en
Feedback
WA’ZIIR🖤📜📿

WA’ZIIR🖤📜📿

Open in Telegram
529
Subscribers
No data24 hours
-27 days
-230 days
Posts Archive
Hi guys

Voice message02:01

Dhambaalka 24aad 📜💞 Casharka manta :- ○ dad ayaa jira manta waqtigooda iyo tamartodaba ku bixiya inay sarifaan hadalka ooy ukala gudbiyaan dadka waana waxa baraha bulshada haysta maanta Namiimiyaha waxa lagu cadaabaya qabriga sida uu nabigu inoo shegay sida darteed ka fogow iskana ilaali 🫱🏻‍🫲🏼

"وَلَا تُطِعْ كُلَّ حَلَّافٍ مَّهِينٍ*هَمَّازٍ مَّشَّاءٍ بِنَمِيمٍ

Voice message02:47

90maalmood & 90xadiith M : 35aad iyo xadiith ku saabsan soonka shacbaan 🍂 عن أَبِي هُرَيْرَةَ رضي الله عنه قال: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ: إِذَا انْتَصَفَ شَعْبَانُ فَلَا تَصُومُوا. (رواه أبو داود والترمذي وصححه الألباني) ➤ Micnaha: Abuu Hurayrah (RC) wuxuu yiri: Nabiga ﷺ wuxuu yiri: "Marka Shacbaan kala barko, ha soominina." ➤ Faa'iidada Xadiiska: Waxaa laga digay soonka laga bilaabo bartamaha Shacbaan ilaa Ramadan haddii aan hore loo soomin. Waxaa loo jeedaa in aan la daalin si Ramadan si firfircoon loogu galo. 🤍

:• Adkaarta hurdada qofkii wax aqriska caajis ka saaran yahay ha dhageysto insha Allah 🤍

Voice message02:40

Voice message01:00

Qisooyinka nabiyada (1).pdf1.46 MB

🤔ACCOUNT lvl 72✅ 🔥X-SUITS: PRICE: 30$ iyo heshish💰 kaLaxiriir 👇 @BABAWAZIIR @REAL_SHUCAACx1

🤔ACCOUNT lvl 71✅ 🔥X-SUITS: PRICE: 35$ iyo heshish💰 kaLaxiriir 👇 @BABAWAZIIR @REAL_SHUCAACx1

🤔ACCOUNT lvl 72✅ ✅GUNS:8 🔫 🔥X-SUITS:✅ PRICE: 98$💰 kaLaxiriir 👇 @BABAWAZIIR

BEST ACCOUNT M4 glc lvl 7 1 cer Cheap price 140$ @BABAWAZIIR

Account old Upgrade 13 Level 78 M416 lvl 4 Qimaha….100$ Laxiriir👇 @BABAWAZIIR

WA’ZIIR🖤📜📿 - Statistics & analytics of Telegram channel @islaamiccs