en
Feedback
غَـــ«Rixlah»ــزَّة

غَـــ«Rixlah»ــزَّة

Open in Telegram

Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟

Show more
421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
Muuqaalka ay muqaawamadu faafisay!! , Waa muuqaal si qotodheer dadka uga yaabiyay. https://t.me/rixllah

Koox walba oo dagaalanta oo alle kuxidhan haba yaraatee dhinaca quwadana haba liidatee hadana waa mid guulaysta. Taariikhda waxaa yar waliba aad u yar dagaal gaalo iyo Islaam isku fara saareen oo islaamku kabadnaa gaalada. Allah ayaa isku waajib yeelay inuu u gargaarayo adoomadiisa. { وَكَانَ حَقًّا عَلَیۡنَا نَصۡرُ ٱلۡمُؤۡمِنِینَ } [Surah Ar-Rūm: 47] { ثُمَّ نُنَجِّی رُسُلَنَا وَٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ۚ كَذَ ٰ⁠لِكَ حَقًّا عَلَیۡنَا نُنجِ ٱلۡمُؤۡمِنِینَ } [Surah Yūnus: 103] https://t.me/rixllah

Furimaha dagaalka ee Qaza awooda rabbigay baa kadhex muuqata. Ilahay baa iga sareeyee markaad aragto muuqaalada muqaawamadu soo duubayaan waad amakaagaysaa. Waxaad arkaysaa ragg hubaysan oo isku muuqda hadana kuwooda tunka wayn ee Qalabaysan[Yuhuuda] aysan arkayn kuwa kale. Dhacdooyinkaas tiro maleh . Markaan arko waxaa maskaxdayda iskusoo taagta aayadii ahayd. { وَجَعَلۡنَا مِنۢ بَیۡنِ أَیۡدِیهِمۡ سَدࣰّا وَمِنۡ خَلۡفِهِمۡ سَدࣰّا فَأَغۡشَیۡنَـٰهُمۡ فَهُمۡ لَا یُبۡصِرُونَ } [Surah Yā-Sīn: 9]

Turkigu waa labada xiniinyoodee NATO haysato mid kamid ah. Dalalka islaamka ah turkiga loo diraa oo soo sasaba . Soomaaliyana Naato turkigay usoo dirsatay , waayo waxaa la og yahay in shacabku u adkaysan karin cadaan mudhuxsan.

• معلومات تويتر 🐦 - عنوان : Somalia is set to become the first African country to launch a satellite from its own soil following an unprecedented partnership with Türkiye. Here's why this could be a game-changer https://t.co/MoAx5VRCnZ

Maxaa kaaga aadan Xasuuqa kasocda Qaza iyo dhamaan dhulalka muslimiinta? Fariin muhiim ah , Gaadhsii dadka kale. Turjumadii:- Walaalkiin Wanaagsane. https://t.me/rixllah

الخاطف.

⬅️ عمار بن ياسر يخاطب من فر في معركة اليمامة قائلًا : يا معشر المسلمين ، أمِن الجنة تفرون ؟

Wuxuu noqday mid kamid ah sharci-dajiyaasha [Xildhibaan] cusub ee maamulka gobaleedka Northeastern. Sh aadan wali wuxuu mid k
+1
Wuxuu noqday mid kamid ah sharci-dajiyaasha [Xildhibaan] cusub ee maamulka gobaleedka Northeastern. Sh aadan wali wuxuu mid kamid ah laf dhabarta dacwada Laascaanood. Hadase wuxuu kudhaaranayaa inuu xukunka allah u garba duubi doono sharciyo uu mal maluuqday. https://t.me/rixllah

Waxaa la shaaciyey liiska 83 xildhibaan [Sharci-Dajiye] ee maamulka Gobolka Waqooyi-bari ee Soomaaliya (Northeastern State).
+2
Waxaa la shaaciyey liiska 83 xildhibaan [Sharci-Dajiye] ee maamulka Gobolka Waqooyi-bari ee Soomaaliya (Northeastern State). https://t.me/rixllah

Abshir waana ceebeeyey cadaabta alle haku holciyee. Lama cadayn ma calooshiis u shaqaystuu ahaa mise askari caadiya oo ciidamada yuhuudu leeyihiin.

Abshir Daahir oo asalkiisu Soomaali yahay kana soo jeeda magaalada Hargeysa ee Somaliland, ayaa la xaqiijiyey inuu ku dhintay
Abshir Daahir oo asalkiisu Soomaali yahay kana soo jeeda magaalada Hargeysa ee Somaliland, ayaa la xaqiijiyey inuu ku dhintay magaalada Gaza . Wuxuu la shaqeenayay ciidamada gaarka ah ee Yahuuda. https://t.me/rixllah

440995492.mp3135.72 MB

Xaasidku marbuu wanaagaaga xusaa waa goorma mataqaanaa ? Waa markaad dhimato. Markaasna dadkale intayna sheegin sheeg buu is leeyahay oo dadbuu xaasidaya oo boos riixayaa. 😁

Amiirul Mu'miniin Qaza wali wuu isoo socdaa , Dowlada turkiga waxaa lagu eedaynayaa inay Israel usoo dhoofisay ilaa bishii 5a
Amiirul Mu'miniin Qaza wali wuu isoo socdaa , Dowlada turkiga waxaa lagu eedaynayaa inay Israel usoo dhoofisay ilaa bishii 5aad ee sanadkan 2025 hanti qiimaheedu yahay $393 Million oo dollarka maraykanka ah. Dadbaa wali kuseexda in turkiga uu islaam u maqan yahay . https://t.me/rixllah