CADOW TEACH
Відкрити в Telegram
HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Показати більше3 291
Підписники
+124 години
-47 днів
-3630 день
Архів дописів
3 291
Asc aqyaarta qiimaha badan waxaa caawa sitoos u bilaabmayo course ka video editing ka dufcadii 6aad marka yaa ka. Faa,ideysanayo oo rabo inuu xirfada barto inteysan qoraxda dhicin ka faa,ideysta number kaan igala soo xariira waxii faahfaahin ah +2520617376335
3 291
YOUTUBE KEENA IYO TELEGRAM KEENA WADANKEE KAGA XIRANTAHAY OO AAD KALA SOCOTAA AAN OGAADE ILA WADAAGA
3 291
Waxaa lagu jiraa xilliyada fasaxyada Iskuulada iyo jaamacadaha Marka jaaniskaan ka faa,ideysta dhamaantiina waa idin furantahay fursadaan Ku Baro Video Editing-ka Mobile-ka – 2025
Ma dooneysaa inaad noqoto xirfadle video editing-ka ah adigoo kaliya isticmaalaya taleefankaaga gacanta? Waxaa hubaal ah in sannadka 2025 uu yahay waqtigii aad fursadahan qaaliga ah ka faa'iidaysan lahayd!
Waxaan ku barayaa xirfadaha ugu muhiimsan ee aad ugu abuuri karto muuqaal cajiib ah adigoo isticmaalaya appka - casriga ah ee mobile-ka sida:
• CapCut
• Websites
.iyo waxyaabo kaloo badan oo secrets ah
Waxaad baran doontaa:
• Sida loo tafatiro muuqaalada si xirfadeysan.
• Ku darista saamaynta (effects) iyo filtarrada soo jiidashada leh.
• Ku darista codad tayo sare leh iyo muusig habboon.
• Sida loo diyaariyo muuqaalada ku habboon YouTube, TikTok, Instagram, iyo platform-yada kale.
Maxaa Kaa Dhigayaa Xirfadle?
Waxaad heli doontaa casharro fudud oo tallaabo-tallaabo ah, tusaalooyin ficil ah, iyo taageero joogto ah oo kaa caawinaysa inaad horumar sameyso.
Ha lumin fursaddan! Ku biir safarka video editing-ka mobile-ka maanta Baro oo bilow. Noloshaada beddel adoo adeegsanayo mobilekaaga
La xiriir: Namberskaan +2520617376335 / +252684070752
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
