en
Feedback
غَـــ«Rixlah»ــزَّة

غَـــ«Rixlah»ــزَّة

Open in Telegram

Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟

Show more
421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
Allahu Akbar! maanta oo ah Yowmu Carafa (يوم عرفة) — waa maalinta ugu fadliga badan maalmaha sannadka ee qof Muslim ah helo.

Qof walaalkaa ah ama waalidkaa ah oo kulaha hadlaya waa wax laga wacan yahay inaad telefon kudul isticmaasho. Waa ixtiraam daro. Waa bilaa qadarin. Waa fududaysi . Waa yasitaan. Waa quudhsi. Qofka isagoo kula hadlaya aad telefonka kudul isticmaalayso intaa aan soo sheegnayba wuu kaa taban karnaa.

Marka Iskaabuladu ku afurayso timir sideedii ah oo qalalan ogow xaaslayaashu waxay ku afuraan timir bilaa lafo ah oo lagu iidaamay macsaro. 😁 Daryeel baa la isku dhaafay. https://t.me/rixllah

Gen . Morgan "Waa in habeenkii soo baabi'inaa .. " Kismaayo 1992. https://t.me/rixllah

Waxaa lasoo xaqiijiyay geerida mid kamid ah Generaladii ina siyaad bare horayna sagaashameeyadii gaystay xasuuq. Mid kamid wa
Waxaa lasoo xaqiijiyay geerida mid kamid ah Generaladii ina siyaad bare horayna sagaashameeyadii gaystay xasuuq. Mid kamid warlord dhadii soomaaliya Morgan. https://t.me/rixllah

Bari dulxijah waa 1 - kow. Ninkii soomaya ha soomo. Ninkii Qur'aan akhris bilaabaya ha bilaabo. Halaga faaidaysto.

🔴عاجل : أعلنت #المحكمة_العليا بـ #السعودية عن ثبوت رؤية هلال ذي الحجة وعليه سيكون: #يوم_عرفة الخميس 5 يونيو. و #عيد_الأضحى ا
🔴عاجل : أعلنت #المحكمة_العليا بـ #السعودية عن ثبوت رؤية هلال ذي الحجة وعليه سيكون: #يوم_عرفة الخميس 5 يونيو. و #عيد_الأضحى الجمعة 6 يونيو.

Muuqaalkan waa 13kii bishan , waa qaza . Halkan waa halka ay ku shahiidayaan DR. Zakariye sinwaad

Walaalka la xabadaynayo. https://t.me/rixllah

Qaza - Ha ilaawin. https://t.me/rixllah

𝗗𝗨𝗟𝗫𝗜𝗝𝗔𝗛 𓏔𓏔𓏔𓏔𓏔 ✿ 𝟣𝟢 𝗄𝖺𝗇 𝗆𝖺𝖺𝗅𝗆𝗈𝗈𝖽 𝖾𝖾 𝗊𝗂𝗂𝗆𝖺𝗁𝖺 𝖻𝖺𝖽𝖺𝗇 𝗄𝖺 𝖿𝖺𝖺𝗂𝖽𝖺𝗒so , 𝖼𝗈𝖽𝗄𝖺 𝗀𝖺𝖺𝖽𝗁𝗌𝗂𝗂 𝗐𝖺𝗅𝖺𝖺𝗅𝖺𝗁𝖺𝖺. •••••••••• https://t.me/rixllah

10- Dulxijah 🍂
10- Dulxijah 🍂

Waa muuqaal xanuun leh , inaalillahi wainaa ilayhi raajicuun, wiilasheeni ma sidaas fudud ayuu doofaar yuhuuda kudilay. Ilahow shahaadadooda ka aqbal . https://t.me/rixllah

Gaza - Waa xaqiiqo dhacday !!😭 https://t.me/rixllah

Wadaadow waan ku ogahay oo waliimo iyo hilib dayn mayside xaajiyada u sheeg marka lagu marti qaado si ay uga nasato shaqada badane jikada. Markaad u sheegto waxay ka dhigantahay tixgalin iyo ixtiraam , iyaduna waxay kudareemaysa inaad qadarinayso. ⛔️Waxaa khalad ah :- intay xaajiyadu jiko kuu gasho oo kusoo kululaato oo soo daasho kadib na soo diyaariso raashin heer saro ah adna aad iskasoo gasho adoo soo dhargay oo findhicilanaya kadib na aad dhahdo si jees jees "Maxaad karisay aniga waansoo casheeyey e ma cuni karee " 🚫😏 https://t.me/rixllah

MAXAY TAHAY SABABTA KAADIDU NIJAAS U NOQOTAY OO AY MUDAN TAHAY IN LA ISKA NADIIFIYO? Bismillaah Allah ayaa mahad leh , mowduuca aan doortay ma ahan mid u baahan micno dheeraada marka la joogo diinta oo aad baa looga dharag san yahay nijaas nimada kaadida . Waxaa jira waxyaalo badan oo alle inooga xaaraanti nimeeyey dhibta ay leedahay aawadeed, waxaa kamid ah hilibka doofaarka oo dhibaatooyinkiisa caafimaad ay la daala dhacayaan dadkii banaystay kadib markuu alle Xaaraanti nimeeyey. Shay walba marka la dhoho waa xaaraan ama mabanaana ogow waxaa jira shay kadhigaya xaaraan alle na waa raxmad badane adoomadiisa uga aqoon badan naftooda kana reebaya waxa dhibaya . Kaadiduna dhibteeda ayaa loo diiday inay jidhka inta kale gaadho. Maxay ka kooban tahay kaadidu? Kaadidu waa dareere ay kelyuhu ka saaraan dhiigga si ay uga sifeynayaan sunta. Waxay ka kooban tahay: Urea (40% ilaa 60%) – Waa sunta ugu badan, waxaana laga sameeyaa burburka borotiinka. Creatinine – Waa Sun kale oo ka dhalata muruqyada. Ammonia – Waa Sun aad u ur xun oo waxyeello leh haddii jirka dib ugu laabato. Sodium, potassium, chloride – Xaddi dheeri ah oo keeni kara cillad haddii jirku iskaga saari waayo. Uric acid – Waa sun kale , Koror keeduna wuxuu sababi karaa cudurka gout waana cudur gala kala goysyada oo keena barar iyo xanuun badan. Sidookale Dheecaanka Hormoonada iyo bakteeriyo uu jidhku soo daayo ayay kaadidu wadaa gaar ahaan marka jirku qabo infekshan. Sababaha Caafimaad ahaan looga digayo taabashada jidhka kale ama uruurinta kaadida uu qofku kaadi galeenka ku uruursado: Kaadida oo meel taabata: Cilmi-baarayaashu waxay sheegeen in kaadidu ay keeni karto infekshan haddii lagu taabto meel dhaawac ah ama furan. Xitaa kaadida qofka caafimaadka qaba waxay yeelan kartaa xanuuno ilmo maqabato ah oo waxyeello leh, sida E.coli oo lagasoo gaabiyay [Escherichia coli ] Bakteeriyadan waxaa laga qaada xanuuno ay kamid yihiin kalyo fadhi. Cilmi-baarisyo rasmi ah :- Journal of Clinical Microbiology (2012): Waxaa lagu sheegay in bakteeriyada ku jirta kaadida ay si degdeg ah u faafi karto haddii aan si habboon loo xakameyn. American Journal of Kidney Diseases: Cilmi-baarayaashu waxay sheegeen in kelyaha ay kaadida u saaraan in ka badan 300 nooc oo sun ah, taasoo caddeynaysa muhiimadda sifeynta iyo khatarta kaadida. Suntaa kujirta aawadeed ayuu alle noo yiri iska nadiifiya Sun ahaan sheheeda raxmad uu noo naxariisanayo - Lakal xamdu yaa Allah. Waa sababta ragga loo amray in ay is gudaan iyadoo la diidayo in suntaas ay xubinka afkiisa ay dib ugu hadho. Dhamaad. https://t.me/rixllah

MAXAY TAHAY SABABTA KAADIDU NIJAAS U NOQOTAY OO AY MUDAN TAHAY IN LA ISKA NADIIFIYO? DHAWAAN ..... https://t.me/rixllah
MAXAY TAHAY SABABTA KAADIDU NIJAAS U NOQOTAY OO AY MUDAN TAHAY IN LA ISKA NADIIFIYO? DHAWAAN ..... https://t.me/rixllah