en
Feedback
CADOW TEACH

CADOW TEACH

Open in Telegram

HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID

Show more
3 291
Subscribers
+124 hours
-47 days
-3630 days
Posts Archive
Linkiga hoose kasoo daawada muuqaalkaan
Linkiga hoose kasoo daawada muuqaalkaan

Muuqaalkaan soo daawada waa idin muhiim
Muuqaalkaan soo daawada waa idin muhiim

Muuqaalka waa kan

Asc aqyaarta qiimaha badan waxaa caawa sitoos u bilaabmayo course ka video editing ka dufcadii 6aad marka yaa ka. Faa,ideysanayo oo rabo inuu xirfada barto inteysan qoraxda dhicin ka faa,ideysta number kaan igala soo xariira waxii faahfaahin ah +2520617376335

Hye muuqaalka hala soo daawada
Hye muuqaalka hala soo daawada

Muuqaalkaan hadduu ku dhaafo ha I eedin
Muuqaalkaan hadduu ku dhaafo ha I eedin

YOUTUBE KEENA IYO TELEGRAM KEENA WADANKEE KAGA XIRANTAHAY OO AAD KALA SOCOTAA AAN OGAADE ILA WADAAGA
Anonymous voting

Muuqaalkaan waa diyaar linkiga hoose ka daawo
Muuqaalkaan waa diyaar linkiga hoose ka daawo

photo content

+9
Waa kuwaan dhamaan muqaalka waxaan u adeegsaday la deg oo practice gareeyso

Waxaa lagu jiraa xilliyada fasaxyada Iskuulada iyo jaamacadaha Marka jaaniskaan ka faa,ideysta dhamaantiina waa idin furantahay fursadaan Ku Baro Video Editing-ka Mobile-ka – 2025 Ma dooneysaa inaad noqoto xirfadle video editing-ka ah adigoo kaliya isticmaalaya taleefankaaga gacanta? Waxaa hubaal ah in sannadka 2025 uu yahay waqtigii aad fursadahan qaaliga ah ka faa'iidaysan lahayd! Waxaan ku barayaa xirfadaha ugu muhiimsan ee aad ugu abuuri karto muuqaal cajiib ah adigoo isticmaalaya appka - casriga ah ee mobile-ka sida: • CapCut • Websites .iyo waxyaabo kaloo badan oo secrets ah Waxaad baran doontaa: • Sida loo tafatiro muuqaalada si xirfadeysan. • Ku darista saamaynta (effects) iyo filtarrada soo jiidashada leh. • Ku darista codad tayo sare leh iyo muusig habboon. • Sida loo diyaariyo muuqaalada ku habboon YouTube, TikTok, Instagram, iyo platform-yada kale. Maxaa Kaa Dhigayaa Xirfadle? Waxaad heli doontaa casharro fudud oo tallaabo-tallaabo ah, tusaalooyin ficil ah, iyo taageero joogto ah oo kaa caawinaysa inaad horumar sameyso. Ha lumin fursaddan! Ku biir safarka video editing-ka mobile-ka maanta Baro oo bilow. Noloshaada beddel adoo adeegsanayo mobilekaaga La xiriir:  Namberskaan +2520617376335  / +252684070752

photo content