1 955
Subscribers
-224 hours
+47 days
-2630 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '26
September '26
+19
in 0 channels
August '26
+46
in 0 channels
Get PRO
July '26
+38
in 0 channels
Get PRO
June '26
+53
in 0 channels
Get PRO
May '26
+140
in 0 channels
Get PRO
April '26
+465
in 0 channels
Get PRO
March '26
+268
in 0 channels
Get PRO
February '26
+15
in 0 channels
Get PRO
January '26
+13
in 0 channels
Get PRO
December '25
+11
in 0 channels
Get PRO
November '25
+15
in 0 channels
Get PRO
October '25
+21
in 0 channels
Get PRO
September '25
+19
in 0 channels
Get PRO
August '25
+25
in 0 channels
Get PRO
July '25
+26
in 0 channels
Get PRO
June '25
+62
in 0 channels
Get PRO
May '25
+80
in 0 channels
Get PRO
April '25
+41
in 0 channels
Get PRO
March '25
+47
in 0 channels
Get PRO
February '25
+45
in 1 channels
Get PRO
January '25
+49
in 1 channels
Get PRO
December '24
+81
in 1 channels
Get PRO
November '24
+109
in 1 channels
Get PRO
October '24
+129
in 0 channels
Get PRO
September '24
+151
in 2 channels
Get PRO
August '24
+189
in 6 channels
Get PRO
July '24
+52
in 1 channels
Get PRO
June '24
+111
in 5 channels
Get PRO
May '24
+140
in 7 channels
Get PRO
April '24
+248
in 9 channels
Get PRO
March '24
+62
in 0 channels
Get PRO
February '24
+269
in 0 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 07 September | +2 | |||
| 06 September | +1 | |||
| 05 September | +3 | |||
| 04 September | +2 | |||
| 03 September | +2 | |||
| 02 September | +1 | |||
| 01 September | +8 |
Channel Posts
| 2 | Laacibka ugu fiican Premier League-ga xilli-ciyaareedkii dhawaan soo dhamaaday (2025-26) oo ay bixiyaan Ururka Ciyaartoyda Ingiriiska (PFA) ayaa caawa lagu dhawaaqi doonaa. Waxaana si weyn loo saadaalinayaa in uu ku guuleysan doono kabtanka Manchester United, 'Magnifico' Bruno Fernandes.
Marka loo eego bandhigiisii cajiibka ahaa iyo rikoorkii caawinta ee uu horyaalka ka sameeyay dartiis, xaqiiqdii wuu u qalmaa abaalmarintaan. 👏
Congratulations Magnifico Bruno 🔥 | 1 092 |
| 3 | : Robert Carlos ayaa qaatay diinta Islaamka.☪️ | 1 427 |
| 4 | Nin weyn ba kubacada cagta ka faristay
Ya granya ninkan? | 1 556 |
| 5 | Fenway Sports Group (FSG) ayaa si rasmi ah u iibisay 30% saamiga Liverpool, iyadoo heshiisku ku kacayo £1.65 bilyan, taasoo kooxda Liverpool lagu qiimeeyay qiyaastii £5.5 bilyan.
Maalgashadayaasha loo yaqaan 1892 Holdings waxaa hoggaaminaya ganacsadaha British-Indian-ka ah Amit Bhatia, kaasoo noqonaya Vice-Chairman-ka Liverpool.
Jeff Bezos ayaa lacagta ugu badan ku maalgeliyay heshiiskan, oo dhan £1 bilyan, halka Eduardo Saverin, oo ka mid ah aasaasayaashii Facebook uu sidoo kale qayb ka yahay kooxda maalgashadayaasha.
Bezos wuxuu ahaanayaa maal-gashade aan qayb ka ahayn maamulka Liverpool.
FSG ayaa weli haysanaysa saamiga ugu badan iyo maamulka kooxda, sidaas darteed wax isbeddel ah kuma imaanayo shaqada maalinlaha ah ee Liverpool ama maamulka kooxda. Sidoo kale, heshiiskani ma kordhinayo miisaaniyadda suuqa kala iibsiga.
Si kastaba, heshiisku wuxuu 1892 Holdings siinayaa fursado ay mustaqbalka ku iibsan karaan kooda haddii FSG go’aansato inay iska iibiso Liverpool. | 1 457 |
| 6 | Hadallada garsooraha Soomaaliyeed Omar Artan ka hor inta uusan dhex-dhexaadin ciyaarta UEFA Super Cup:
“Waxay ii ahayd xilli aad u adag kadib markii aan awoodi waayay inaan u safro Maraykanka si aan uga qayb galo Koobka Adduunka, laakiin waxaan aad u qadarinayaa taageeradii weynayd ee aan ka helay dadka adduunka oo dhan.”
“Markii aan helay warka ah in la ii magacaabay inaan garsooro ciyaartan, waxay ahayd farxad weyn aniga iyo qoyskaygaba.”
“Waxaan ku soo koray duruufo aad u adag, laakiin taasi igama hor istaagin inaan xaqiijiyo riyooyinkayga. Si adag ayaan u shaqeeyay, waana ku faanayaa halka aan maanta soo gaaray.”
“Waa sharaf weyn aniga iyo garsoorka Afrika in naloo dhiibo garsooridda finalkan. Heerka garsoorku halkaas aad buu u sarreeyaa, waxaana garsoorka Afrika iyo kan Yurub ay wax badan iska baran karaan oo midba midka kale ka faa’iidaysan karaa. | 1 418 |
| 7 | SHEEG ciyartoygan ?😂😂 | 1 655 |
| 8 | Golden Ball Rodrigo
Best young player cubarsi
Golden gloves uni Simon
🇪🇸🏆 | 1 634 |
| 9 | Spain are the world champions 🔥🇪🇸 | 1 530 |
| 10 | XULKE AYA KU GULEYSAN DONO MUNDIYALKA DUNIDA 2026 | 1 423 |
| 11 | Argentina ayaa sameeyay mission impossible iyaga oo 7 daqiiqo kusoo gabagabeeyay Rajada England iyaga oo soo laabasho kale oo taarikhi ah sameeyay ciyaar kale oo Messi farqi sameeyay oo Argentina ka xaadiriyay Finalka Koobka aduunka, England iyaga ayaa isugu wacan guuldaradan waayo tan iyo markii ay goolka dhaloyeen way joojiyeen ciyaarista kubadda waxyna fadhiisteen Daafaca iyada oo Tuchel 6-7 Daafac ah ku ciyaarayay waqti kamkd ah Kulanka Isaga ayaana u gacan galiyay argentina Guusha waayo kubadda ayay la wareegeen oo maamusheen jaanisyo badana ka buureen ugu danbeyntiina way adkaadeen. | 1 477 |
| 12 | Pau Cubarsí oo 19 jir ah oo markii ugu horeysa ciyaaraaya koobka aduunka ayaa noqday ciyaaryahanka sida ugu dhaqsiyaha badan ku gaara 6 clean sheets oo World Cup ah. Cubarsí ayaa record-kaan ka jabiyay cabqarigii reer Talyaani, Paolo Maldini. 🪨👏 | 1 319 |
| 13 | Argentina ayaa iaka xaadirisay semi finalka Koobka aduunka kadib Guul aad u adag oo ay ka gaadheen switzerland, Ciyaartu si weyn ayay hgu adkeyd argentiina Balse casaankii Embolo kadib swiskku dib u dag weyn ayay sameeyeen iyaga oo argentina kubadda u daayay , Messi iyo saaxibadiis dadaal badan ayay sameeyeen oo u rumoobay dhamaadkii extra timeka goolka Caalamiga ah ee Alvarez kadib knta aanu Lautaro soo gabagabeyn ciyaarta. | 1 449 |
| 14 | Markale Merino ayaa Spain guul muhiim ah siiyay waxayna usoo baxeen Semi Final ka mana sugan karno Talaado Spain vs France! | 1 219 |
| 15 | Argentina ayaa 13 daqiiqo kusoo gabgabeysay Riyada masar iyaga oo soo laabasho waali ah ku sameysay kadib markii lagaga hormaray 2-0 ilaa daqiiqadi 79aad markii Romero kusoo celiyay ciyaarta inta kalana waa taariikh aan la ilaawi doonin Koobka Aduunka. | 1 353 |
| 16 | Mikel Merino ayaa soo gabgabeeyay Royada Portugal iyo Cristiano Ronaldo ee hanshada Koobka Aduunka kadib goolka uu dhaliyay waqtigii dhamaadka isaga oo spain u hogaamiyay wareega 8da, Spain guushan way istaahishay waayo iyaga ayaa dadaal badnaa oo ka gacan sareeyay dhigooda iyaga ayaa u muuqday Qaran isku day leh oo meelo badan isku day ka sameynaya Laakin Portugal si saaid ah ayay ugu daayeen Kubadda spain iyaga oo og xitaa khatarta ay leedahay Spain marka ay kubadda wataan Jaanisyada yaryar ee ay helaan si fudud ayay u luminayeen. | 1 328 |
| 17 | 🚨 klopp aya loo magacaabay macalinka cusub xulka qaranka Germany 🇩🇪
Klop is Backkkkkkk.🧢🇩🇪 | 1 262 |
| 18 | Spain ayaa iska xaadirisay wareega 16ka kadib Guul fudud oo ay ka gadheen Austria qaab ciyaareed awood badan iyo quwad ka muuqatay iyaga oo Si fudud ku furfuray Daafaca low blocka ee austria kusoo talo gashay, Waa bandhigii ugu fiicnaa spain tartanka oo yimi waqti munaasib ah oo ay u muuqdaan Qaran aan laga qaadi karin kubadda kuna darsaday awood Gooldhalin. | 1 298 |
| 19 | Ht 1-0
Japan ayaa Gool kahogaaminaya Brazil qeybta Hore ciyaar adag oo lama filaan ku noqotay Brazil, Daqiiqad kasta oo socota ciyaartoyada Janp kalsoonidoodu way kordhaysay halka Brasil ay dhinmehsay oo badankoodu bilaa saameyn ahaayeen oo xitaa Ku khalkhalayeen cadaadiska Japan oo aad ugu cuslaaday.
Brasil kulankan uma baahna Casemiro waayo Japan si gaar ah ayay u bartilmaamteen oo uga qudhaabsanayaan Kubadaha uu khaldo iyaga oo cadaadis Culus saaraya Halka Gumareas oo ku wareersan yahay basaaska Gaagaban ee Qaranka Japan. | 1 495 |
| 20 | Asc Asxaabtayda Qaaliga ah.
Muddo ayaan idinka maqnaa sababtuna waxay ahayd imtixaanka dowladda.
Waxaan Alle uga baryayaa dhammaan ardaydii gashay imtixaanka inuu ka dhigo kuwo wada guulaysta 🤲📚
Ilaahay ha idinka dhigo kuwii dadaalkoodu miro dhalo, natiijo farxad lehna hela. Aamiin. ❤️ | 1 483 |
