غَـــ«Rixlah»ــزَّة
Open in Telegram
Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟
Show more421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
In kudhow 10 mar ayaan dib umasaxay cod aan ka diyaarinayay sharaxaad la xidhiidha mowduucan. Maadaama uu yahay mowduuc muhiim ah.
Maanta kaliya wax 5 kudhow masaxay runtii , saad wax uduubayso ayaa dariska cunug jiqiiq ka dhahayaa ama hoonka gaadhi kusoo galaya ama qof kuu yeedhayaa amaba lagusoo wacayaa😂.
Imtixaan weeye waxa ihaysta oo aan isbuuca ufadhiyo. Ma shaydaankaaba rabin inaan mowduucaan ka hadlo .
Haku farxo ama haka noxo waan soo socdaa.
Gabadh markay gasho waxa loo yaqaano Dhiiga C**dada (الدوره الشهريه) waxay gashaa xaalado kabaxsan xaaladaha caadiga ah.
Culays, xanuun , daal iyo jahwareer kuyimaada aawadeed ayuu allah 75% kaga saraqaaday cibaadadii uu kulahaa.
Ragga maxaa lagudboon marka dumarku marxaladahaas galaan.
Sir baan daaha ka qaadayaa !!
Waa mowduuca waan faaqidi doono insha'allah.
Nika ragga ah waa inuu iska dhigaa nin ragg ah.
Waxaa xeerka ragga ceeb ka ah inuu ninku:-
Walaashii ximin ama xaasidin.
Xaaskiisa ximinin ama la xifaaltamin.
https://t.me/rixllah
Dhex jooga meelaha qariban sida tiktok iyo si guud aaladaha mediaha oo lagtoodu aanan lahayn khayr badan waxay dilaan damiirka iyo hanka qofka muslimka waxaana kudhinta Imaankiisa ilaa ay caadi la noqoto xumaantii.
Waa sababta marka la arko gabadh ama wiil xumaanto si muuqata ugu kacaya aan isku waydiino aaway walaalohood inaadeer malaha miyaa ??
Damiirkii ayaa bakhtiyay Qiiradiina way katagyay imaankiina wuu yaraaday ilaa danqashadii qalbiga ay kaguurtay mid kaas ayaana ah imaan midka ugu liita.
https://t.me/rixllah
Meelaha qaar waxaa jira damiirka iinsaanku uu kudhinto , saad uleedahay is bakhtii iyo cabaar sug ayaad arkaysaa iyadoo ay kuu bariday arooryo baas.
Waxaa kuu baryay aroor aan wacnayn aroor naftu la qabatintay wixii ay shalay diidanayd , aroor naftu agteeda ay caadi katahay wax walba xishoodkiina katagey.
Nasallulaaha Salaaam..
https://t.me/rixllah
Malxamada masiiriga ee kasocota Qaza waa mid gaal iyo muslim ba duruus ka qaadanayo.
Sawir walba oo taariikhda u galilahaa qaza oo ah dad la dulaysanayo waxaa maro xariir ah oo xiisaya ka qaadaya dusha kasaaraya wiilal si haadkii taangiyada ku boodaya.
Dhacdana mid bay ka xiiso badan tahay.
Horay uma dhicin waxa socda.
Dhalinyaro badan oo aan horay uga tirsanayn ururka muqaawamada ayaa hada kubiiray iyagoo og inaysan noolaayn ayay ka doorbideen.
Naf hurka iyo sida fariidnimada ee ay naftooda alle iga iibsanayaan iyagoo kudhiiranaya halis ku hoos qadsoon halis kale , dabaabado is eegaya iyo diyaarado ilaashanaya.
Kadib marku alle ka arkay siday daacad ugu yihiin la xisaabtanka yuhuuda ayuu alle makaniyay .
Reer Qaza oo wali dagaalamaya walina samaynaya ficilo horay taariikhdu u diwaan galin . waxa kadanbeeya halgankaas wali jira waa sugnaan alle siiyay.
https://t.me/rixllah
Hadaad aragto ubad yar oo laga kari layahay telefon, Hooyadii ayaa ku imtixaaman telefonka.
Xaqiiqo.
Dulqaadka.
In ka badan 3 habeen ayaan program data ku dhex dajiyay oo aan tiro 3 habeen ah ku guul daraysay .
Waxaan habeen walba dul fadhiisanayay laptop ka 10pm waxaana kadul kacayay 1:00AM marka laga reebo habeen aan gaadhay 2:00AM .
Waan ogaa inaan lakulmayo waxan oo jahwareer ah oo guushu ku imaan ciyaar. Allah wuxuu qadaray sabar dheer kadib habeenkii 4aad inaan kagaadho guul oo ii hagaago.
ULA JEEDKA.
Dulqaadka looma dhashee waala iska doon doonaa guushuna kuma timaado ciyaar iyo daqiiqado kooban , waqtiga ayaa kula durki kara.
Akhii wa ukhtii u sabir waxa aad qabanayso kuna seexo inaadan ciyaar ku helayn shay alle kusoo sakhiray maahane.
Markaad heshana ha ilaawin inaad alle wayne u shukriso.
Muhiimada dhanbaalkayga ku sabar waxa aad hayso adkayso xoogaa dhibtaa kuguma koobna waa wax aduunka oo dhan kajira , shirkadu waxay maraan sanado isku dayo ah , daal badan kadib ayay soo saaraan shay bulshada qiimo u leh.
https://t.me/rixllah
قال تعالى ( ومن يَعْشُ عن ذكر الرحمن نقيض له شيطانًا فهو له قرين وإنهم ليصدونهم عن السبيل ويحسبون أنهم مهتدون ) سورة الزخرف "33-38”
Degdeg :-
" Sh umal ayaa cukaashe weeraray , hayay cukaashaa dhaaranaya " 😂
Dhalinyarada wacyigoodu ma koro miyaa ?? Ilaa iyo goorma ayaad xaamasadaan wadaysaan oo odayaashan daba shabkax leedihiin.
Raggii badali lahaa baa la rabaa ee dhalinyaro wax hala barto.
Aqoonta halaga wardoono , waqtigan aad kulimaysaan media ha hala joojiyo.
Wixii ba dagaalki bariga dhexaa kadhigteene.
