CADOW TEACH
Open in Telegram
HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Show more3 291
Subscribers
+124 hours
-47 days
-3630 days
Posts Archive
3 291
3 291
Sida loo sameeyo boor pharmacy muuqaal maka soo sameynaa codkiina soo dhiibta hala codeeyo
3 291
Baro Xirfadda Video Editing-ka oo Noqo Hal-abuur
Ma rabtaa inaad barato xirfad cusub oo kuu horseedi karta fursado shaqo iyo hal-abuur? Ku biir koorsadayada Video Editing-ka ee Mobile-ka kuna baro sida aad ugu beddeli karto fikradahaaga muuqaallo xirfad leh!
Maxaad ka faaβiideysaa?
β
Barashada aasaaska tafatirka fiidiyowyada (cut, trim, transitions, effects).
β
Sida loo isticmaalo apps-ka ugu fiican ee mobile-ka (CapCut, Kinemaster, Alight Motion, iwm).
β
Abuurista content xirfadaysan oo aad ku horumarin karto shaqadaada ama baraha bulshada.
β
Farsamooyinka lagama maarmaanka u ah xirfad-yaqaanka tafatirka muuqaalka.
π
Taariikhda: Sabti, 8-da Febraayo 2025
β° Waqtiga: 08:00 pm
π Online β Ku baro gurigaaga adigoo adeegsanaya moobilkaaga!
π‘ Isdiiwaangeli Hadda!
π² WhatsApp: +2520617376335
π© Telegram: +2520684070752
Ha seegin fursaddan! Baro xirfad dhab ah, kasbana fursado cusub!
Available now! Telegram Research 2025 β the year's key insights 
