CADOW TEACH
Ir al canal en Telegram
HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Mostrar más3 291
Suscriptores
+124 horas
-47 días
-3630 días
Archivo de publicaciones
3 289
Dadka aan ka faa,ideysan ayey u taala diyaarada way kacday safar hal bil ah oo xirfada video editing ka lagu baranayo In.a markay dhamaato waxaad daawan doontan muuqalada ay ardaydaan soo editing gareeyaan
3 289
Waxaaan soo gaarnay saacadahii ugu dambeeyay diiwaangalinta coureska video editing ka caawana waxaa si toos u bilaabmayo cashirada marka diiwaangalinta waxay ku egtahay galabta kaliya marka haddii aadan wali is diiwaangalin jaaniska yuu ku dhaafin oo igala soo xariir 61 7376335 what's app kaan
3 289
Waa bisha koowaad ee sanadka cusub xirfad cusub baro waliba muddo 1 bil kaliya halaga faa,ideysto intaad ka shalay laheed sanadkaan markuu dhamaado inaadan waxba baran oo xirfad ah
3 289
Walaahi ma aqaan waxay wali dadka qaarkood fadhigooda uga kici la yihiin oo ay xirfad ubaran la yihiin si,ay barito ugu shaqeystaan haddaba waxaan idinla socodsiinaya in aan qiimo dhimis ballaaran sameynay ilaa barito jimcaha laga gaarayo ka faa,ideysi wacan diiwaangalinta waxay ku egtahay barrito waxii faahfaahin ah igala soo xariir what's app number kaan +2520617376335
¡Ya disponible! Investigación de Telegram 2025 — los principales insights del año 
