en
Feedback
CADOW TEACH

CADOW TEACH

Open in Telegram

HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID

Show more
3 291
Subscribers
+124 hours
-47 days
-3630 days
Posts Archive
Dadka aan ka faa,ideysan ayey u taala diyaarada way kacday safar hal bil ah oo xirfada video editing ka lagu baranayo In.a ma
Dadka aan ka faa,ideysan ayey u taala diyaarada way kacday safar hal bil ah oo xirfada video editing ka lagu baranayo In.a markay dhamaato waxaad daawan doontan muuqalada ay ardaydaan soo editing gareeyaan

Waa jaaniskii niigu dambeeyay ka faa,ideysta qiimo dhimisna way socotaa

Waxaaan soo gaarnay saacadahii ugu dambeeyay diiwaangalinta coureska video editing ka caawana waxaa si toos u bilaabmayo cashirada marka diiwaangalinta waxay ku egtahay galabta kaliya marka haddii aadan wali is diiwaangalin jaaniska yuu ku dhaafin oo igala soo xariir 61 7376335 what's app kaan

Fursad shaqo abuur halaga faa,ideysto linkiga hoose kasoo daawada fursadaasi

Tijaabada aan maanta sameynay soo daawada linkiga hoose

Muuqaalka waa soo dhacay linkiga hoose kasoo daawada

YOUTUBER INAAD NOQOTO MAJECESHAHAY
Anonymous voting

Caawa iyo muuqaalkaan xiisaha badan qofkasta halkaan ku jira ha diyaar garoobo
Caawa iyo muuqaalkaan xiisaha badan qofkasta halkaan ku jira ha diyaar garoobo

Tiktok ayaan u sameynay cadow teach marka aan idinka arko axaabta

Waa bisha koowaad ee sanadka cusub xirfad cusub baro waliba muddo 1 bil kaliya halaga faa,ideysto intaad ka shalay laheed sanadkaan markuu dhamaado inaadan waxba baran oo xirfad ah

Walaahi ma aqaan waxay wali dadka qaarkood fadhigooda uga kici la yihiin oo ay xirfad ubaran la yihiin si,ay barito ugu shaqe
Walaahi ma aqaan waxay wali dadka qaarkood fadhigooda uga kici la yihiin oo ay xirfad ubaran la yihiin si,ay barito ugu shaqeystaan haddaba waxaan idinla socodsiinaya in aan qiimo dhimis ballaaran sameynay ilaa barito jimcaha laga gaarayo ka faa,ideysi wacan diiwaangalinta waxay ku egtahay barrito waxii faahfaahin ah igala soo xariir what's app number kaan +2520617376335

Muuqaalka waa soo dhacay linkiga hoose kasoo daawada
Muuqaalka waa soo dhacay linkiga hoose kasoo daawada

Muuqaalka waa soo socdaa ogaada saaxibayal
Muuqaalka waa soo socdaa ogaada saaxibayal

MUUQAALKA LOOGADA ISLA CAAWA MASOO DHIGAA CODKIINA DHIIBTA
Anonymous voting

Sida loo sameeyo loogadaan ma jeceshihiin inaad barataan
Sida loo sameeyo loogadaan ma jeceshihiin inaad barataan