en
Feedback
غَـــ«Rixlah»ــزَّة

غَـــ«Rixlah»ــزَّة

Open in Telegram

Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟

Show more
421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
“Somaliland marnaba aqoonsi ma heli doonto inta ay ku dhisan tahay siyaasad qabiil, ka-reebis bulshooyin kale, iyo loollan go
“Somaliland marnaba aqoonsi ma heli doonto inta ay ku dhisan tahay siyaasad qabiil, ka-reebis bulshooyin kale, iyo loollan goboleedyo. Dowladnimo waxaa lagu dhisaa midnimo iyo sharciyad (legitimacy) – ee laguma dhiso kala-jab iyo eex qabiil.” Halkaas waxaa yiri Matthew oo ah kuray yar oo looyar ah oo American ah. Intaas soomaali way garan la'dahay war kala jajab iyo qabyaalad waxba laguma dhiso. Ciyaalkii Gaalada idinku maadaysanaysa , kurayga kuwii leekaa ee noo joogay guryaha hooyooyinkooda bay canjeerada ka cunaan. https://t.me/rixllah

Miisaanka isasaar!! 1. Hadii indhahaaga kusoo badanaya tabinta kiisaska la xidhiidh dhalinyaro kaa waa wayn oo guursatay . "Waad yartahaye wax baro"🫆 2. Hadii aad aragto in ay kugusoo badanayaan oo dhagahaagu maqlayaan dadka kula da'da ah oo guursanaya . "Waqtigaagii guurka wuu taagan yahaye isku badnow"😁 3. Hadii guurka maqashaba ay yihiin kuwo kaa yaryar abti waan kubaryayaa . "Hubi inaad leedahay ubad ama xaaskuu joogto " Hadii xaalku sidaa ahayn inayta kaaguurin bahashu oo dookhu kaa lumin tolka taladaada kuwareeji iyagaa kuu talinayee.

"فقتالنا هو أمر مبدئي وحق لا جدال فيه، وواجب ديني ووطني مقدس، ولا خيار لنا سوى القتال بكل قوة وإصرار وبأس شديد، بعون الله وتأ
"فقتالنا هو أمر مبدئي وحق لا جدال فيه، وواجب ديني ووطني مقدس، ولا خيار لنا سوى القتال بكل قوة وإصرار وبأس شديد، بعون الله وتأييده" https://t.me/rixllah

15 maalmood kadib yuhuudu waxay maanta dib ulaayeen tiro wariyayaal ah. Waryuhu wuxuu faafinaya xaqiiqada dhabta ah sidaas aa
15 maalmood kadib yuhuudu waxay maanta dib ulaayeen tiro wariyayaal ah. Waryuhu wuxuu faafinaya xaqiiqada dhabta ah sidaas aawadeed ayay u aamusiinayaan. Yuhuudu waxay horay u aamusiiyeen oo ulaayeen anbiyo si ay u hor istaagaan fariimaha samaawiga ah. Rasuulka scw waxay isku dayeen tiraba dhowr jeer inay dilaan. https://t.me/rixllah

Lakala tag orodna maahan!! https://t.me/rixllah
Lakala tag orodna maahan!! https://t.me/rixllah

Nin dhano diin looga dhintay oo la yiri inaadeer anagu naftii iyo maalkii hurnaye halkaas kasii anba qaad Waa 25 jir laga sugayay inuu diintaan u gargaaro ayaa filter iyo bishimo la caseeyo kuwaashay. 😡 Dad badan baa maanta haduu cumar joogi lahaa xad laga oofin lahaa.

Akhas "Nin Filter is daba wado oo bishimaha muudsanaya" Wiswis kan wadaadaaba ku aafaysan.

Nidaamkii cusbaa ee Syria wuxuu ogalaaday in ruushku ciidamo sida Amisom ah Syria keeno isagoo yuhuud kubuusaya.

Tana waa gartood.

لقاء حماس بلافروف جريمة .. لقاء حماس ببشار الأسد جريمة .. لقاء حماس بقاسم سليماني جريمة .. لقاء حماس بحسن نصر الله جريمة .. لقاء النظام السوري باسرائيل ضرورة !!

عمر العمير – بردة التوحيد ( الحمد لله ) – مؤثرات ¦¦ من البوم ثلاث حروف https://t.me/Wanaagsane0

عمر العمير – بردة التوحيد ( الحمد لله ) – مؤثرات ¦¦ من البوم ثلاث حروف – Lyrics Video https://t.me/Wanaagsane0

Assalaamu calayykum subax wanaagsan walaalaha halkan kujira ee dhakanayow. Waxa aan soo qoro haday yihiin wax aan nafci lahayn ama baraarug ahayn xaq baad uleedahay. 1. Inaad left qaadato. 2. Inaadan Faafin[Nashrin] 3. Inaad ka aamusto. Hadii aad u aragto wax nafci leh oo wanaag iyo wacyi ah na xaqbaad uleedahay. 1. Inaad nala joogto oo dadkale keento. 2. Inaad faafiso [Nashriso] 3. Inaad aragtidaada dhiibato oo talo nagu xoojiso.

Safaradii u horeeyey ordugan ee aan eednay, waxay ahaayeen dhagar iyo khiyaano. Waxay ahaayeen dabin aan ilaa maanta kabaxsan
+3
Safaradii u horeeyey ordugan ee aan eednay, waxay ahaayeen dhagar iyo khiyaano. Waxay ahaayeen dabin aan ilaa maanta kabaxsan la'nahay. https://t.me/rixllah

Soomaalidu maxamili lahayn dagaalkaas adag , 2006 dii amxaaradu markay dalka soo gashay dadbaa garanayaa south Africa isku shubay 😂😂😂. Waxaan xasuusta mid mikirfoon loo dhiibay oo layiri qaza duqayma kasocda oo yiri "yuhuud anaa * , hooyadoodna anagaa * , hadaan idiin nimaado dhamanatiin waan idin *" Nag lagaa sii raggu waxaas isuguma booteeyaan hooge . Shacabka reer Qaza ma arkaysid iyagoo cadowgooda waxaas ku leh waxay dhahaan "حسبنا الله ونعم الوكيل ولاحول ولاقوة الا بالله " https://t.me/rixllah

Dhamaadka muuqaalka masuulka hadlaya wuxuu yiri. "Iskahor imaadyada adag allah wuxuu udoorta ragg adag" Bilaahi calayka alle ayaan idinku dhaariyee soomaali ma u adkaysan lahayd haday waxaas kala kulmayaan Yuhuud waa MAYA MAYA . Yuhuud oo Quraanku in badan ka sheekeeyey fasaadkooda alle wuxuu ku hor gooyay dad ad adag oo dul qaad badan . Qaza Reer yurub baa kujabay oo hubkoodii keenay , Reer galbeedkii kalaa kujabay oo hubkoodii ugu waxtarka badnaa keenay iskabadaa intaase yuhuud ba waxba reeban. Hadana wiilashaas yar waala loodin la'a yahay . Shacabka reer Qaza alle wuxuu ku xoojiyay sabar iyo Geesinimo. Waa shacabka ugu dhalinyarada badan shucuubta islaamka. "Furin walboo adag dad kabixi kara ayuu alle udoora , mu'min walbana inta imaankiisu yahay baa la imtixaamaa" https://t.me/rixllah