en
Feedback
غَـــ«Rixlah»ــزَّة

غَـــ«Rixlah»ــزَّة

Open in Telegram

Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟

Show more
421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
في كل خطاب لأبو عبيدة كان بينهي حديثه "إنه لجهاد نصر أو استشهاد" فإن كان حيًا فبإذن الله هو من سيلقي خطاب النصر لغزة.. وان كا
في كل خطاب لأبو عبيدة كان بينهي حديثه "إنه لجهاد نصر أو استشهاد" فإن كان حيًا فبإذن الله هو من سيلقي خطاب النصر لغزة.. وان كان استشهد فقد حقق الهدف الهدف الأسمى في خطابه.

Warbaahinta Israel ayaa waxay faafisay war la xidhiidha inay dishay Abuu cubayda. Arintan ay faafisay Israel ayaa suurtagal a
Warbaahinta Israel ayaa waxay faafisay war la xidhiidha inay dishay Abuu cubayda. Arintan ay faafisay Israel ayaa suurtagal ah inay kuqarinayso dagaalkii xalay kadhacay xayi zaytuun oo dab lagu shiday ciidamada yuhuuda. Lama hayo khabar beeninaya dhacdadaan taas badal keeda garab hubaysan ee muqaamada falastiin waxay sii daayeen muuqaal hogaamiyayaal Hamaas katirsanaa oo ay dagaalada kuwaayeen , waxaa kamid ahaa Yaxya sinwaar , Ismail haniyah iyo maxamed daif. Abuu cubayda oo aan laga hayn sawir sax ah ayay yuhuudu leedahay waa mid kamid ah hogaamiyaasha muuqaalka ka muuqda. Waxaa walwalka sii badiyay muuqaalka hogaamiyayaasha ee la faafiyay. Dhinacakale Israel masoo bandhigin cadayn sax ah oo lagu kalsoonaan karo. https://t.me/rixllah

Waxaa la faafinaya war culayskiisa xambaarsan oo mugdi badan galinaya masiirka reer Qaza. Ilaahow run haka dhigin , walaahi madaxaa i cuslaaday.

713567510.mp395.47 MB

Ciidanka maraykanka ayaa faarujiyay saldhiggiisi aadka u weynaa ee Caynu Asad ee Al Anbaar galbeedka ciraaq , sidoo kale amee
Ciidanka maraykanka ayaa faarujiyay saldhiggiisi aadka u weynaa ee Caynu Asad ee Al Anbaar galbeedka ciraaq , sidoo kale ameerikaanku waxay baneeyeen saldhig yadoodii baghdaad taasoo ah in maraykanku ka baxaayo gabi ahaanba Ciraaq https://t.me/rixllah

Iyagaa is keenay , haloo kala garnaqo raggaas is haysta . Fadhiista ceebtiina qarsadaa laga kari waayay. Iyagaa isku eedeeyey in midba midkale uu yahay jaajuus kk. 😁

Boowe waa gangs haduu ilahay kuu idmaayo 😁 https://t.me/rixllah
Boowe waa gangs haduu ilahay kuu idmaayo 😁 https://t.me/rixllah

Kadib laba sano oo xasuuq ah oo ay ku dhinteen ama ku dhaawacmeen 200,000 oo qof iyo burburka inta badan ee Qaza, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa baarlamaanka ku wargaliyay in si buuxda loo joojiyay xiriirka ganacsi iyo dhaqaale ee lala lahaa Israa’iil, isla markaana la xidhay hawada diyaaradaha Israa’iil. Laakiin go’aankan ma wuxuu dhab ahaantii uga yimid xasuuqa ka dhacay Qaza, mise wuxuu ahaa jawaab celin ka dhan ah hadalkii Netanyahu ee ku eedeeyay Turkiga inuu xasuuq ka geystay Armeniya, taas oo si weyn u kicisay Ankara? Kadib markii lagu dhawaaqay saacado kadib waxaa isticmaalay hawada diyaarado Israel laga leeyahay. https://t.me/rixllah

Diyaarado dhowr ah oo rayid ah oo Israa’iili ah ayaa adeegsaday hawada Turkiga saacadaha ugu dambeeyay, iyagoo ka kacay garoo
Diyaarado dhowr ah oo rayid ah oo Israa’iili ah ayaa adeegsaday hawada Turkiga saacadaha ugu dambeeyay, iyagoo ka kacay garoonka diyaaradaha Ben Gurion iyada oo aan wax dhibaato ama xayiraad ah lagu soo rogin. Sida caadiga ah, wax ficil dhab ah ma jiraan—kaliya hadallo madhan. https://t.me/rixllah

Dhacdo yuhuuda kunoqotay fajaciso ayaa kadhacday Xayi Saytuun - Qaza . Waa dhacdo shabahda 7 October wixii dhacay ee lahaa dil iyo qafaalasho . Dagaal dhacay kadib ayaa la waayay tiro ciidan ah oo lagu qiyaasay 4 askari. Meel masaafadeedu la yartahay Muqdisho oo NAATO iyo reer yurub ku jabeen walina lagasoo tabinayo kiisas dil iyo qafaalasho ah kadib dagaalo mudo dheer kasocday. Waa arin fajaciso ah . https://t.me/rixllah

🔴 متابعة | الإعلام العبري | فقدان الاتصال بــ 4 جنود إسرائيليين في حي الزيتون

🔴 عاجل | وسائل إعلام إسرائيلية: الحدث في حي الزيتون من أصعب الأحداث منذ 7 أكتوبر 2023.

Gaabinta aan ka gaabiyay waan idinka raali galinayaa si guud si gaarana walaalihii iga codsaday .

284789232.mp3137.23 MB

580941443.mp3140.20 MB

Rasuulka scw isagoo diidan in lagu faano reer nimo ayuu kuyiri dheh anoo wiil Ansaareed ah.

حَدَّثَنَا مُحَمَّدُ بْنُ عَبْدِ الرَّحِيمِ ، حَدَّثَنَا الْحُسَيْنُ بْنُ مُحَمَّدٍ ، حَدَّثَنَا جَرِيرُ بْنُ حَازِمٍ ، عَنْ مُحَمَّدِ بْنِ إِسْحَاقَ ، عَنْ دَاوُدَ بْنِ حُصَيْنٍ ، عَنْ عَبْدِ الرَّحْمَنِ بْنِ أَبِي عُقْبَةَ ، عَنْ أَبِي عُقْبَةَ - وَكَانَ مَوْلًى مِنْ أَهْلِ فَارِسَ - قَالَ : شَهِدْتُ مَعَ رَسُولِ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ أُحُدًا، فَضَرَبْتُ رَجُلًا مِنَ الْمُشْرِكِينَ، فَقُلْتُ : خُذْهَا مِنِّي وَأَنَا الْغُلَامُ الْفَارِسِيُّ. فَالْتَفَتَ إِلَيَّ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ فَقَالَ : " فَهَلَّا قُلْتَ : خُذْهَا مِنِّي وَأَنَا الْغُلَامُ الْأَنْصَارِيُّ ؟ ". https://t.me/rixllah