirifle kusoo duulay ayaad kamid tahay, Hadaad Hal habeen nabad ku seexatid anigaa beenloow ah”.
Taliye Shub oo U Hanjabay Hogaamiye Aadan Madoobe.
