en
Feedback
Shabelle TV

Shabelle TV

Open in Telegram

Shabelle TV is part of Shabelle Media Network (SMN) which is based in the United Kingdom.

Show more
2 774
Subscribers
+424 hours
+427 days
+11930 days
Posts Archive
Xil Odowaa: “Madaxweynaha xooga ku jooga Villa Somalia ha ogaado in Xooga waqti leeyahay oo sidii Farmaajo laga saari doono”.

Xil Sareedo: “Ninka Warqada KGS aqrinaayey Isagaa AS ah oo Xamarweyne Saanbuuska ku dubi jiray”.

“Wax heshiis lagu yahay ayaa loo baahanyahay, wax nin garabka u saaran meel xun ayey nagu wadaan”. Wasiirkii Hore ee Cadaalada Sheekh Cabdiraxmaan Janaqoow.

“Siyaasi reer Puntland ah oo ilaa Carta wareega Labaad doorashada Federaalka soo gaaray majiro, sababtu waa ciqdiga iyo Soomaali ka cararka Garoowe yaala”. Wareysi: Sheekh Cali Wajiis.

Hanti-dhowrihii hore ee Qaranka Dr Nuur Jimcaale oo garab siiyey Qoys Naafo ah oo ay Dowladooda ka barakicisay Xaafada Tookiyo.

“Cali Yare Mucaarad iyo Muxaafid wuxuu rabo ha ahaadee waa qof isku heysta Umadda Soomaaliyeed”. Senator Cabdiweli Garyare.

“Soodhaweynta loo sameeyay Cali Yare ayaa laga ogaanayaa Qofka uu yahay”. Dr Maxamed Aadan Koofi.

“Heshiis uu la galay Cali Yare Dowladda ma ogin balse nin ku taagan Mowqifkiisa ayaan ku ogahay”. Xildhibaan Gama’diid.

DEG DEG :Gudoomiyihii amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir oo si maqaam sareysa loogu soo dhaweeyay Muqdisho.

“Waxaa Soodhaweynta Cali Yare iiga muuqata in uu yahay Hogaamiye”. Xildhibaan Caana-Nuug.

DEG DEG: Diyaarada sida Guddoomiyihii hore ee Amniga iyo Siyaasadda Muqdisho Cali Yare Cali oo goordhow la filayo in ay soo caga dhigato Garoonka Aadan Cade.

Munaasabad lagu Daah-furayay qeybo cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaalka Muqdisho General Hospital oo lagu qabtay Muqdisho.

“Nimanka Mowliidka diida waxa ay Towxiidka u qeybiyaan Sedex qeybood, Islaamka oo dhana ma qabo arrintaas”. Barnaamijka Dowga Toosan waxaa marti ku ah Sheekh c/fitaax Usuuli waxaana Soo jeedinaya Cali Xeydar Wanaajiye.

"Walaaleheen Abgaal Lix sano ayay xukunka joogeen, waxa kaliya ee layskula joogi karo waa in Xawaadle Madaxweynaha la siiyo, sabab ay ku weyn karaan majirto". Xildhibaan Cabdiraxmaan Gureey.

Soomaaliya iyo Dalalka Deriska oo isku raacay xoojinta amniga Badda xilli ay kordhayaan weerarada Burcad-badeedda.

Munaasabada Caleemasaarka Nabadoonka Cusub ee Beesha Cali Gardhaale Bariise Mataan, Nabadoon Faarax Maxamed Xasan Qeyseey oo lagu qabtay Deegaanka Ceeloow ee degmada Warshiikh ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Xil Ifraax Naaleeye: “Mukhtaar Rooboow oo AS ahaa ayaa Baarlamaanka dhex jooga maanta oo dhiiga dadkeena kasoo macaashay”.

DEG DEG: Maxkamadda Sare ee Dalka oo Go’aamisay in dib loogu laabto Doorashaddii Galmudug ka dhacday kadib markii musuq iyo wax isdabamarin lagu eedeeyay Guddiga Doorashooyinka.

Xisbiga Towfiiq oo Sheegay in ay Cadaalad ka rajeynayaan Maxkamadda Sare.

Hay'ada samafalka ee Dr's Hawa Abdi Foundation oo Isbitaal, Iskuul, iyo ceelbiyood ka dhagax dhigtay deeganada dhariyow iyo dhanaane.