en
Feedback
غَـــ«Rixlah»ــزَّة

غَـــ«Rixlah»ــزَّة

Open in Telegram

Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟

Show more
421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
Kaadida waan ognahay waa nijaas laakiin ma is waydiisay xikmada ka danbaysa in laga dhigo nijaas !! Sabab . Wax walba waxbaa ka danbeeya oo alle udiiday oo hada lasoo ogaaday. Arintaas oo faahfaahsan baan insha'allah qoraal kusoo xardhi doona ee nala joog.

😁 550 subscribe intaad qolka gaadhsiiseen miyaa 511 maraysaan , war dadkaan xagee u yaaceen ? Ma dagaalay rukub dheheen ? Aan idinsoo raace ii sheege anna left ka qaatee 😄. https://t.me/rixllah

Ninka Reer galbeed hadhsiinada u diiday yuhuudna argagaxa galiyay weeye. Wuxuu ka run sheegay mowqifkiisi dagaal ee ku aadana
Ninka Reer galbeed hadhsiinada u diiday yuhuudna argagaxa galiyay weeye. Wuxuu ka run sheegay mowqifkiisi dagaal ee ku aadanaa yuhuuda , wuxuu galay dagaalo aan wali la baahin balse aan horay sirdoonka ula socon . https://t.me/rixllah

عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ ﭬ، قَالَ: قَالَ رَسُولُ الله ﷺ: «مِنْ حُسْنِ إسْلَامِ الْمَرْءِ تَرْكُهُ مَا لَا يَعْنِيهِ». حَدِيثٌ حَسَنٌ، رَوَاهُ التِّرْمِذِيُّ، وَغَيْرُهُ هَكَذَا.

Maalmihii wacnaa baa soo socda hooooy , hala diyaarsado wixii lagaga gudbi lahaa . Qur'aan Duruus Ama jadwal kale. https://t.me/rixllah

Yowmu Carafo haduu alle idmo waxaa suurtagal ah inay ku aadan tahay maalin jumco ah , waxaa halkaas ku kulmaya labo maalmood oo qiimo badan. Ilahow na gaadhsii amiin. https://t.me/rixllah

Voice message13:38

Cod la xidhiidha arintan ayaan soo duubay oo wuu iga ciladoobay dibaan usoo duubayaa.

Voice message06:10

Murugo iyo walbahaar waynaa. Muxuu yahay heshiiska na dhexyaala nimanka sidaa noo xanuujiyay. Maxay ciyaal dooxeen. https://t
+2
Murugo iyo walbahaar waynaa. Muxuu yahay heshiiska na dhexyaala nimanka sidaa noo xanuujiyay. Maxay ciyaal dooxeen. https://t.me/rixllah

Gaaaaaloy gaaalo !! Bal eeg hooyadaa ?? Waa hooyo mana aqaan waxaan kuqiyaaso dareenkeeda walaahi , intay sidaa ugaleen ubadk
Gaaaaaloy gaaalo !! Bal eeg hooyadaa ?? Waa hooyo mana aqaan waxaan kuqiyaaso dareenkeeda walaahi , intay sidaa ugaleen ubadkeedii oo iyadii argagax galiyeen ayay hadhow usoo kala ordayaan soomaaliya markaasay dhahayaan xuquuqdiina ayaan ilaalinaya ama macaluul baan idinka gargaarayna ama hooyo iyo dhalaanka badbaadinaynaa. Keena ka ogalaanaya ee runta moodaya dhimirkuu beelay. https://t.me/rixllah

Ragga waxaan leeyahay hadyada aad ugaynayso Xaaskaaga , ubadkaaga , Walaalaha ama waalidkaa haba yaraatee hadana saamayn bay yeelanaysa ee haka gaabin. https://t.me/rixllah

Professor Dr. Sakariya Sinwar ayaa maanta la xaqiijiyay inuu u geeriyooday dhaawac halis ahaa oo kasoo gaaray duqeyn ka dhacd
Professor Dr. Sakariya Sinwar ayaa maanta la xaqiijiyay inuu u geeriyooday dhaawac halis ahaa oo kasoo gaaray duqeyn ka dhacday xerada Nuseyraat ee marinka Gaza. Waxaa markii hore loo heystay in jugta koowaad uu ku dhintay, balse markii dambe ayaa dhaawaciisa la helay, waxaana la geeriyooday caruurtiisa iyo dad kale oo ku sugnaa xerada. Dr Sakariye waa walaalka Yaxya iyo Maxamed Sinwaar, wuxuuna wax ka dhigayay jaamacad ku taala magaalada Gaza. Allah hau raxmado . https://t.me/rixllah

2daa fariimood ee is daba yaala gaabiskaygii ayaan raali galin idin kaga dhigayaa.😍 Iskusoo noqon wacan.

Hanashada maskaxda Ibnu Aadamka Maskaxda ibnu Aadamka waa albaabka ugu weyn ee lagu hoggaamiyo jirkiisa. Qofkii maskaxda laga
Hanashada maskaxda Ibnu Aadamka Maskaxda ibnu Aadamka waa albaabka ugu weyn ee lagu hoggaamiyo jirkiisa. Qofkii maskaxda laga xaddo, qalbigiisa iyo ficilkiisana waa la hantay. Hanashada maskaxdu waxay ku timaadaa aqoon, xeelad.  Dacaayad, war been ah ama xog la beerayo waxay noqon karaan asbaab hanasho. Diintu waxay faraysaa in maskaxda laga ilaaliyo wax kasta oo xumeeya. Qofka furan oo aan feejignayn, maskaxdiisa waa sahal in la cabbiro.Ilaalinta maskaxda waa ilaalinta qofnimada oo dhan. Hadana maskaxdaada ha u ogalaan inay dhuuxdo jaraaidada , codadka iyo muuqaalada Gaalada. Si ayna maankaaga u xadin. https://t.me/rixllah