غَـــ«Rixlah»ــزَّة
Open in Telegram
Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟
Show more421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
من مات ولم تحدثه نفسه بالغزو . .
مات ميتة الجاهلية أو على شعبة من النفاق
- أنا أموات على جنبي بدلاً من مواجهة اليهود
يالله هذا المشهد الذي يبكي القلوب 💔
• معلومات تويتر 🐦
- عنوان : لم أجد أحدًا يقف إلى جواري.. أستاذ جامعي فلسطيني يعاني من الأمراض وسوء التغذية بعد أن فقد 26 فردًا من عائلته بينهم زوجته وأبناؤه https://t.co/Hizvw9sFZn
• معلومات تويتر 🐦
- عنوان : لم أجد أحدًا يقف إلى جواري.. أستاذ جامعي فلسطيني يعاني من الأمراض وسوء التغذية بعد أن فقد 26 فردًا من عائلته بينهم زوجته وأبناؤه https://t.co/Hizvw9sFZn
• معلومات تويتر 🐦
- عنوان : "إن وصلَتكم كلماتي هذه، فاعلموا أن إسرائيل قد نجحت في قـتـ ـلي وإسكات صوتي".. وصية مراسل #الجزيرة الشهـ ـيـد #أنس_الشريف تنتشر بعد اغتياله في مدينة #غزة
#الجزيرة_مباشر https://t.co/U9rvjQiFFC
Habeen ayaan usoo galay Hooyaday oo daawanaysa aljaziira oo soo tabinaysa Duqaymo kadhacay Qaza iyo Hilbo dad oo la aruurinayo .
Waxaan ku iri hooyo "Hooyo aan kaa damiyo waxan waa qaracan iyo laab holace " anoo ubaqaya hooyo.
Waxay tiri hooyo "Ii daa ha iga damin waxaan rabaa inay cadaawada yuhuudu igu siyaadee" hadalkaas ilaa hada qalbigayga wuu ka go'i layahay walaahi.
Saaka waxaan leeyahay "Hooyo siyaaday oo siyaaday ilaa laabtaydii holacday"
Inaalillahi wainaa ilayhi raajicuun.
https://t.me/rixllah
Anas wuxuu ahaa warye aan si gaara u taageero , Geeridiisuna way i xanuujisay ma garanayo waxa aan kutukaday labadii rakcadood ee salaada fajriga kahoraysay.
Sidaa si lamid ah waxay taabatay qoyskayga geerida Anas iyo saxiibadii.
Wuxuu kusuntanaa geesi nimo , hadal adayg , naf hur iyo baahinta fadeexada yuhuuda.
Inaalillahi wainaa ilayhi raajicuun.
https://t.me/rixllah
Adan wali kaliya maahane wadaad dadka cilaajiye wuxuu kamid yahay culimada laf dhabarka u ah dacwada Laascaanood.
Dacwadi ictisaam intaa naqaanay dhaaftaye .
😳
Odayaal bu soo kaxaystay si loo aamino inuu yahay xildhibaan fiican 😁.
Ileen doofaar ma daahiro , ninka halkaas gala dadku waxay ka aaminaan inu tuug yahay.
