6 902
Subscribers
No data24 hours
-367 days
-5630 days
Posts Archive
6 902
Maxaa soo kordhay
Warar #dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar isugu jira #dagaal toos ah iyo duqeyn #madaafiic oo saaka ciidamada AS ay ku qaadeen askarta #dowladda oo ku sugnaa halka Loo yaqaana Lagta deegaanka #Buulo_Xaaji ee hoostaga magaalada Kismaayo.
Wararka ayaa tibaaxayo in #Dhimashada askarta dowladda ayaa #gaartay ilaa 6 askari
Halka #Dhaawaca uu sii caga cageynayo 10 askar kale.
Waxii kuso kordho
@wararka2
6 902
War kale
1. AS ayaa maanta #weerareen saldhiga ciidanka dowladda ee #Makuudo ee magaalada #Baydhabo.
2. AS ayaa habeenkii xalay #dagaal culus ku qaadeen xerada Kufaarta #Afrikaanta ee degmada #Jannaale.
6 902
War kale
#Qaraxyo is xigxigay oo ilaa 3 qarax ahaay ayaa lala #beegsaday ciidanka #afrikaanta oo ku socdaalayey inta u dhaxeeyso #Danow iyo #Shalambood
#Qasaaro kala duwan ayaa la so warinayaa #baqtiga askarta ayaa gaaray 6 askari oo Kufaarta Afrikaanta ah.
Halka #Dhaawaca uu noqday 10 askari oo Isla Kufaarta Afrikaanta ah.
Waxaa kusoo dagay diyaarad helicopter 🚁 ah, waxeeyna ka daabushay baqtiyada iyo dhaawacyada.
6 902
Warka manta
1. AS ayaa saaka #weerar ku qaaday askarta dowladda ee ku sugan halka loo yaqaana #Laagga deegaanka #Buulo_Xaaji ee hoostaga magaalada #Kismaayo, Waxaana halkaas ka dhacay dagaal la isku #adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
6 902
Wararka manta
AS ayaa maanta #duleedka deegaanka #Qalimow ee hoostaga degmada #Balcad #qarax kula beegsadeen askar ka tirsan ciidanka dowladda oo lugeynayay.
3kamid ah askarta ayaa #dhimatay, halka 2kaleeto eey #dhaawacmeen.
6 902
Xasan sheikh indha cadeeys maa kasoo haray ama aniga moodo?
Mararka qaar markii baadilka lagugu celceliyo, xaq ayaad u mooda.
War maskinka daalan ee 2da dollar ama 3da dollar kusoo shaqeeyay silaca, marka dhahdo, santiyaal ii dulsaar, so ma ahan isbaaro aad dhigatay dadka dhuntooda?
Ha noolaan miyaa waxaas?
Maxaa loola yaabayaa, isbaaroyinka tira beelka ah ee xasan sheikh ciidankiisa dhigteen,
Tabtii isbaaradii jidka oo dhuunta loo dhigtay waaye, isbaaro loo jeedo ayaa laga dhuman karaa, ee isbaaro qof walbo inuu qaado laggu qasbaa, sidee looga dhuunta?
Walee, hadalkii saxaabiga uu ku yiri cumar bina khadaab, ayaa soo baxay
Cumar allaha ka raali ahaadee, ayaa loo keenay dahabkii iyo keydadkii dowladii furus, markaas ayuu yiri, qasnadahaan intaan la eg oo dahabka ah dadkii keenay waa dad daacad ah, xaqane iska ilaaliyey,
Saxibigii keenay ayaa ku jawabay "hadaa adiga iska daaqi laheyd, dadkaagane waa iska daaqi lahaayeen''
Waa sax, waxii madaxda sameeyso, askarta sameysaa, ratiga hore kan dambe.....
6 902
Maamulka #Yahuudda ayaa sheegay in tirada dadka ku #dhintay weerar ay rag #Filistiiiiniyiin ah ka fuliyeen magaalada #Talaa'abiib ay gaartay 7 #Yahuud ah halka tirada #dhaawacana ay tahay 16 kale.
Ila wareedyo ayaa dhankooda warbaahinada usheegay in 6 kamid ah dadka #dhaawacmay ay xaaladoodu #adagtay.
6 902
Ninkaan waa reysal wazaaraha dalka SLOVENIA, waxuu shir ka dhacay New York u sheegay NETANYAHU, inuu joojiyo dagaalka iyo dhiiga uu daadinayo,
Halka, Maxamed bin Salman oo ah dhaxal sugaha boqortooyada sacuudiga uu leeyahay qadiyada Filastiiin waxbo igama galin.
Hadaa is barbar dhigto, midkaan islaanka ku sheeganayo iyo gaalkaas cad, yaa islaamka u dhaw?
Nimanka xilalka qabto, ee dowladdaha islaamka madaxda u ah, waxaa laga shaqeeynaay mudo dheer, si eeysan u noqon kuwa qiimo leh.
Waxa aduunka dowladdaha islaamka sheegto, waxaa hogaamiyo, kuwa mareeykan raali ka yahay, balse islaamnimo iyo dadnimo aan laheyn, waana loo sameystay, kii sameystay ayeey u nacam leeyaan!
6 902
Sawirkaan waxaa ka arki kartaa meydadka Yahuudda la baabi'yey oo dhulka waran, waxaase dadka qaar eey is weydin doonaan,
Sidee 400 oo gantaal oo IRAAN ku riday uu u dili waayey hal qof xitaa, halka 2 nin oo #Filistiiiiiiin u dhalatay eey dileen 4, eeyna dhaawaceen 8 kale.
Midaas waxeey marag u noqon kartaa midkood
1. Marka eey soo ridayaan gantaalada in Yahuudda ogtahay, kuna dhex jirto maamulada IRAAN iyo dhamaan ciidankeda, xogtane xili hore eey heli karto.
2. In IRAAN eeysan diyaar u aheyn, ineeg ka dhiijiso hal ruux oo Yahuudda, sidaa darteed, marna lagama yaabayo in garaafo eey gaarsiyaan dadka Yahuudda.
Waxii kuso kordho
@wararka2
6 902
6 ruux oo Yahuudda ah ayaa lagu #dilay halka 9 kalena ay ku #dhaawacmeen weerar hubeysan oo rag Filastiiiiniyiin ah ay ka #fuliyeen gudaha magaalada #Tala_abiib ee ay gumeysiga ku heystaan Yahuudda.
6 902
Sida laga soo xigtay wargeyska lagu magacaabo "The Atlantic" ee kasoo baxa dalka Maraykanka ayaa kasoo xigtay Bin Salmaan, oo ah saqajaan eey soo tababartay dowladda mareykanka, loona sameeyay inuu gumaado musliminta ayaa yiri: "Anigu ma daneeyo qadiyadda #Filistiiiiiiin, laakiin shacabkayga ayaa daneeya".
Taas oo u kala jeedo, gumaadka Yahuudda eey musliminta gumaadeyso, waxbo igama galin.
Ninkaan oo ah dhaxal sugaha boqortooyada sacuudiga ayaa ahaay mid eey si aad ah usoo carbisatay dowladda mareykanka.
Markii ugu horeeysay ee uu yimaado, waxuu fasaxay in laga furo sacuudiga kalaabyo (clubs) lagu tunto.
Sido kale waxuu gudaha kacbada galiyey mushrikin eey diinta diiday in loo ogolaado xaramka ineey soo galaan.
Ninkaan ayaa shaqada ugu horeeyso uu mareykan u qabtay noqotay inuu xirxiro culumo badan iyo dad muxsinin ahaay oo caawin jirin dadka dhibaateeysan ee musliminta ah caalamka oo dhan.
Ninkaan ayaa fasaxay, deegaan nabiga scw u xarimay in la galo ama la dago, degaanka oo ahaa deegaan lagu halaagay goowm alle ku caasiyey oo aad u awood badna.
Waxuu u badalay meel loo dalxiis tago, waxuuna ka u diyaariyay dhismayaal eey dagi karaan dadka dalxiisayaasha ah
6 902
Ujeedku wuxuu ahaa in itoobiya loo muujiya in ayba tahay soomaaliyada la sheegaayo wixii dhinaceeda ka imaadana uu yahay maslaxada soomaaliya wixii ay rabtana ay ka samayso ayadoo taageero ka helayso galbeedka kiristanka ah mar kale ayagoo taagay sanam lagu magacaabo ( soo celinta dowlada nimada soomaaliya )
Haddii aad dhagaysato hadalada hogaamiye kooxeedka koonfurta soomaaliya ee lagu magacaabo madaxda maamulada federaalka ah ee ku dhaggan ciidanka itoobiya waxaad arkaysaa in ay isku xiraayaan jiritaanka soomaaliya ka dal ahaan iyo ciidanka itoobiya ! arrinku intaas kuma eka ciddii itoobiya cadow ku ah waa cadowgaada adigana ?!
Ila sawiro maanta haddii ay dagaalamaan dowlada federaalka iyo itoobiya ?!! shaki la'aan waxaan arki doonaa majaajilo midda ugu xun taariikhda banii aadamka waxaana dhici doonto fadeexad iyo sumcad xumo weyn .
Itoobiya soomaaliya maanta waxay ku leedahay kumanaan ciidamo iyo mas'uuliyiin ( soomaali ah ) laakiin ayada si toos ah u matalaayo markii laga soo tago kumanaanka jawaasiistay ay soomaaliya oo dhan ku faafisay .
✍️ Cumar Inshar
6 902
Laga soo bilaabo Gabre ilaa iyo daqiiqadaan mashaariicda gumaysiga galbeedka ee Soomaaliya ka dhanka ah waxay itoobiya u suurta galiyeen in ay gacanta galiso duleel walba oo soomaaliya ku yaallo mar marsiyuhuna ( la dagaalanka argagixiso ) .
" Markii ugu horaysay taariikhda loolanka soomaaliya iyo itoobiya in itoobiya sharci ahaan loo saxiixo joogitaanka soomaaliya sidii shay iska caadi ah "
Daqiiqadaan soomaaliya waxaa joogo kumanaan ciidamo itoobiyaan ah laakiin waxaa dhacday dhagar weyn oo ah in aadan u arag khatar adigay ku garab taaganyihiin .. nabad ayay kuu wadaan ! waxaa meesha laga saaray in aad u aragto khatar ciidankaas kadib markii la huwiyay magac bug h
6 902
Ciidamada #Yahuudda ayaa kasoo tallaabay #xadka beenaatka dhulka la heysto ee #filistiiiiin iyo #Lubnaan, iyagoo gudaha usoo galay dalka Lubnaan, taasoo imaaneyso, hanjabaadii reysal wazaaraha Yahuudda Ben Yamiin Netenyaahu oo aheyd inuu yiri " Sida ku qoran Tawreedka waan baacsan doonaa cadawgeyga oo waan ka takhalusi doonaa"!!.
R/wasaaraha Yahuudda oo ah xagjir Sahyuuni ah ayaa soo daliishanaya waxa ay aaminsanyihiin Yahuudda xaaqidiinta ah wuxuuna ku goodinayaa in uu meel walba ku xasuuqi doono muslimiinta.
6 902
War Cusub
Ciidanka dowladda iyo madaxda degmada Xarardheere ayaa iskaga qulqulay deegaanka xarardheere.
Ka bixista ciidanka eey ka baxeen, waxaa lagu sheegay ineey sababtay qilaaf xoogan oo soo kala dhex galay, maamulka degmada iyo dowladda.
Xarardheere ayaa kamid aheyd deegaanadii eey dowladda ku bixisay ciidan fara badan si eey u gaarto, una sheegato ka qabsashada dhulka AS.
Balse manta ayeey soo afjarantay, sheegashadii waxaa degmada iskaga dhaqaajiyey maamulka iyo ciidankii dowladda.
Dowladda ayaa sidaas oo kale iskaga baxday deegaano badan oo kamid ah galgaduud, midaane waxeey noqon kartaa mid kamid ah meelaha dowladda eey ku fashilantay heysashadeeda.
Waxii kuso kordho
@wararka2
6 902
Shalay galaba ayeey aheyd markii qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ee ku sugan yaaqbiriweyne, Ugu yaraan 3 askari oo katirsan ciidanka dowladda ayaa lagu dilay, 5 kale waa lagu #dhaawacay,
saldhiga la weeraray ayaa ku yaalla degaanka #Carmoole ee dhaca duleedka Yaaqbiriweyne.
Sido kale isla shalay galabta qarax kale ayaa lagu weeraray isbaaro ay askarta Dowladda dhigteen degaanka Shalaambood, halkaas waxaa dhaawac garaa ah kasoo gaaray bal askari.
6 902
Warka Saaka
Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan AS ayaa lagu waramayaa ineey, habeenkii xalay #dagaal culus ku qaadeen #xerada askarta gaalada #Afrikaanta ee deegaanka #Golweyn.
6 902
Xildhibaan, Aadan Barre Ducaale, oo ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa sheegay in aan loo kala hareyn dagaalka Itoobiya haddii xiisadda taagan isku rogto gacan ka hadal.
Hadalkaan wax magaratada, iyo kuwa wadaniyada bugta ah madax martay u geeya, ogow niyada waa ku riixan kartaan, inuu run yahayne waa u qaadan kartaan balse waa hadal munaafaq, ninkaan waa dulaal, waana sirdoon, waana midabo badan yahay! Haku sirmin, waxaa laga yaaba ineey siyaasada ka gashay!
Ama xooga dhiig ah uu iska baarayo, balse diin jecel iyo wadaniyada bugta xitaa ma haayo!
6 902
Fariinta hadaa dhageysato, siyaasada dagaalka ayuu isticmaalay, kulahaa anaga dagaalkeena kuma socdo adinka, oo ah dadka lubnaan, balse waxuu ku socdaa XB
Waxuu qeybinayaa dad uu u arko ineey cadowgiisa yihin dhamaantood, waxuuna muujinayaa in kuwa uu taagersan yahay, taabaneyn, dil u geysaneen, kuwane dilaayo, weeraraayo, baabi'inaayo.
Sidaas marka dadka wax magaratada ah ee lubnaan ku sugan maqlaan, waxeey leeyihin, ninkaan amaan ayuu na siinaa, aan ka hor leexano, aan taageerno, kuwaan aan is dhaafino.
Sidaa darteed iska fahan, siyaasada adiga kuma socono ah, waa qiyaano gaalo, nooc walbo ha ahaatee.
Ugandheeyska iyo Burundiga ayaa berigi eey imaanayeen, dadka waxeey isku dayayeen ineey u sheegan ineey saxibo yihin, una gargaarayaan.
Waa tabtii oo kale, waa gaalo duulan ah, dadka xasuuqeyso, hadane shaati nabad ku wadato, hadaad xabad ku rido, adiga dadka argagixinaayo, adiga dadka dhibaateeynayo.
Waxaan u sheegeynaa, siyaasada eey istcimaalaan weey so noqnoqotaa, waana isku mid, hal nooc waaye
Waxeey lamid tahay, shabeel harag ari gashtay, sidaas miyuu ku noqonaa ari?
Gaalada, gaar ahaan Yahuudda, haka sugin ineey fasaadka joojiyaan, ilaa gacanta looga joojiyo!
6 902
Ninkaan, waa raysal wazaaraha Yahuuudda, waxuu isticmaalayaa taaktiik caalami ah, oo dadka wax magaratada ah lagu siro,
Waxuu leeyahay, ka fogaado, meelaha eey dagan yihin XB, taas micnaheeda waa inuu rabo in XB soo qabqabto, weerar ba'ane ku qaado.
XB waa urur shiici ah, balse marka laga soo tago sumadaas uu wato, ninka Yahuuuddiga ah makala jecli kan shiiciga ah iyo kan suniga ah.
Waxaa lamid ah, gaalada oo dhan qofka kuma jeclaadan, kumana aaminaan inuu yahay dad qabiil hebel ama qomiyad hebel.
Waxeey dadka ku kala doortaan, kuwa amarka qaato, ayaga u nacamleeyo, daba qoodhiga ah, la adeegsan karo, walalkiis iibsan karo.
Kuwaas xitaa, marki eey ku daneystaan, weey xooraan, sida nin sigaar dhuuqay, marki qeybta kore ee cad dhamaato, horay ayuu u tuuraa, XB manta waa haashkaas dhamaaday.
Waxaa lagu soo jid maray xiligii ciraaq iyo siiriyo, oo eey muslimin badan macmahooda ku laayeen.
Ninkaan oo ah, nin yahuudi ah, waxuu ku hadlay luuqad uu shacabka lubnaan kula hadlaayo si jilcan, ma adin rabno! Run?
