en
Feedback
غَـــ«Rixlah»ــزَّة

غَـــ«Rixlah»ــزَّة

Open in Telegram

Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟

Show more
421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
Gabadhaas waxaa la dhahaa Zahra waana Xildhibaanad kamid ah Xildhibaanada dowlada Fadaraalka soomaaliya , Zahra waxay ilmo u
+1
Gabadhaas waxaa la dhahaa Zahra waana Xildhibaanad kamid ah Xildhibaanada dowlada Fadaraalka soomaaliya , Zahra waxay ilmo u dhashay Wadaad kushihiiday Gedo 1996 waqti amxaaradu ay ka waday duqaymaha Nawaaxiga Gedo oo ay joogeen dagaalyahanadii Al- Itixaad. Dad badan baan warkooda hayaa 😂. Ilahow hana fidnayn. https://t.me/rixllah

Soomaalida oo caado uleh inay 3 waqti cunto cunaan ayaa waxay lasii yaanan yihiin carabta intaa wax raamsanaysa kkk. Cunista Raashinka badan Xasuustuu yareeya , jidhkana baruur buu galiya cajsi iyo wahsina wuu keena. https://t.me/rixllah

Waan is caatayna cunto cunnow badana dayn maayo abti kala saar hadalka . 😂 Ka cun raashinka wax gaajada kaa biiya horayna waan idin ku sheegay. https://t.me/rixllah

Akhii Gurigaaga guri danbays dabeecad qabow ka ahow oo dagan oo dabeecada adag ee aad ragga kula xisaabtan guriga haku xisaabin. Banaanka marka joogtana libaax ahow xisaab adag oo aan la loodin karin go'aan adag . Geesi inaad tahay garyaqaana sumad ulahow. 😂 Laakiin inaad xaaskaaga iyo ciyaalkaaga libaax utahay o u xiniinya wayn tahay banaankana markay ragga kugu helaan aad kaadida ceshan waydo rabitaan koodana aad fuliso waa #Amisoonnimo 😂. Amisom baa shacabka u adeegana ka adag oo ku cadho burburta duurka fog markay joogtana asaageed kasoo cararta. https://t.me/rixllah

Dowlada aysan kajirin nidaamka adag dhinaca kalena iska dhuuni raac ah waa dhulka lagu tujaabiyo hormarada caalamka kale kahor inta aan loo iib gayn caalamka kale. Turkiga diyaarada Bayraktar wuxuu geeyey liibiya , Soomaaliya iyo Ethiopia dagaalo kasocday kadib ayaa caalamku la ashqaraaray oo iibsaday. Soomaaliya wali waxay afka hore kaga jirtaa dowlada wax soo saarka turkiga lagu tijaabiyo.

Xaqiiqada uu ninkaan sheegayo waa run alle ayaa iga sareeyee. Dhalintu maanta uma aabayeelayaan diintooda , shilinka ahaana maanta kala wayn wax walba . https://t.me/rixllah

من_القلب_نهديك_يا_شيخنا_أحمد_الأسير_الحسيني_فك_الله_أسره.m4a5.12 MB

01-Qayb-Kamid-ah-Taariikhdii-Al-Shahiid-Sayid-Qudbi-Sh-Xassa.m4a66.89 MB

محطّات من حياة شهيد شيخ سيد قطب رحمه الله https://t.me/rixllah

Dowlad dadkeedii hantida kagubaysaa . Muwaadin hubi inaad haysato wixii alle kuugu nimceeyey aroor iyo galab ba. 😁

Dabka suuq bacaad kakacay ee habtida baabiyay wuxuu ahaa dab laga danbeeyey. Maxaa kulmiyay. 1.Hadal haynta suuqbacaad in dhul dowladu ka boobi rabto. 2 . In shalay gawaadhidii dabdamiskii lagu adkeeyey oo ciidan ay hor istaageen iyadoo ayba yaraayeen. 3. Hadalkii muungaab ee shalay ee ahaa dowladu waxay bixinaysaa wadooyin iyadoo dabkiiba raadkiisii muuqdo. Dadkaas alle ha samarsiiyo hana kafaydo murugada haysata. Dabka 90% daawada lagu eedaynayaa . Waxaad maqli doontaan insha'allah iyadoo dhul laga boobayo. https://t.me/rixllah

Ilahow hanoo qaban gaabiskeena , ilaahow waan ciishoonay ilaa laabteenii holacday adma waad aragtaa qalbiyadeena dadka ka holcaya ee sii hulaaqaya. Ma aqaan xaalada qaar waxaan dareemo wax aan ku qiyaaso , markaan is dhoho biyo qabow cab waxaan si qoto dheer isku waydiiyaa ma shacabkii qaza ee rogmaday kadib ayaad biyo qabow cabaysaa. Yaa allah.😭 https://t.me/rixllah

Yaxaasku yaxaaskaa taqaaneen maahan ee biyaha kujiray 😁😂. https://t.me/rixllah
Yaxaasku yaxaaskaa taqaaneen maahan ee biyaha kujiray 😁😂. https://t.me/rixllah