Dhuux Jaceyl 🌸
Open in Telegram
Kusoo dhowow dhuux jaceyl 🌸𝐄𝐫𝐞𝐲𝐨 𝐉𝐚𝐜𝐚𝐲𝐥 🌷 🌸𝐆𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫 𝐉𝐚𝐜𝐚𝐲𝐥 🎙 🌸𝐗𝐢𝐤𝐦𝐚𝐝𝐨 𝐉𝐚𝐜𝐚𝐲𝐥 📕 🌸𝐄𝐫𝐞𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐢𝐢𝐫𝐨 𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧 Nagu soo biir soo hel qormo ku raali galisa.
Show more8 989
Subscribers
+524 hours
+77 days
-3030 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '26
September '26
+53
in 0 channels
August '26
+143
in 0 channels
Get PRO
July '26
+213
in 0 channels
Get PRO
June '26
+117
in 0 channels
Get PRO
May '26
+120
in 89 channels
Get PRO
April '26
+152
in 90 channels
Get PRO
March '26
+226
in 64 channels
Get PRO
February '26
+233
in 102 channels
Get PRO
January '26
+283
in 131 channels
Get PRO
December '25
+306
in 126 channels
Get PRO
November '25
+80
in 111 channels
Get PRO
October '25
+237
in 145 channels
Get PRO
September '25
+328
in 167 channels
Get PRO
August '25
+485
in 140 channels
Get PRO
July '25
+490
in 47 channels
Get PRO
June '25
+461
in 66 channels
Get PRO
May '25
+447
in 66 channels
Get PRO
April '25
+418
in 66 channels
Get PRO
March '25
+546
in 50 channels
Get PRO
February '25
+627
in 132 channels
Get PRO
January '25
+747
in 131 channels
Get PRO
December '24
+641
in 161 channels
Get PRO
November '24
+438
in 166 channels
Get PRO
October '24
+446
in 162 channels
Get PRO
September '24
+498
in 165 channels
Get PRO
August '24
+467
in 110 channels
Get PRO
July '24
+254
in 0 channels
Get PRO
June '24
+241
in 1 channels
Get PRO
May '24
+308
in 0 channels
Get PRO
April '24
+492
in 37 channels
Get PRO
March '24
+1 177
in 48 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 10 September | +7 | |||
| 09 September | +3 | |||
| 08 September | +5 | |||
| 07 September | +4 | |||
| 06 September | +4 | |||
| 05 September | +8 | |||
| 04 September | +7 | |||
| 03 September | +4 | |||
| 02 September | +8 | |||
| 01 September | +3 |
Channel Posts
Repost from N/a
Kooxda @SYLTEAM10
Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!
🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗
@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan
Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
| 2 | Quruxdeedu kuma eka muuqaalka indhaha lagu arko balse waxaa ka sii qurux badan qalbigeeda daahirka ah iyo akhlaaqdeeda wanaagsan Hadalkeedu waa degan yahay ixtiraam ayay ku hadashaa qof walbana waxay kula dhaqantaa naxariis iyo edeb Wanaageedu waa astaan lagu yaqaan mar walbana waxay jeceshahay inay dadka farxad geliso....❤️🩹🫂🫀💐💍💋🔐
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 932 |
| 3 | Waxaa laga yaabaa in noloshu mararka qaar imtixaano ina soo marto, balse jacaylka aan kuu qabo ma yaraado ee maalin kasta wuu sii kordhaa Adiga ayaad tahay qofka qalbigaygu doortay mana jiro qof aan kula barbar dhigi karo Wax kasta oo aan maanta ahay farxaddayda qayb weyn ayaad ka tahay Waxaan rajaynayaa in maalmaheenna ugu quruxda badan ay weli inoo harsan yihiin oo aynu mar walba is garab taagnaanno farxad iyo murugaba.....❤️🩹🫂🫀💐💍💋🔐
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 958 |
| 4 | Ma doonayo inaan kuu ballanqaado wax aanan awoodin balse waxaan rabaa inaad ogaato in meel gaar ah aad qalbigayga kaga jirto Mar kasta oo aan kula hadlo ama aan magacaaga arko, waxaa igu soo dhaca dareen aan erayo badan lagu sheegi karin Waxaad noqotay qof aan xasuustiisa si fudud uga bixi karin qof aan jeclahay inaan mar walba wanagiisa arko farxadiisana qayb ka noqdo.......❤️🩹🫂🫀💐💍💋🔐
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 943 |
| 5 | Mararka qaar erayadu way gaabiyaan inay muujiyaan waxa qalbigu dareemayo laakiin haddana waxaan rabaa inaan kuu sheego in adigu aad tahay hadiyadda ugu qaalisan ee noloshayda soo martay Maalin kasta oo aan indhahaaga eego waxaan dareemaa xasillooni aan meel kale ka heli karin dhoolla-caddayntaaduna waxay iga dhigtaa inaan iloobo daalka iyo murugada oo dhan......❤️🩹🫂🫀💐💍💋🔐
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 1 014 |
| 6 | 📖 Tatbith – Qur’aan Memorization App
Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murājaʿada Qur’aanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) — nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murājaʿo.
✅ Habab xifdin oo kala duwan
🎧 Qur’aan dhageysi & ku celcelin
📖 Hifdh Method oo nidaamsan
🔁 Murājaʿo iyo xifdiga oo la adkeeyo
📊 La soco horumarkaaga
💯 100% Bilaash
📖 Habka Subac
Google Play:
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tatbith.app | 877 |
| 7 | Kooxda @SYLTEAM10
Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!
🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗
@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan
Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd | 510 |
| 8 | In lagu jeclaado waa mudan tahay waayo qarnigan lama helaayo qof adoo kale ah Hppie qalbigayga waxaad ka noqotay iftiin aan damin xitaa marka mugdi igu hareereeyo waxaad tahay qofka aan ku nasto aan ku aamino aan ku farxo mar kasta oo aan kaa fikiro qalbigaygu wuu degaa adigaa iga dhigay jacaylka macnihiisa mid dhab ah oo la dareemi karo waana sababta aan kuu arko mid aan la heli karin qof kula mid ah lama arag mana jiri doono qof iga buuxin kara booska aad igu leedahay waxaad tahay doorashadayda kaliya iyo rajadayda ugu weyn mar walba waxaana rajaynayaa in aad ila sii ahaato adigoo ah sida aad tahay quruxda qalbigaaga iyo dabeecaddaada wanaagsan waa wax aan la qiyaasi karin Hppie...♥️🥺
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 1 591 |
| 9 | Kooxda @SYLTEAM10
Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!
🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗
@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan
Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd | 607 |
| 10 | Farxaddaydu markasta oo aan ku dheehdo muuqaga qalbigaygu wuxuu dareemaa deganaansho iyo farxad aan erayo lagu qiyaasi karin indhahaygu waxay ku nastaan aragaaga qalbigayguna wuxuu jeclaystaa joogitaankaaga wada jirkeenna wuxuu ii yahay hadiyadda ugu qaalisan ee aan haysto maalin kasta waxaan Alle uga mahadceliyaa inaad noloshayda qayb ka tahay waayo dhoolla cadeyntaada ayaa iftiin u noqota qalbigayga jacaylkaagana wuxuu iga dhigaa qof faraxsan waxaan rajaynayaa in farxadeena iyo wada jirkeenna ay sii waaraan weligood qalbi.....❤️🩹🫂🫀💐💍💋🔐
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 1 414 |
| 11 | Qof walba noloshiisa waxa ku jira qof qalbigiisa meel gaar ah ka gala laakiin aniga adiga waxaad ii tahay qofka ugu qiimaha badan ee aan Alle igu mannaystay joogitaankaaga wuxuu qalbigayga ku beeraa farxad deganaan iyo rajo mar kasta oo aan kula hadlo ama ku arko waxaan dareemaa inaan haysto wax aan dunida oo dhan ka qaalisan yahay dhoolla caddayntaada waxay ii tahay farxad hadalkaaguna wuxuu ii yahay degganaansho waxaan rajaynayaa in farxaddeenna ay sii jirto qalbiyadeennuna ay mar walba isku sii dhowaadaan hppie.....❤️🩹🫂🫀💐💍💋🔐
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 1 413 |
| 12 | Hadii qalbigaagu si dhab ah qof u jeclaado masaafadu ma kala fogeyso quluubta is fahantay Waqtigu wuu socdaa maalmuhuna way is bedelaan laakiin jacaylka runta ahi ma yaraado ee wuu sii xoogaystaa Qofka qalbigaaga deggan wuxuu kula jiraa farxadaada iyo murugadaada xitaa haddii indhahaagu aysan maalin kasta is arkin Xusuustiisu waxay noqotaa iftiin qalbigaaga ka dhex baxa.....❤️🩹🫂🫀💐💍💋🔐
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......DUHUR 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 1 342 |
| 13 | 𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇
@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin
Admin - @Zaxiibka_nolosha
https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z | 702 |
| 14 | Xiisahaagu ma aha mid erayo yar lagu cabbiri karo mana aha wax qalbi si fudud u qarin karo Waa dareen maalin kasta igu so kordha waayo qalbigaygu meel walba oo uu eego adiga ayuu kugu raadinayaa Mararka qaar waxaan is iraahdaa maxaa qof keliya qalbiga sidaas ugu weynaan kara, laakiin marka aan adiga kaa fikiro jawaabtu way ii caddaanaysaa Waxaad noqotay qof aan xusuustiisu iga fogaan qof aan maalintii ka fikiro habeenkiina aan xasuusto......❤️🩹🫂🫀💐💍💋🔐
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 1 337 |
| 15 | Waxaan jeclaan lahaa inaan kula joogo marka aad faraxsan tahay si aan farxadaada ula qaybsado iyo marka aad murugaysan tahay si aan kuu noqdo garabka aad ku nasto Marna ma doonayo inaad dareento kalinimo waayo qalbigaygu wuxuu kuu ballanqaaday inuu kula jiri doono xaalad kasta Adiga ayaan kuu noqon doonaa qof ku garab istaaga ku ixtiraama, ku qiimeeya, kuna jeclaada, maalin kasta si ka badan tii ka horraysay......❤️🩹🫂🫀💐💍💋🔐
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 1 527 |
| 16 | Haddii adduunku kun jeer is beddelo, qalbigayguna hal qof ayuu mar walba dooran doonaa. Dooro adiga, waayo adiga ayaa qalbigayga baray waxa ay tahay in qof si dhab ah loo jeclaado. Ma aha quruxdaada oo keliya waxa aan jeclahay, balse waa qalbigaaga, dabeecaddaada, hadalkaaga iyo sida aad ii dareensiiso inaan leeyahay qof aan mar walba ku tiirsanaan karo.....❤️🩹🫂🫀💐💍💋🔐
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 1 514 |
| 17 | 𝗨𝗽𝗱𝗮𝘁𝗲 🚨
Soo laabasho wanaagsan dhammaan xubnaha Kooxda Wadajir.
Muddo ayaan ka maqnaa shaqada kooxda, balse hadda kooxdu dib ayay u bilaabeysaa shaqadii Insha Allah.
Waxaan rajaynaynaa wada shaqayn wanaagsan iyo horumar cusub.
Haddii aad qabtaan wax faahfaahin ama su’aalo, fadlan kala xiriira
𝗞𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝗪𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 𝗧𝗲𝗮𝗺
𝗚𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗲: @cilmooge1
FG : Xubnaha Kooxda ka baxay walaga saray channels kooda
Kooxda Wadajir.
◎━━━━━✯━━━━━━◎
⎉ 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗱 ⎉ | 1 305 |
| 18 | 𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇
@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin
Admin - @Zaxiibka_nolosha
https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z | 701 |
| 19 | Waxaan kuu rajaynayaa caafimaad farxad iyo guul aan dhammaanayn Waxaan doonayaa in dhoola cadayntadu aysan marna lumin waayo adigoo faraxsan ayaan aniguna farxaa
Mar kasta oo aan indhaha isku qabto waxaan ku arkaa adiga Mar kasta oo aan ducaysto waxaan Alle ka baryaa inuu jacaylkena xoojiyo qalbiyadenana mideeyo, kana dhigo mid ku dhisan kalgacal, ixtiraam, iyo daacadnimo.....❤️🩹🫂🫀💐💍💋🔐
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 1 621 |
| 20 | Waxaan kuu rajaynayaa caafimaad farxad iyo guul aan dhammaanayn Waxaan doonayaa in dhoolla caddayntaadu aysan marna lumin waayo adigoo faraxsan ayaan aniguna farxaa Mar kasta oo aan indhaha isku qabto waxaan ku arkaa adiga Mar kasta oo aan ducaysto waxaan Alle
ka baryaa inuu jacaylkeenna xoojiyo, qalbiyadeenana mideeyo, kana dhigo mid ku dhisan kalgacal, ixtiraam, iyo daacadnimo......❤️🩹🫂🫀💐💍💋🔐
FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)
❤️ ㅤ 💬 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
📸◌ོ| Zaxiibka Wanaagsanོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯
🦋🌺⚘......SUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸 | 1 |
