1 935
مشترکین
+224 ساعت
-17 روز
-1630 روز
در حال بارگذاری دادهها
کانالهای مشابه
ابر برچسبها
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
اکتبر '26اکتبر '26
اکتبر '26
+29
در 0 کانالها
سپتامبر '26
+49
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '26
+46
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '26
+38
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '26
+53
در 0 کانالها
Get PRO
مه '26
+140
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '26
+465
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '26
+268
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '26
+15
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '26
+13
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '25
+11
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '25
+15
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '25
+21
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '25
+19
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '25
+25
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '25
+26
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '25
+62
در 0 کانالها
Get PRO
مه '25
+80
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '25
+41
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '25
+47
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '25
+45
در 1 کانالها
Get PRO
ژانویه '25
+49
در 1 کانالها
Get PRO
دسامبر '24
+81
در 1 کانالها
Get PRO
نوامبر '24
+109
در 1 کانالها
Get PRO
اکتبر '24
+129
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '24
+151
در 2 کانالها
Get PRO
اوت '24
+189
در 6 کانالها
Get PRO
ژوئیه '24
+52
در 1 کانالها
Get PRO
ژوئن '24
+111
در 5 کانالها
Get PRO
مه '24
+140
در 7 کانالها
Get PRO
آوریل '24
+248
در 9 کانالها
Get PRO
مارس '24
+62
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '24
+269
در 0 کانالها
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 17 اکتبر | 0 | |||
| 16 اکتبر | +3 | |||
| 15 اکتبر | +2 | |||
| 14 اکتبر | +1 | |||
| 13 اکتبر | +2 | |||
| 12 اکتبر | +3 | |||
| 11 اکتبر | 0 | |||
| 10 اکتبر | +2 | |||
| 09 اکتبر | +2 | |||
| 08 اکتبر | +1 | |||
| 07 اکتبر | +3 | |||
| 06 اکتبر | +2 | |||
| 05 اکتبر | 0 | |||
| 04 اکتبر | 0 | |||
| 03 اکتبر | +3 | |||
| 02 اکتبر | +4 | |||
| 01 اکتبر | +1 |
پستهای کانال
Repost from K4D4RB4 21🤩❤️
🚨Cristiano Ronaldo oo postiga Macsalaameynta Messi🐐 faalo ka bixiyay.
🎙️“Leo sannado badan ayaad dalkaaga u soo ciyaaraysay waxaadna leedahay taariikh weligeed sii jiri doonta Dhammaan ixtiraamkayga waxaan u hayaa wixii aad Argentina la gaartay laab gelin ayaan kuusoo dirayaa” ❤️🫂
| 2 | Imaaraadka Carabta ayaa isku diyaarinaya inuu faragelin ku sameeyo go’aanka suragal ka dhigaya kooxda kubadda cagta Manchester City ee Ingiriiska ka dhisan in loo dhaadhiciyo heerka labaad, isla markaana laga celiyo qaar ka mid ah koobabka ay kooxdan ku guuleysatay, sabab la xiriirta in kooxdan lagu eedeyay jebinta xeerarka maaliyadeed ee horyaalka Ingiriiska, sida ay baahisay Bloomberg.
Kooxdan, waxaa maalgeliya qoyska boqortooyadda Imaaraadka Carabta, iyagoo hadda ku hanjabaya haddii tallaabo laga qaado Manchester City, inay joojin doonaan maalgashigooda Ingiriiska, waxayna digniin arrintan la xiriirta gaarsiiyeen dawladda Ingiriiska. | 881 |
| 3 | 🚨 France Football ayaa soo saartay liiska 30-ka ciyaartoy ee u tartamaya Ballon d’Or 2026. 🏆🌕
PSG – 10
Dembélé, Hakimi, Nuno Mendes, João Neves, Pacho, Marquinhos, Kvaratskhelia, Fabián Ruiz, Vitinha, Torres.
Real Madrid – 4
Bellingham, Mbappé, Vinícius Jr., Marc Cucurella.
Bayern – 4
Harry Kane, Luis Díaz, Michael Olise, Upamecano.
Arsenal – 3
Gabriel, Declan Rice, William Saliba.
Barcelona – 3
Pau Cubarsí, Lamine Yamal, Rodri.
* Manchester City — Haaland
* Manchester United — Bruno Fernandes
* Inter Milan — Lautaro Martínez
* Inter Miami — Messi
* Al Nassr — Sadio Mané
* Al-Qadsiah — Julián Quiñones | 2 017 |
| 4 | Wariyaha : “ Kawaran Dembele inuusan kugu Darin 3 ciyaaryahan ee uqalma Blon D’or ka? “
Yamaal : “ Mbappe uu saaxib layahay soo ma’ahan? Xili ciyaareedki hore sida uciyaaray waan ku qanacsanahay, mar walba aniga & ayaga (Dembele & Mbappe) aa iska hor imaanay waxaan sameeyay wax ku kalifaayo ineysan iga helin/ijeclaan “ | 1 931 |
| 5 | 🚨Rasmi:Messi waa ka fadhiistay xulka argentine🐐 | 1 762 |
| 6 | Laacibka ugu fiican Premier League-ga xilli-ciyaareedkii dhawaan soo dhamaaday (2025-26) oo ay bixiyaan Ururka Ciyaartoyda Ingiriiska (PFA) ayaa caawa lagu dhawaaqi doonaa. Waxaana si weyn loo saadaalinayaa in uu ku guuleysan doono kabtanka Manchester United, 'Magnifico' Bruno Fernandes.
Marka loo eego bandhigiisii cajiibka ahaa iyo rikoorkii caawinta ee uu horyaalka ka sameeyay dartiis, xaqiiqdii wuu u qalmaa abaalmarintaan. 👏
Congratulations Magnifico Bruno 🔥 | 2 169 |
| 7 | : Robert Carlos ayaa qaatay diinta Islaamka.☪️ | 2 011 |
| 8 | Nin weyn ba kubacada cagta ka faristay
Ya granya ninkan? | 1 925 |
| 9 | Fenway Sports Group (FSG) ayaa si rasmi ah u iibisay 30% saamiga Liverpool, iyadoo heshiisku ku kacayo £1.65 bilyan, taasoo kooxda Liverpool lagu qiimeeyay qiyaastii £5.5 bilyan.
Maalgashadayaasha loo yaqaan 1892 Holdings waxaa hoggaaminaya ganacsadaha British-Indian-ka ah Amit Bhatia, kaasoo noqonaya Vice-Chairman-ka Liverpool.
Jeff Bezos ayaa lacagta ugu badan ku maalgeliyay heshiiskan, oo dhan £1 bilyan, halka Eduardo Saverin, oo ka mid ah aasaasayaashii Facebook uu sidoo kale qayb ka yahay kooxda maalgashadayaasha.
Bezos wuxuu ahaanayaa maal-gashade aan qayb ka ahayn maamulka Liverpool.
FSG ayaa weli haysanaysa saamiga ugu badan iyo maamulka kooxda, sidaas darteed wax isbeddel ah kuma imaanayo shaqada maalinlaha ah ee Liverpool ama maamulka kooxda. Sidoo kale, heshiiskani ma kordhinayo miisaaniyadda suuqa kala iibsiga.
Si kastaba, heshiisku wuxuu 1892 Holdings siinayaa fursado ay mustaqbalka ku iibsan karaan kooda haddii FSG go’aansato inay iska iibiso Liverpool. | 1 727 |
| 10 | Hadallada garsooraha Soomaaliyeed Omar Artan ka hor inta uusan dhex-dhexaadin ciyaarta UEFA Super Cup:
“Waxay ii ahayd xilli aad u adag kadib markii aan awoodi waayay inaan u safro Maraykanka si aan uga qayb galo Koobka Adduunka, laakiin waxaan aad u qadarinayaa taageeradii weynayd ee aan ka helay dadka adduunka oo dhan.”
“Markii aan helay warka ah in la ii magacaabay inaan garsooro ciyaartan, waxay ahayd farxad weyn aniga iyo qoyskaygaba.”
“Waxaan ku soo koray duruufo aad u adag, laakiin taasi igama hor istaagin inaan xaqiijiyo riyooyinkayga. Si adag ayaan u shaqeeyay, waana ku faanayaa halka aan maanta soo gaaray.”
“Waa sharaf weyn aniga iyo garsoorka Afrika in naloo dhiibo garsooridda finalkan. Heerka garsoorku halkaas aad buu u sarreeyaa, waxaana garsoorka Afrika iyo kan Yurub ay wax badan iska baran karaan oo midba midka kale ka faa’iidaysan karaa. | 1 488 |
| 11 | SHEEG ciyartoygan ?😂😂 | 1 655 |
| 12 | Golden Ball Rodrigo
Best young player cubarsi
Golden gloves uni Simon
🇪🇸🏆 | 1 634 |
| 13 | Spain are the world champions 🔥🇪🇸 | 1 530 |
| 14 | XULKE AYA KU GULEYSAN DONO MUNDIYALKA DUNIDA 2026 | 1 423 |
| 15 | Argentina ayaa sameeyay mission impossible iyaga oo 7 daqiiqo kusoo gabagabeeyay Rajada England iyaga oo soo laabasho kale oo taarikhi ah sameeyay ciyaar kale oo Messi farqi sameeyay oo Argentina ka xaadiriyay Finalka Koobka aduunka, England iyaga ayaa isugu wacan guuldaradan waayo tan iyo markii ay goolka dhaloyeen way joojiyeen ciyaarista kubadda waxyna fadhiisteen Daafaca iyada oo Tuchel 6-7 Daafac ah ku ciyaarayay waqti kamkd ah Kulanka Isaga ayaana u gacan galiyay argentina Guusha waayo kubadda ayay la wareegeen oo maamusheen jaanisyo badana ka buureen ugu danbeyntiina way adkaadeen. | 1 477 |
| 16 | Pau Cubarsí oo 19 jir ah oo markii ugu horeysa ciyaaraaya koobka aduunka ayaa noqday ciyaaryahanka sida ugu dhaqsiyaha badan ku gaara 6 clean sheets oo World Cup ah. Cubarsí ayaa record-kaan ka jabiyay cabqarigii reer Talyaani, Paolo Maldini. 🪨👏 | 1 319 |
| 17 | Argentina ayaa iaka xaadirisay semi finalka Koobka aduunka kadib Guul aad u adag oo ay ka gaadheen switzerland, Ciyaartu si weyn ayay hgu adkeyd argentiina Balse casaankii Embolo kadib swiskku dib u dag weyn ayay sameeyeen iyaga oo argentina kubadda u daayay , Messi iyo saaxibadiis dadaal badan ayay sameeyeen oo u rumoobay dhamaadkii extra timeka goolka Caalamiga ah ee Alvarez kadib knta aanu Lautaro soo gabagabeyn ciyaarta. | 1 449 |
| 18 | Markale Merino ayaa Spain guul muhiim ah siiyay waxayna usoo baxeen Semi Final ka mana sugan karno Talaado Spain vs France! | 1 219 |
| 19 | Argentina ayaa 13 daqiiqo kusoo gabgabeysay Riyada masar iyaga oo soo laabasho waali ah ku sameysay kadib markii lagaga hormaray 2-0 ilaa daqiiqadi 79aad markii Romero kusoo celiyay ciyaarta inta kalana waa taariikh aan la ilaawi doonin Koobka Aduunka. | 1 353 |
| 20 | Mikel Merino ayaa soo gabgabeeyay Royada Portugal iyo Cristiano Ronaldo ee hanshada Koobka Aduunka kadib goolka uu dhaliyay waqtigii dhamaadka isaga oo spain u hogaamiyay wareega 8da, Spain guushan way istaahishay waayo iyaga ayaa dadaal badnaa oo ka gacan sareeyay dhigooda iyaga ayaa u muuqday Qaran isku day leh oo meelo badan isku day ka sameynaya Laakin Portugal si saaid ah ayay ugu daayeen Kubadda spain iyaga oo og xitaa khatarta ay leedahay Spain marka ay kubadda wataan Jaanisyada yaryar ee ay helaan si fudud ayay u luminayeen. | 1 328 |
