غَـــ«Rixlah»ــزَّة
Open in Telegram
Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟
Show more421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
Iiraan marka la karbaashana waan qoslaya oo farxayaa marka Israel la holcinaya waan qoslaya oo farxayaa hadana takbiirsanayaa.
Intaana sunni unba samayn kara !! 😁
Hurdo - raac!!
Hurdo - raacu waa cudur luuqada English ka waxaa lagu dhahaa Sleep inertia .
Waa inaad alarm ama gambaleelka telefonka aad kuxidhatay aad maqlayso hadana aad daminayso hadana uu soo noqonayo oo aad daminayso.
Ciladaa ma qabtaa 😂
Oo dhowr alarm telka maku xidhaa ama waqtigii aad kici lahayd kahor makusoo xidhaa tusaale 15 daqiiqo kahor.
3 jeer baa faafiyay
1.mar dhexdaas oo lubnaan madax shiicaa lagu laayahay .
2. Dilkii Qaasim Sulaymaani.
3. Dilka maanta lagu laayahay 20 shaqsi ee saraakiisha iyo madaxda isugu jira shiicada laga laayay.
Shacabkii Yemen , ciraaq , Syria, lubnaan iyo dhulka kale ay ku xasuuqeen shiicadu ee malaayiinta ahaa alle ha uraxmado.
Axbaabi fillah ma moogani labada muuqaal ee aan soo dhigay , dan baana kaleeyahay , ka hore markaa soo dhigayayna ka danbe waayay hayay.
Insha'allah waan kasoo falcelin doonaa idinku waqtigiina qaata Insha'allah waxay idin latahay bal rog roga.
https://t.me/rixllah
Hindia , muuqaalkan waxaa duubay cameroyinka mid kamid ah magaalooyinka hindiya.
Qof kamid ah dadka darbiyada seexda ayaa waxaa tiraba laba jeer dul yimi libaax.
Alle dile un baa dhinta.
Qaarada Africa sidii loo kala daganaa kahor isticmaarka , kenya ma jirin Uganda ma jirin ruwaanda iyo burudina qarkooda daa.
14 dal ayay Africa ka koobnayd .
https://t.me/rixllah
+3
Sawiran maahan sawiro ay dadkan isaga qaadeen si xuriyad ah ama ogalaansho ay bixiyeen.
Ee waa sawiro laga xaday camirada hore ee telefonka!! Sidee waxaa lagusoo dirayaa link ha furmo ama yuuna furmine kadib qofka waxaa udhacaya sawiradaada oo ah xaalada aad markaa kusugan tahay.
Nashqadan waxaa ladhahaa Phishing link , kalmada waxay lamid tahay oo kale fishing oo kaluumaysi ah soomaali ahaan, waana sidaa oo sidi kaluunkii ayaa lagusoo tuurayaa shay kadib na waad raacaysa oo waxaad udhacaysaa dabin.
Haka furin link meel aadan garanayn sida comments ama telegram ama goobo lagu kulmo oo aadan aqoonin ama link cid aad aqoon ay kusoo dirtay.
Waxaa dhihi karaa xitaa haku kalsoonaan inta aad taqaano linkiyaday kusoo direen.
Waxaa jira qaab loo tijaabiyo linkga saxda ah .
https://t.me/rixllah
Hadaad sidaydoo kale xoolo la qalo aadan awoodin , xabadaada kaluunka iskasoo iibso.
Faceed karoon - Ciidul Oomaar .
🤣 sooqabo maqaarka kafiiq kulahaa .
0https://t.me/rixllah
