cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking Β«Accept allΒ», you agree to the use of cookies.

avatar

Munasar Maxamed

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden .

Show more
Finland1The language is not specifiedNews & Media187
Advertising posts
430 755
Subscribers
+88124 hours
+9 4607 days
+31 94530 days
Posting time distributions

Data loading in progress...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Publication analysis
PostsViews
Shares
Views dynamics
01
Waa gaariga uu saarnaa Sarkaal Xasan Jaamici . Sidaas ayuu noqdey .
3 7430Loading...
02
Degdeg:- Qarax mishin u ek oo loo dhigey Korneelka caanka ah ee Xasan Jaamici & ilaaladiisa | Dhaawac xun oo soo gaarey & saddex askari oo dhimatey. https://www.facebook.com/share/v/jh3sw4QUFEyCfFtX/?mibextid=WC7FNe Sii gudbi.
21 9310Loading...
03
Saddex askari ayaa ku dhintey qaraxa ka dhacey Albiri. Waa faahfaahintii ugu dambeysay
8 6670Loading...
04
Halkaas ayuu qaraxa ka dhacey , wuxuu jarey dhirtii sida uu u xoogana lee. Sidoo kale waxaa gaariga haariyerta ah lagu daldalaya dhaawac dhowr qofood. Agagaarka Albiri waaye goobtu.
340Loading...
05
Agagaarka Albiri ayaa laga doo warinaya qaraxa . Lama oga sida ay wax u dhaceen sababtuna waa rasaas socota .
3710Loading...
06
Media files
8260Loading...
07
Degdeg:- Qarax xoogan ayaa ka dhacey duleedka Muqdisho . Rasaas ayaa socota .
1990Loading...
08
Fadlan ugu yaraan u sii share garee. Fadlan Bukaan ku jira Isbitaalka Nasrudiin - Baar-ubax ayaa degdeg ugu baahan dhiig B-, haddii dhiigaagu yahay ama aad garanayso qof ah Fadlan degde u gaara Isbitaalka Nasrudiin Agagaarka Isgoyska Baar Ubax, Adinkoo wacaya lambarkan: Tel: 0615545124 Muxiyadin Qaadaweyne. Fadlan degdeg u caawi Bukaanka.
19 0830Loading...
09
Fariintan gaarsiiya Beesha Saleebaan maadama laamaha amnigiila waayay. Degmada Deyniile Xaafada Ciisa Cabdi waxaa yaalla nin dhaawac ah . Toorey ayaa lala dhacey waana dhaawac laga cabsi qabo in dhiigu hoos ugu hooro. Wuxuu sheegay inuu ka soo jeedo beesha Saleebaan.
29 6380Loading...
10
Dhacdo naxdin leh :- Wiil & Hooyadiis hadda isku qarxiyay Muqdisho | Sidee AS u adeegsadeen gasaca caseeeyaha? | (Caddeeymo ) https://www.facebook.com/share/v/ZVXRvfNusL5qRGar/?mibextid=WC7FNe Arinkan waa halis hor leh, sii gudbi digniintan.
33 3960Loading...
11
Munasarow saxib waxaa naga maqan Shaafici dagalow xaaji fareey ina fadumo maxamed cali ee noo baafi adoo mahadsan tel 618955757 ama 615630475
40 9150Loading...
12
Waa wiil yar oo reerkiisa ka lunsan. Fadlan ciddii aragtaa waxaan ka codsaneynaa iney ehelkiisa la xariiraan. 0618631228
39 3970Loading...
13
D/Hodan & hadda.
47 2520Loading...
14
Ninkan cidii garanaysa ha u sheekto inuu nala soo xiriiro. Waxaan u heynaa document muhiim ah oo mareykan ah . Mahadsanidiin.
48 9420Loading...
15
Maamadan oo jiran ayaa lagu haya Xarunta Dhalashada & Sugnaanta . Waxaa hadda loo qaaday saldhiga D/Shangaani ee ciddeeda haddii ay aragto halkaas ha tagaan .
48 4380Loading...
16
Cabdiladhiif Maxamed Cabdiraxmaan (Cabdiladhiif Caato waxaa diley sida laga xiganayo laamaha amniga shan rag oo hubeysnaa. Waxaa lagu diley magaalada Qardho, waxaana dilkiisa loo sababeeyay in uu salka ku hayo aano qabiil. Falkan ayaa dhacey xaley .
56 4940Loading...
17
Qarax & rasaas ayaa hadda laga maqlay Muqdisho .
76 0770Loading...
18
Dhacdo Yaab leh :- Koox wadatey boorso hub ah & jawaano Moobeelo la soo dhacey ah la qabtey markii ay u galeen guriga sarkaal boliis ah | Horaa idiin dhahay sidaan waa jirtaa . https://www.facebook.com/share/v/DNJhTreaopXcfnvj/?mibextid=WC7FNe Sii gudbi
81 9020Loading...
19
Wiilkan oo dhib badan uu ku heysto Jarmalka ayaa waxaa la raadinaya ehelkiisa. Wuxuu ku sugan yahay Xaalad aad u liidata wuxuuna ku jiraa Kaam . Qoyskiisa hala xiriiran telkan oo laga helo walaal Soomaali ah oo xerada kula jiro. +49Β 176Β 13296555
20 9790Loading...
20
Asc wll waxaa naga dhumay wiilkaas waxaa la dhahaa marwaan max.ed xasan kaariye Wuxuu watay qamiis madaw wuxuu kasoo dhumay xafada ramadaan celasha biyaha fadlan cidii aragtaa hanaga soo xiriirto 0615551093 waxaa wadato hooyadiis Ama 0619276001
78 4930Loading...
21
Dad sab/Umuur bariiseyn u fadhiyay ayaa waxaa ku soo dumey geed salweyn ah waxaana jira dhaawac dad soo gaarey. Goobtu waa xaafada Kaawa-Godey.
86 0980Loading...
22
Bal arag xurmo la’aantaas meydka la laadayo. Ma maqasha ereyada ay leeyihiin raga hadlaya ?
88 2160Loading...
23
Wareysi hooyada dhashey Ayaanle Abdisalaan " Wiilkeyga cadcad ayaa loo jarjarey aano qabiil darteed isagoo dhahaya ha idilina " 12-jir si bahalnimo loo dhaafiyay nafta. https://www.facebook.com/share/v/593grHRFuStZNW8n/?mibextid=WC7FNe Sii gudbi.
89 0180Loading...
24
Waa la helay durba Alxamdulilaah .
94 3470Loading...
25
Wiilkaas Cabdi Qaaliq Ayuu Magaciisa ku sheegay Dhuuntana Xoogahoo Kama hadli Karo Qofkuu Ka Maqan Yahay Hakala Soo Xariiro 0613773907
94 8280Loading...
26
C/qaadir axmad c/qaadir Waxo ka dhumay dagmada dayniile gaar ahaan xafada buulo boocley Lanbarka 0615477760 0615287894
92 0340Loading...
27
Jidka maka almukaramah ayuu yaala . Wuu miir daboolanyahay wuxuuna isku daldaley kaniiniyo sida la sheegay .
90 5200Loading...
28
Asc mudan. gabar hoyo ah u bahan sacidad dhiig shubis dag dag ah hoyadas oo ah fool kadib ladhahay qaliin isbitalka xamar matanayal ku wado uurka. Gabadhas oo ah danyar iyada iyo ninkeda . Fadlan cidii ku cawin karto dhigas iyo waxey u awodan musacado ah .isbitalka xamar kala xiriir telka ninkeda 0618448488. c/qadir c/lahi
93 1810Loading...
29
Dhulka ayaa la fariisiyay waxaana laga duubey Muuqaal . Waa askar taraafiko ah & ciidan boliis ah oo ay maanta isqabteen ciidan katirsan Nisa . Askarta Nisa ayaa falkan awood sheegashada ah ku kacdey kadib markii ay ka carroodeen askartan dhulka la fariisiyay oo lagu eedeeyay inay gaadiidka xoog lacag uga qaadayeen taas oo sax ahaanteed aan la ogeyn. Sidee u aragtaa ?
104 6720Loading...
Waa gaariga uu saarnaa Sarkaal Xasan Jaamici . Sidaas ayuu noqdey .
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Degdeg:- Qarax mishin u ek oo loo dhigey Korneelka caanka ah ee Xasan Jaamici & ilaaladiisa | Dhaawac xun oo soo gaarey & saddex askari oo dhimatey. https://www.facebook.com/share/v/jh3sw4QUFEyCfFtX/?mibextid=WC7FNe Sii gudbi.
Show all...
😒 175πŸ‘ 63😭 49❀ 21😁 20πŸ₯° 5πŸ‘ 4πŸ€” 4πŸ”₯ 3
Saddex askari ayaa ku dhintey qaraxa ka dhacey Albiri. Waa faahfaahintii ugu dambeysay
Show all...
😒 89😭 30🀣 17πŸ‘ 14πŸ‘ 3😱 2
Halkaas ayuu qaraxa ka dhacey , wuxuu jarey dhirtii sida uu u xoogana lee. Sidoo kale waxaa gaariga haariyerta ah lagu daldalaya dhaawac dhowr qofood. Agagaarka Albiri waaye goobtu.
Show all...
Agagaarka Albiri ayaa laga doo warinaya qaraxa . Lama oga sida ay wax u dhaceen sababtuna waa rasaas socota .
Show all...
03:08
Video unavailableShow in Telegram
Degdeg:- Qarax xoogan ayaa ka dhacey duleedka Muqdisho . Rasaas ayaa socota .
Show all...
Fadlan ugu yaraan u sii share garee. Fadlan Bukaan ku jira Isbitaalka Nasrudiin - Baar-ubax ayaa degdeg ugu baahan dhiig B-, haddii dhiigaagu yahay ama aad garanayso qof ah Fadlan degde u gaara Isbitaalka Nasrudiin Agagaarka Isgoyska Baar Ubax, Adinkoo wacaya lambarkan: Tel: 0615545124 Muxiyadin Qaadaweyne. Fadlan degdeg u caawi Bukaanka.
Show all...
πŸ‘ 130😭 34❀ 15😁 13πŸ”₯ 10πŸ‘Ž 2😒 2
Fariintan gaarsiiya Beesha Saleebaan maadama laamaha amnigiila waayay. Degmada Deyniile Xaafada Ciisa Cabdi waxaa yaalla nin dhaawac ah . Toorey ayaa lala dhacey waana dhaawac laga cabsi qabo in dhiigu hoos ugu hooro. Wuxuu sheegay inuu ka soo jeedo beesha Saleebaan.
Show all...
Dhacdo naxdin leh :- Wiil & Hooyadiis hadda isku qarxiyay Muqdisho | Sidee AS u adeegsadeen gasaca caseeeyaha? | (Caddeeymo ) https://www.facebook.com/share/v/ZVXRvfNusL5qRGar/?mibextid=WC7FNe Arinkan waa halis hor leh, sii gudbi digniintan.
Show all...
😭 408πŸ‘ 74😒 51❀ 23πŸ‘Ž 18😁 15😱 11πŸ₯° 10πŸ‘ 9🌭 3🍾 2