cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Dhuux Jaceyl 🌸

Kusoo dhowow dhuux jaceyl 🌸𝐄𝐫𝐞𝐲𝐨 𝐉𝐚𝐜𝐚𝐲𝐥 🌷 🌸𝐆𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫 𝐉𝐚𝐜𝐚𝐲𝐥 🎙 🌸𝐗𝐢𝐤𝐦𝐚𝐝𝐨 𝐉𝐚𝐜𝐚𝐲𝐥 📕 🌸𝐄𝐫𝐞𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐢𝐢𝐫𝐨 𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧 Nagu soo biir soo hel qormo ku raali galisa.

Більше
Рекламні дописи
2 156
Підписники
-224 години
+657 днів
+20130 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Jacaylka ugu wanaagsan waa marka aad hesho qof imaan kaaga koriya korna u qaada. waa mid kaa dhiga qof cibaado badan Allah-nagu hogaansan. waa mid kugu kaalmeeya aduunka, waayo qofkaasi wuxu raba inuu adduunka kugu caawiyo si uu janada kuugula kulmo oo aydaan nolosha adduun iyo janadaba isu seegin Eebow nagu arsaaq Jacaylka❤️ ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ 🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦𝗓𝗇......❤️🌸 @DhuuxJaceyl
Показати все...
6
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Jacaylku mahan mid ku Haboon maalmo isbuucyo amase Bilooyin😫❤️ Balze waa Qiso dhab ah taas oo aad maalin walba xasuusan doontid kuna bari doonta naxariista iYo Dareen🥺❤️🫂 kana dhigi doonta daacad qofaan jcl soaring dhayo maleh.❤️🌹🥀🥰🥹 ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ 🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦𝗓𝗇......❤️🌸 @DhuuxJaceyl
Показати все...
7
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Daciifnimo maaha inaad gabadh aad jeceshhy waxay ay jeceshhy ind usamayso ‘inaad ka farxiso qlpigeega inaad fuliso balan wlpa oo aad kaqaaday inaad lafadhiisato ood latashato inaad lasaaxiibto oo aad kufaanto inaad lajoogto lana qaybsto marxalad wlpa lkn waxa doqoniimo inaad kaxishoto jacaylkeeda haweenku wa hadyada ugu qaalisan dunida isdabci una naxariso ilaa ay kaxaqiiqsato inaanu jirin geesi adigo kale ah….❤️🫂🙈 .. My quens ❤️🧕😭 ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ 🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦𝗓𝗇......❤️🌸 @DhuuxJaceyl
Показати все...
6👍 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    📍Ku biir📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Hagaha_nolosha @halgnka @Maskax_maaal @qoraal09 @Manhadal @dhiiriye @Dabiibe_Jacayl @Cilmu_nafsi_10 @Naxariis_jacayl 🥺 Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
Показати все...
HALKAAN TAABO 📌
Repost from N/a
Фото недоступнеДивитись в Telegram
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Показати все...
𝗝𝗼𝗶𝗻 𝗻𝗼𝘄 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 ❤️
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Waxaa fiican inta aadan ku fikirin sida loo gaaro hadafka nolosha inaad fahanto maaraynta nolosha. Sabab? Sababtoo ah marka ad naftaada ka adag tahay waxaa suurto gal kuu noqonayaa wax walbaa oo aad ka leedahay nolosha. Dad badani waxay jecelyihiin in ay gaaraan meelo sare oo ay ku riyoonayaan laakin riyadoodu ma noqoto mid dhab ah. ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ 🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦𝗓𝗇......❤️🌸 @DhuuxJaceyl
Показати все...
8🕊 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Ku dayo nabi muxamed ﷺ asaga ayaa ah hogaamiyaha libinta, ahna midka natusiyey guusha, ahna midka nugu hanuuniyey wadada badbaadada. 💜😊 Ku dadaal wax-bixinta haba yaraatee, taasi waxay tirtirtaa gafafka, qalbiga ayey farxad galisaa, waxay tagsiisaa murugada waxay siyaadisaa risqiga.🖤🙂 Adoomada Allah kuwa ugu farxada badani Waa kuwa ugu wax bixinta badan wanaaga jecel , 💯✨️ ❤️ ㅤ  💬       🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ 🦋🌺⚘......ℂℍ𝕌𝕄𝔸 .𝕂𝔸ℝ𝕀𝕀𝕄......❤️🌸 @DhuuxJaceyl
Показати все...
6🥰 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 : @halgnka @wadnojacayl @Darenjaceyl1 @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @noloshuwaaguul @Xikmadoiyodhiirigalin 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠 ~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
Показати все...
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗹𝗹 ♥
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    📍Ku biir📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Hagaha_nolosha @halgnka @Maskax_maaal @dhiiriye @Dabiibe_Jacayl @Cilmu_nafsi_10 @Naxariis_jacayl 🥺 Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
Показати все...
HALKAAN TAABO 📌
Фото недоступнеДивитись в Telegram
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 : @halgnka @wadnojacayl @Darenjaceyl1 @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @noloshuwaaguul @Xikmadoiyodhiirigalin 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠 ~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
Показати все...
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗹𝗹 ♥
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.