en
Feedback
غَـــ«Rixlah»ــزَّة

غَـــ«Rixlah»ــزَّة

Open in Telegram

Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟

Show more
421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
Waa wiilashii rumeeyey hadalkii Khayre "albaabka naga fura ma yuhuud baa tihiin" Markan markii yuhuudii albaabka kafuri wayda
Waa wiilashii rumeeyey hadalkii Khayre "albaabka naga fura ma yuhuud baa tihiin" Markan markii yuhuudii albaabka kafuri wayday oo taangigii cararay bay bacsadeen iyagoo AK47 wata. https://t.me/rixllah

Voice message01:43

Voice message02:09

Yuhuud miyaa tihiin albaabka naga fura !! 😂 https://t.me/rixllah
Yuhuud miyaa tihiin albaabka naga fura !! 😂 https://t.me/rixllah

Turkiga wargays cilmaani ah ayaa u gafay nabiga , kadib markuu farshaxan xun ka sameeyay , laakiin kumanaan dhalinyaro ah ayaa hareereeyay dhismaha wargayska kana taagay calanka shahaadataynka . https://t.co/Q76MvAGykd @XTwitter_roBot

Camerada iskusoo jeedinaysaa waa habeen saqdhexe markaadaasaad leedahay "Un Grr" . Gadaashay dee waala waashay. 😳

Voice message07:34

Hooyadii iyo aabihii baa telefon ku waalan oo la qabatimay maxaa ubadkii laga sugayaa ?? Waxaan la yaabanaa oday la yiri "Sig
Hooyadii iyo aabihii baa telefon ku waalan oo la qabatimay maxaa ubadkii laga sugayaa ?? Waxaan la yaabanaa oday la yiri "Sigaarkuu cabaa wiilkiisana wuxuu ku canaantaa maxaad sigaar u cabaysaa " 😳 Hooyo / aabe telefonka adigu go'aan ka gaadh. https://t.me/rixllah

Tanoo kale horay looma diwaan galin. Bishan dhex deedii khaanyoonis - Qaza waxaa ka dhacday waxaan horay taariikhdu u diwaan
Tanoo kale horay looma diwaan galin. Bishan dhex deedii khaanyoonis - Qaza waxaa ka dhacday waxaan horay taariikhdu u diwaan galin. Halyay Falastiini ah ayaa taangi ciidanku kujiraan utagey kadib na wuxuu furay albaabka laga galo kadib wuxuu kuriday miino culus oo aan 10kg kayarayn hadayna ka badnayn ba. Waxay dhacday kadib waqti adag oo qaza oo dhan la dumiyay khaas ahaan khaanyoonis . Yaa ilaahay geesnimadan maxay ahayd. https://t.me/rixllah

Bariga Uganda waxaa ku nool koox yar oo Yuhuud ah oo lagu magacaabo “Abayudaya” kuwaas oo tiradoodu u dhaxayso 2000 ilaa 3000
+2
Bariga Uganda waxaa ku nool koox yar oo Yuhuud ah oo lagu magacaabo “Abayudaya” kuwaas oo tiradoodu u dhaxayso 2000 ilaa 3000 qof. Markii uu mashruuca Sahayuunigu ku dhawaaqay in muwaadinnimada Israa’iil la siinayo qof kasta oo Yuhuudi ah oo u hijrooda Israa’iil, Abayudaya waxay u gudbiyeen codsi dawladda Sahayuuniga si loogu qaado dhulka Falastiin ee la haysto. Laakiin codsigooda waa la diiday sababtoo ah waxaa lagu yidhi “ma tihidin Yuhuud ku filan” (macnaha waa inay jirto takoor ku salaysan midabka). Waxaa la diiday iyagoo ah madaw, halka caddaanka ku nool Koonfur Afrika ee yuhuudoobay loogu ogolaaday muwaadinnimada Israa’iil. https://t.me/rixllah

⏺عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ 🇧🇷 قَالَ : قَالَ النَّبِـيُّ📿: 🔖مَن قالَ حِينَ يُصْبِحُ وَحِينَ يُمْسِي: سُبْحَانَ اللهِ وَبِحَمْدِهِ، مِائَةَ مَرَّةٍ، لَمْ يَأْتِ أَحَدٌ يَومَ القِيَامَةِ بأَفْضَلَ ممَّا جَاءَ به، إِلَّا أَحَدٌ قالَ مِثْلَ ما قالَ، أَوْ زَادَ عليه🔖 📚رواه مُسْلِم. 🚨 https://t.me/rixllah

Su'aal fudud. Raashinka ma waxaad u cuntaa inaad dharagto mise waxaad u cuntaa inaad baahida isaga biiso.?

Hadaadan dad ugu faanin waa laba sameecad le , waliba toosh iyo camero flash leh waad ciilan tahay. 2013😁 "Facebook gayga lo
Hadaadan dad ugu faanin waa laba sameecad le , waliba toosh iyo camero flash leh waad ciilan tahay. 2013😁 "Facebook gayga logout iska dheh"😂 Matiri wali intaas inta qof kaqaadatay telka. Nimbuz inta gashay "hi Jimmy " matiri . Hadaba shalay ba dhalataye haduu ilahay kuu idmaayo aamu. https://t.me/rixllah

Bari 1/1/1447 Ilahow sannadkan khayrkiisa nasii sharkiisana dhinac naga mari. https://t.me/rixllah

Suufidu waxay aaminsantahay ilaa 40 sanno gaadho inaadan dacwo gali karin oo diin faafin karin . Kahor hadaad isku daydo waad waalanaysaa kulahaa 😂 , 40 markaa gaadhay kugu dagaysaa. Ubadka ehlu sunnaha waxaa laguma barbaariyo .

Western ka ama reer galbeedku waxay dhahaan "Maskaxdii ka danbaysay kacdoonada islaamiga ee hubaysan , usaame wuxuu reebay ta
Western ka ama reer galbeedku waxay dhahaan "Maskaxdii ka danbaysay kacdoonada islaamiga ee hubaysan , usaame wuxuu reebay taariikh la ilaawi karo xaadaha qaar balse qudbi wuxuu katagey kutub laf dhabar u ah kacdoono shacbi ah , wuxuuna saamayn leeyahay isagoo dhintay 1966 kii . " Rasaastu waxay reebtaa saamayn kooban balse qalinka wuxuu reeba saamayn dheer oo suurtagal ah ilaa qiyaamaha dhoco inay joogto. https://t.me/rixllah