529
Подписчики
Нет данных24 часа
-27 дней
-230 дней
Архив постов
529
Dhambaalka 24aad 📜💞
Casharka manta :-
○ dad ayaa jira manta waqtigooda iyo tamartodaba ku bixiya inay sarifaan hadalka ooy ukala gudbiyaan dadka waana waxa baraha bulshada haysta maanta
Namiimiyaha waxa lagu cadaabaya qabriga sida uu nabigu inoo shegay sida darteed ka fogow iskana ilaali
🫱🏻🫲🏼
529
90maalmood & 90xadiith
M : 35aad iyo xadiith ku saabsan soonka shacbaan 🍂
عن أَبِي هُرَيْرَةَ رضي الله عنه قال:
قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ: إِذَا انْتَصَفَ شَعْبَانُ فَلَا تَصُومُوا.
(رواه أبو داود والترمذي وصححه الألباني)
➤ Micnaha:
Abuu Hurayrah (RC) wuxuu yiri: Nabiga ﷺ wuxuu yiri:
"Marka Shacbaan kala barko, ha soominina."
➤ Faa'iidada Xadiiska:
Waxaa laga digay soonka laga bilaabo bartamaha Shacbaan ilaa Ramadan haddii aan hore loo soomin.
Waxaa loo jeedaa in aan la daalin si Ramadan si firfircoon loogu galo. 🤍
529
:• Adkaarta hurdada qofkii wax aqriska caajis ka saaran yahay ha dhageysto insha Allah 🤍
