en
Feedback
غَـــ«Rixlah»ــزَّة

غَـــ«Rixlah»ــزَّة

Open in Telegram

Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟

Show more
421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
Mid baa hada kahor igu arkay Sunnan ibnu Maajah waqti aan ku qiyaasayo 2017kii . Wuxuu yiri saxiib "Haku talaxtagin kitaabka " yacni wax walbo gudihiisa kujira haqaadan yaadan bahaloobine 😂. Isma waaline waxaa iri "Waan usimanahay dalabka diinte intaadan bari asaaga daba fadhiisan wax baro" Bishii tagtay dhamaadkeedii buu isoo wacay isoo leh "sheikhow fin yar baan bujiyay ee waysada ma iga jabtay" Markaad carab iyo carabiba sas kaqabto mushkiladaasay leedahay. Ubad badan baa diinta loogala cararaa oo walaahi ah oo bilaahi ah si diintu saamayn ugu yeelan. Markuu Quranka mar dhameeyo baa dugsiga laga bixiyaa . https://t.me/rixllah

Waxaa laabtayda holcinaya dabka ka daaran Qaza .🔥

Sanyare - Wuxuu kamid ahaa Ardaydii ku xidhnayd Masaajidka 6ka ama kutaxnaa duruusta Sh umal. https://t.me/rixllah
Sanyare - Wuxuu kamid ahaa Ardaydii ku xidhnayd Masaajidka 6ka ama kutaxnaa duruusta Sh umal. https://t.me/rixllah

Firdhiye - Wuxuu kamid ahaa ardaydii Sh Umal sidookale wuxuu kamid ahaa ganacsatadii suuqa Islii ee Nairobi kenya. https://t.
Firdhiye - Wuxuu kamid ahaa ardaydii Sh Umal sidookale wuxuu kamid ahaa ganacsatadii suuqa Islii ee Nairobi kenya. https://t.me/rixllah

Gaabintayda aan kagaabiyay qoraalada aan halkan kusoo qorayay waxaan ku canaanayaa naftayda. Ishii ugu badnayd ee aan wax kasoo xiggan jiray waxay ahayeen Facebook iyadiina waan kamaqanahay mudo , waxaan sidookale kamaqanahay platform yo kale oo aan kasoo xogan jiray muuqaalada. Waan kaxumahay markale , waan dareemayaa inay ayaamuhu diwaan galinayaan warqado madhan oo maalmuhu idhaafayaan anoo waxba qorin oo boggii maalintaas uu madhan yahay. Waxaan qarka usaaranahay inaan lumiyo ula jeedooyinkii aan ufuray rixlah. https://t.me/rixllah

محطّات من حياة شهيد شيخ سيد قطب رحمه الله

"Nabad diid" hadaad maqashay. { وَإِذَا تَوَلَّىٰ سَعَىٰ فِی ٱلۡأَرۡضِ لِیُفۡسِدَ فِیهَا وَیُهۡلِكَ ٱلۡحَرۡثَ وَٱلنَّسۡلَۚ وَٱللَّهُ لَا یُحِبُّ ٱلۡفَسَادَ } [Surah Al-Baqarah: 205] https://t.me/rixllah

"Wiil yar oo kabo la'aan ah ayaa dhowr tank hormaray kadib na saartay miinadii xaga sare ee tangiga , intaas kumadayne intuu
"Wiil yar oo kabo la'aan ah ayaa dhowr tank hormaray kadib na saartay miinadii xaga sare ee tangiga , intaas kumadayne intuu ka daba koray oo ganjada kadhuftay miinadii buu kuriday daloolkii ay hawada ka qaadanayeen." Film la jilay maahane waa xaqiiqo. Taariikhda waxa jafaya oo diwaanka wax kabadalaya waa dhalinyaro. https://t.me/rixllah

Diyaarad cusub ayay soomaaliya soo gadatay i aamin. 😳 Armay kiro tahay 😁. Waxaan arki jiray reero guuraya oo dad kasoo qaat
Diyaarad cusub ayay soomaaliya soo gadatay i aamin. 😳 Armay kiro tahay 😁. Waxaan arki jiray reero guuraya oo dad kasoo qaata neef geela oo ay rartaan. https://t.me/rixllah

Mid i ag fadhiya kulahaa "Xassan sheikh shaydaankiisii wuu ka caajisay inuu uwaxyoodo " . Ibliis baa ku wareeray odayga 😂. Xaange dhib badanaa. https://t.me/rixllah

😂 Way badsadeen . https://t.me/rixllah
😂 Way badsadeen . https://t.me/rixllah

Xassan waayihiiisii Waa taariikh tagtay , Waa sida kaluun biyihii kadhamaadeen oo kale. 😂 Maalmo yar baa u hadhay May - 2026
Xassan waayihiiisii Waa taariikh tagtay , Waa sida kaluun biyihii kadhamaadeen oo kale. 😂 Maalmo yar baa u hadhay May - 2026. https://t.me/rixllah

3 culays 😒 Curyaan Hooyonimo Ubad. https://t.me/rixllah
3 culays 😒 Curyaan Hooyonimo Ubad. https://t.me/rixllah