en
Feedback
Munasar Maxamed

Munasar Maxamed

Open in Telegram

An exiled Somali journalist who is based in Sweden | Exposes corruption & wrongdoing in Somalia through real evidence| 📞 +252613666667

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Munasar Maxamed

Channel Munasar Maxamed (@munasarmaxamedcabdi) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 813 999 subscribers, ranking 149 in the News & Media category and 1 in the Somalia region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 813 999 subscribers.

According to the latest data from 09 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -6 755 over the last 30 days and by 256 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Verified (Officially confirmed by Telegram)
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 15.53%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 5.14% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 126 302 views. Within the first day, a publication typically gains 41 776 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 562.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
An exiled Somali journalist who is based in Sweden | Exposes corruption & wrongdoing in Somalia through real evidence| 📞 +252613666667

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 10 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the News & Media category.

813 999
Subscribers
+25624 hours
-4227 days
-6 75530 days
Posts Archive
Maxaa qarsan oo la xiriira xaalada Madaxweyne Xasan Sheikh? https://www.facebook.com/share/v/1E7BuESjDj/?mibextid=wwXIfr Sii
Maxaa qarsan oo la xiriira xaalada Madaxweyne Xasan Sheikh? https://www.facebook.com/share/v/1E7BuESjDj/?mibextid=wwXIfr Sii gudbi .

Halis : Asad Diyaano oo si ka daran MW Xasan u buuxsanaya jeebka | Isbitaalka Madiina oo xirmi raba & Askarta lacagihii laga
Halis : Asad Diyaano oo si ka daran MW Xasan u buuxsanaya jeebka | Isbitaalka Madiina oo xirmi raba & Askarta lacagihii laga jarayay oo la lunsadey. Fadeexo. https://www.facebook.com/share/v/1Bz7p8JV7U/?mibextid=wwXIfr Sii gudbiya

DEG DEG: Galkacyo ayaa hada lagu dilay Axmed Yusuf Haamey xili uu u socday salaadda. Aano qabiil ayaa loo diley . Axmed wuxuu ahaa nabadoon dadku jecel yihiin .

Sidee wiil 18 sano jir ah loogu dhex diley guriga xildhibaan caan ah ? Sababta dilka oo kugu qasbi doonta in aad qof kasta sa
+1
Sidee wiil 18 sano jir ah loogu dhex diley guriga xildhibaan caan ah ? Sababta dilka oo kugu qasbi doonta in aad qof kasta salaanto hadii kale ? Inta ka daawo . https://www.facebook.com/share/v/1ERBCWAmin/?mibextid=wwXIfr

Magaalada Muqdisho isgooska xoosh rasaas ayaa cabaar kasocotay qof askari ah ayaa kudhinty kuwo klena waa dhoowac qof shacabna gurigiis ayy ugu tagty

1- mustaqiim Mustafa cabdulle maxamuud , Maalinkii qamiista ayey ka luntay tabeelaha shiiq ibraahim. Xaafadda safaari ilaa ha
+1
1- mustaqiim Mustafa cabdulle maxamuud , Maalinkii qamiista ayey ka luntay tabeelaha shiiq ibraahim. Xaafadda safaari ilaa hadda wey naga maqantahay Tel 0615617551/0618185280

Degdeg: Ceelasha gaari ayaa maray

Sawirada guriga lagu duqeeyay Taliye Mahad we lagu dili rabey. Sida muuqata in uu badbaado ma aanu ahayn qorshaha balse tiisi
+5
Sawirada guriga lagu duqeeyay Taliye Mahad we lagu dili rabey. Sida muuqata in uu badbaado ma aanu ahayn qorshaha balse tiisi ayaan gelin. Waa bog cusub oo dowladu furtey in cidii mucaarada Drone lagu duqeeyo suaashuse waxay tahay mucaaradka Muqdisho ku leh xarumana sideey arintan u saameyn karto. Aragtidaada?

Yaa ka dambeeyay Duqeyntii xaley lagu dili rabey Taliye Shub? Yayse ku caddaatey iney weerarkaas amartey? Cadeeymo cusub oo l
Yaa ka dambeeyay Duqeyntii xaley lagu dili rabey Taliye Shub? Yayse ku caddaatey iney weerarkaas amartey? Cadeeymo cusub oo la helay . https://www.facebook.com/share/v/18CDcwB6ha/?mibextid=wwXIfr Sii gudbi .

Degdeg: Degmada Xamarjajab waxaa lag diley askari Gorgor katirsan laakiin falka ma geysan AS ee waxaa gestay walaalkiis la dhashey oo gurigiisa ku noola . Dilaaga ayaa goobta ka baxsadey.

Geesinimo: Sarkaal Nisa katirsan oo keligiis iska celiyay labo nin oo AS ah oo isaga dili rabey | Muuqaalka mid kamid ragii A
+1
Geesinimo: Sarkaal Nisa katirsan oo keligiis iska celiyay labo nin oo AS ah oo isaga dili rabey | Muuqaalka mid kamid ragii AS ahaa oo uu nolosha ku qabtey. Sawirkiisa & muuqaalkiisa ka daawo Snapkeena. https://share.snapchat.com/m/8961Y3tzQa2N95tg8RVw1QGgaGNv_nSEjYtUx4mcPKU?share_id=Q1KwMtz8TSSc1jERXJfcXQ&locale=en_US Iyo Facebook https://www.facebook.com/share/v/1Ex88aW9Yq/?mibextid=wwXIfr

Dhacdo cajiib ah ! Waa askari ka tirsan dharcadka nisa waxaa soo weeraray laba nin oo ka tirsan AS balse si geesinimo leh ayu
Dhacdo cajiib ah ! Waa askari ka tirsan dharcadka nisa waxaa soo weeraray laba nin oo ka tirsan AS balse si geesinimo leh ayuu iskaga celiyay Cc Tv ayaa duubtey. Snapka ka daawo waa yaabeysa walahi. https://snapchat.com/t/4HHzKmak

Asc munasar walaalo gabadhaan ayaa naga dhuntay saakay 10:00 ayeey naga tagtay xfda isgoyska bakaaraha dhar waxey wadatay saa
Asc munasar walaalo gabadhaan ayaa naga dhuntay saakay 10:00 ayeey naga tagtay xfda isgoyska bakaaraha dhar waxey wadatay saako eestaro gduud xigeen ah magaceeda *zainab ahmed* Nambarkan naga soo waca plz 615829720 617743000 610254441

Ciidanka asluubta oo gadoodsan xirtey wadooyinka lana wareegay xabsiga dhexe .

Waawareey rasas toos ah dagaal & kala orod halkan ka daawo. https://www.facebook.com/share/v/14t28fMAiGN/?mibextid=wwXIfr Igu
Waawareey rasas toos ah dagaal & kala orod halkan ka daawo. https://www.facebook.com/share/v/14t28fMAiGN/?mibextid=wwXIfr Igu soo biir snapka sxb . https://snapchat.com/t/r2qVkBM8

Baydhabo & dagaalka maanta .
+4
Baydhabo & dagaalka maanta .

Qalbi jab : Qoys iyagoo hurda lagu dhuftey hoobiyayaal & sababta oo Kaa yaabin doonta! https://www.facebook.com/share/v/1Eozg
+1
Qalbi jab : Qoys iyagoo hurda lagu dhuftey hoobiyayaal & sababta oo Kaa yaabin doonta! https://www.facebook.com/share/v/1Eozgv2dE7/?mibextid=wwXIfr Sii gudbi

Waxaa loo baahanyahe dhiig nuuciisa yahay B+ Oo larabo qof rag ah oo xaalad deg-deg ah kujiro waxaa laga heli karaa numberadan hoos kuqoran. 0619772624 0613062242 Goobta: Isbitaal Mogadishu oo kuyaal towfiiq. Mahadsanidiin.

Gantaal toos ugu habsanaya nin AS ah . Dowlada ayaa baahisey muuqaalkan . Ku biir cinwaankan hel warar degdeg ah. https://snapchat.com/t/qP0zfE6I