غَـــ«Rixlah»ــزَّة
Open in Telegram
Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟
Show more421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
Xaaladaas iyagoo kujira oo gaajaysan ayay bacsanayaan taangiyada yuhuuda.
Allahuakbr walaahi shacabkan fariidka ah waa shacab kasoo can shucuubta caalamka oo alle siiyay Geesinimo iyo sabar.
https://t.me/rixllah
Naf hurka ay reer Qaza samaynayaan iyo Sabarka wuxuu umada islaamka uyahay nuur ama shumac ifaya 🕯.
Jidkaad qaadeen ayaan qaadaynaa ilahay idankii waana la xisaabtamaynaa hadhaaga kabadbaaday gacmihiina.
اللهُم صبراً، و جبراً.
https://t.me/rixllah
جندي صهيوني يبكي رفاقه يوم محرقة الدبابات .
المقاومة قالت أنها دمرت اكثر من 50 آلية في هذا اليوم بعد أن وقعت القوة في كمين معد مسبق بأكثر من 15 عبوة ناسفة .
+1
| Kanaalka 12 (Israel) ayaa sheegay in uu jiro cod la duubay oo sir ah oo uu lahaa madaxii hore ee waaxda sirdoonka militariga Israa’iil, kaas oo ku sheegay: "Waxaan qorsheynaynay in aan dilno (khaarajino) Yahya al-Sinwar iyo Mohammed Deif ka hor 7 Oktoobar.""
https://t.me/rixllah
• معلومات تويتر 🐦
- عنوان : هذه وصيّتي، ورسالتي الأخيرة
أنس حيّ… وصوته باقٍ https://t.co/z2kRuUss4o
Saaka 5AM , 15 August 2025
Wuxuu bartiisa X ta kuqoray.
"Al Shbb waxay caayeen Ilaaheenna, Ciise Masiix. Taas awgeed waxaan ka dhigi doonaa kuwo ooya!"
Kalmada "Weep" waa fal (verb) Oohin yacni waxay ka qoomamaynayaan / Murugoonayaan .
Garacaan twitter waa wada suusac socda .
https://t.me/rixllah
X/Twitter kiisa cover ka waxaa usaaran sawirka gaaladu ay ka aaminsanyihiin inuu yahay Nabi ciise.
Baadarigan gaalnimadiisa tadxiyada ama nafhurka usamaybaya si uu ugusoo dabaalo gayiga soomaaliyeed masiixiyada madaxwaynihiisu wuxuu horay uyiri "Soomaaliya Gaala leh africana si guud , islaamku ha aadaan carabaha iyo meelahay kayimaadeen.
https://t.me/rixllah
Muhoozi kainerugaba oo ah Taliyaha ugu sareeya ciidamada Uganda.
Wuxuu yiri Baadarigan " Ku socota Al Shabaab, waxaan idin kaga dilnay in ka badan 300 oo idinka mid ah Bariire. Waan idiin soo soconaa, idinku waxaad caabudaan Shaydaanka. Anagu waxaan caabudnaa Ilaaheenna, Ilaaha Ciise Masiix. Mar walba waan idin ka adkaan doonaa!"
https://t.me/rixllah
Jadiidiyo iyo ictisaam maka xishoon waayeen dhiiga daadanaya ee reer Qaza.
Waqti aan mudnayn dood oo ilintu qubanayso ayay isku eedaynayaan Jaajuusnimo.
Ciyaalkaas kamaal ataaturki kahadhay Muqdisho waxay lawadaan dhac iyo boob , biliqo iyo barakicinta maxasta.
Dadka kubaxay xassan ee xabada kuriday hadii la raaco fadwadii wadaad xumayaashii Guurguurte u fadwoonayay dadkaas waa khawaarij kubaxay Nidaamkii baladka.
Waana in la laayo dhamaantood.😁
😂😂😂😂😂
Laaakiiiiin xassan yaa kayeelaya .
https://t.me/rixllah
