en
Feedback
غَـــ«Rixlah»ــزَّة

غَـــ«Rixlah»ــزَّة

Open in Telegram

Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟

Show more
421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
Tiihii baa u bilowday , si foolxun bay u qaxayaan . Ilahow sidan oo abadan ah.

Gabadh baa laga sheegayay lahayd nin iiraani ah ii raadi aan guursadee !! Waxaa la yiri sabab waxay tiri waa geesiyaal. Dadka qisadaa soo tabiyay waxay ii sheegeen gabadha in Iraan qariiradeeda dhawaan la baray meeshay aduunka kaga taasho. 😂 Fudaydkii kuqaaday kuma dhigo maku dhahaa , jacaylkeedu dhawaa oo fududaa gabadhu bisinkee , qiimahaagii oo dhan waxaa ku ciyaaray dagaalka iran iyo Israel 😢. Sax qof walba wuu jecel inuu lajirkiisa ahaado qof guusha yara gaadhay oo fidro allah adoomadiisa ku abuuray weeye. Laakiin maahan inaad indhaha is qabato. Umalayn maayo nin irani ah oo ay guursatay gabadhaas inu geesi kunoqonayo maadama nidaamka dalkiisa uu nabar kululaa , wiilka soomaaliyeed na fulay kunoqon maayo maadaama dowladiisi furimaha ay kasoo cararto 🏃‍♂. Abaayo ama walaale ninka aad nolosha la wadaagayso waxa u horeeya ee aad iska eegayso ha noqdaan diintiisa , diintiisa , diintiisa . Muslim afkaa makayahay lama rabo . https://t.me/rixllah

Ka qariya 😂 Yayna meeshay u qexeen kasii qixine. https://t.me/rixllah

Wargaysyada Israel waxay daabaceen mudadii dagaalka qaza uu socday unay qexeen 57,000 oo Israelyiin ah oo ay kala aadeen daafaha aduunka iyo qof walba meeshuu uu asal ahaan kasoo jeeday. Hada oo dagaalka iiraan socdana waxay ku usii dhaafaysa tirada dadka qaxaya 200,000 oo dad ah. https://t.me/rixllah

Khan yonis oo inteeda badan burburtay in meel cidlo ah taangiyada lagu bacsado dhul reer galbeed iyo gaalo Doofay oo dhan ka dagaal gashay waa arin fajac leh. AK47 taangi lagu garaacayo 😊 fajac kale. Taangi casri ah oo cararayana yaab kale. Nin u badheedhay ba rumeeyey riyo aan horay loogu riyoon. Yaa illaahi war geesi sannaa. https://t.me/rixllah

Khudbad uu leeyahay #Hitler . https://t.me/rixllah

Dowladihii magaca Muslimka ku suntanaa dowlad aan la weerarin maleh kadib markay tiri" reer galbeedor kir" Damaca reer galbeed soomaaliya lakeenay 1993 kir baa la yiri kadib dagaal baa qarxay aan ku wareeray. Damaca reer galbeed 2003 baa ciraaq iyo Afghanistan lageeyey oo la yiri usaame nasiiya iyo marmarsiiyo been ah kir baa la yiri sidaasa lagu laayay malaayiin. Damaca reer galbeed Yemen , Syria, Sudan iyo Libya la geeyey siyaabo kala dugan ayaa dowladahooda loo dumiyay. Syria iyo Yemen shiicaa la yiri gala oo suniyiinta ka sifeeya dowladahoodiina waala dumiyay . Halka Suudaan lagu kiciyay mucaaradkii south sudan. Libya iyo Soomaalian tiktatooriyadii baa naloogusoo hoor dhuuntay oo yiri is rida in wax lala qaybsado ma ogalee. Waa sidaa kubaxay dowlado waxaana soo hadhay Carab daris ah. Saudi Arabia, Baxrayn , Qatar , Imarat , Jordan, lubnaan , Maqrib ,tunis iyo Masar. Dhamaantood na waxay si dhamaystiran heshiis ula galeen reer galbeed kir na ma odhane wax walba way siiyeen. Yaa soo hadhay dowlado tun waa wayn oo ah Pakistan iyoTurkiga oo awoodooda aan fooda dalaq lasiin karin. Waxaa laga hormariyay Shiicadii oo lagu danaysayay awalba awood buurana leh waxaa xigi doona Pakistan oo hindia loo marayo iyo Turkiga . https://t.me/rixllah