غَـــ«Rixlah»ــزَّة
Open in Telegram
Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟
Show more421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
Code la daabacay ayaa gantaalka tehran ka rujinaya oo gay naya guriga natenyaahu ee talaabiib kuyaala .
😳
Wiil walba wuxuu kutaamaya in dagaaladaas ay ku wiiqmaan awoodaha is bacsanaya laakiin tolow cilmigaa nalagu dhufaanay ee telefonadeenii iyo xogteenii gaarka ahayd loogu daatay ma masaxmayaa??
Aduunka maka guurayaa !!😔
Dhalinyaradii Qurabaha shishe u yaacday ee tiri waxba idiin soo baranayna wayba iska xamaashaan yac oo toodii bay la dabin layihiin.
Dhalinyaro waan xujownay.
Iraan baa gantaal tuurtay !! Israel baa gantaalada kahortaga tuurtay.
Waa weedhaha ubadane sida waalida ah loo daabacayo.
Laakiin anigu waxaan is waydiiyaa sidee ??? Sabab ayuu gantaalku masaafaada u jari karaa ?.
Waxaa meesha iigasoo baxday inay jirto awood qarsoon iyo cilmi la dheer yahay islaamka .
Dhalin yaro 😔
Waan xujownay walle iyo bile.
Dhacdaan haday runtahay
Macquul ba maahan in qaza oo dhan sibidh ama shamiito lagu harqin karee waxay noqon kartaa.
1. Inay tahay argagax galin ama niyad jabinta Xamaas loola danleeyahay.
2. In godad kooban lagu furay oo ay runtahay balse ay ku eegayaan natiijada.
3. Inayba been tahay oo waxan ay yihiin tuubo bulaacada oo kuwa wasaqda qaada ah.
Hadayba run noqoto waxaa ka dhalanaya.
1. Godadka waxa kujira oo geeri iyo nolol ba la waayo iyaga iyo hubkoodaba oo ay sidaa kudhex galaan sibidh qooshan waaba hadii ay godadku isku furan yihiine inkastoo ay na macquul ahayn inay isku wada daloolaan hada.
https://t.me/rixllah
Jacaylka lamaanuhu wuxuu ku kordhaa .
1. Naxariista.
2. Kalsoonida.
3.
4.
5.
6.
7.
Kudar bal
Jirri walba ama ciyaal suuq walba oo food dheere ah oo jifadaada ama qabiilka katirsan eeg diin barashadeeda mar hore ayaa ugu danbaysay .
Sabab !!!
90% dhalinyara tahriibaysa ama balwada yeelatay ama kufsi wadareedka gaysanaya ama umada laynaya ama isbaarooyinka dhiganaya ama tuugada wada noqday waa waa waa
WAA !!
Waa ubadkii Diinta barashadeedii laga gaabiyay ee schoola loo dirsaday.
Jirri - Nolosha ka dhacay .
Dhamaantood waxay isugu tageen oo kufsadeen 2 gabdhood.
Sheekada siday igusoo gaadhay labada gabdhood ayaa loo balamiyay qof sidaas ayayna ku aadeen goobta kadib waxay ka kul dheceen oo laga dul geeyey kuraydaan jirrida ah. Sidaas ayuu falkaas kudhacay.
Umalayn maayo in halkaas uu taagan yahay wiil yar oo diin lagu ababiyay afkaar #Jadiidayaba ha noqotee .
Dhacadaan waxay ka dhacday Laascaanood.
https://t.me/rixllah
Kownka maamulka ugu sharka badan waa Israel iyo xulifadeeda Maraykan , Uk iyo Xukuumada France.
Dhamaantood na wa talisyo yuhuud ah kaliya natenyaahu maahan yuhuud . Dadku Israel iyo maamulkeeda un bay uyaqaanaan yuhuud.
Marka Qur'aanka iyo Axaadiithta aad dib ugu noqoto waxaad arkaysaa in kuwa udaran ee islaamka cadaawada u haya ay yihiin Yuhuud.
{ ۞ لَتَجِدَنَّ أَشَدَّ ٱلنَّاسِ عَدَ ٰوَةࣰ لِّلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ ٱلۡیَهُودَ وَٱلَّذِینَ أَشۡرَكُوا۟ۖ وَلَتَجِدَنَّ أَقۡرَبَهُم مَّوَدَّةࣰ لِّلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ ٱلَّذِینَ قَالُوۤا۟ إِنَّا نَصَـٰرَىٰۚ ذَ ٰلِكَ بِأَنَّ مِنۡهُمۡ قِسِّیسِینَ وَرُهۡبَانࣰا وَأَنَّهُمۡ لَا یَسۡتَكۡبِرُونَ }
[Surah Al-Māʾidah: 82]
40kii sanne tagey caalamul islaam waxaa dagaalo iyo xasuuq ka waday dowladaha reer galbeedka iyo kuwa yurub iyadoo aysan ka dhex muuqan Israel, tolow maxay ahaayeen ?? Israel qaybay la ahayd xasuuqaa socday . Markii maanta ay qaza weerartayna dhamaan intii ay shalay la safnayd maanta dibay ula safteen.
{ كُلَّمَاۤ أَوۡقَدُوا۟ نَارࣰا لِّلۡحَرۡبِ أَطۡفَأَهَا ٱللَّهُۚ وَیَسۡعَوۡنَ فِی ٱلۡأَرۡضِ فَسَادࣰاۚ وَٱللَّهُ لَا یُحِبُّ ٱلۡمُفۡسِدِینَ }
[Surah Al-Māʾidah: 64]
Dab walba oo kacaya iyagaa shidaya .
Cadowgaaga koowaad ha noqdo Yuhuur iyo xulifadeeda yuhuuda ah sida Maraykan, Uk iyo France .
Cadowgaaga labaad ha noqdo Mushrikiinta isugu jirta kuwo dabka caabuda ama asnaabta caabuda. Dowlada Asian ka ah baana u badan.
Raxmada dhex taala lamaanaha iyo Jacaylka way kordhaan wayna nusqaamaan.
●Waxbaa jira ay ku kordhaan.
●waxaa kaloo jira wax ay ku nusqaamaan.
Sida macdanta jidhka kujirta ay u kororto ama u yaraato oo kale weeye.
Maxaa kobciya ?
Maxaa yareeya?
Waa su'aal kaa guuxaysa sax , xaq baad uleedahay inaad ogaato hadaad lamaane tahay.
https://t.me/rixllah
89% ilaa 95% iran waa shiico halka tiro 5% ilaa 10% tiro le eg na ay tahay Sunni.
Tehran oo ah magaala madaxda waxaa gabi ahaanba ka mamnuuc ah sunniyiinta , suniyiintuna waxay dagan yihiin magaala madaxda magaalooyinka ku hareeraysan.
Siyaasada Iran waxa daba iyo dacal gacanta kuhaya shiico .
Intaa ma ila fahantay.
https://t.me/rixllah
Sawir u eg bilowgii burburkii qaza.
Halkan waa talaabiib.
https://t.me/rixllah
