6 902
Subscribers
No data24 hours
-367 days
-5630 days
Posts Archive
6 902
Sarkaal dowladda ka tirsan oo xoog ku dayey gabar 5jir ah, kana kaxeeystay wadada si uu u fara xumeeyo, kadibne kasoo tuuray dabaq dheer.
Beryahaan dambe waxaa soo badanaayey gabdho yar yar iyo caruur laga xado xaafadaha qaar oo ku yaalo magaalada Muqdisho.
Tuhunka oo aad u badnaa, maadama eey isa soo tareeysay, xadida ilmaha, oo aan la ogeeyn halka la geeyo caruurta, marar kala duwan ayaa la arkay caruur koronto lagu dilay, qaar la dhibaateeyay, balse aan la ogeyn cida sameysay.
Soo ifbixida arinkaan ayaa ka dhigayo, ineey jiri karto, rag iyo dumar isku xiran, oo ka ganacsado ilmaha yar ee dugsiga loo dirsaday.
Waxaa dhowr jeer la qabtay, dad xadi rabay caruur, balse ugu dambeyn si qarsoodi ah loo sii daayey, taaas oo tuhunka sii weyneen karto, kana dhigeeyso ineey ku lug yeelan karaan dad masuuliyiin sare ah oo dowladda ka tirsan!
6 902
War Cusub
Waxaa faahfaahin dheeri ah laga helayaa, #qarax ka dhacay degmada #Berdaale
Waxaa lasoo sheegayaa #dhimashada ineey gaartay 3 askari oo uu ku jiro nin AS aad u doon dooneysay, ahaana nin dadka masaakinta ah dhuunta u galay, ninkaan oo lagu magacaabi jiray #Yusuf_Madaxeey, sido kale waxaana ku #dhaawacmay ilaa 4 askari oo kale.
Weerarkan #qaraxa ah ayaa lagu bartilmaameedsaday ciidanka dowladda, #qaraxa ayaa noqday mid si fican eey ula haleeleen hadafkii eey rabeen AS, waxaa la dhihi karaa AS #shiidhka si fican eey ula heleen #ciidankii meesha joogay.
AS oo #beryahaan dambe xoojisay weerarada #tooska ah, kuwa #jidgalka ah, dilalka #qorsheysan iyo duqeymaha #madaafiicda, ayaa ku guuleysatay ineey #walwal badan ku abuurto ciidanka #dowladda iyo kuwa #afrikaanta
Iyadoo weeraro #taxane ah lagu qaaday ciidanka #afrikaanta gaalada ah ee #ugandha, weeraradaas oo noqday taariikh aan la iloowi karin, kana dhigay ineey ciidanka yugandha #quus ka gaaraan isku socodka #shabellada hoose iyo #Muqdisho.
Waxeey caqabad weyn ku noqotay ciidankii afrikaanta ah, kuwaas oo u bartay ineey iska tamashleyaan jidka marka eey soo daabulanayaan agabka ciidanka, zaadka iyo alaabaha kale eey isticmaalaan.
Waxaa ka dambeeyay werarki baaburti zaadka waday ee ciidanka dowladda, gaar ahaan ciidanka balidoogle, laga bursaday, lagana qaatay 1 gaari oo xamuul ah oo zaadka ciidanka ka buuxay.
Waxii kuso kordho
Nala soco
@wararka2
6 902
Warka Saaka
AS ayaa habeenkii xalay #jidgooyo u dhigeen #kolanyo askarta dowladda ee mareeykanka carbistay oo #sahay u waday saldhiga #Bilidoogle.
#Kamiinka oo ka dhacay #Buulalow ee u #dhaxeeya degmooyinka #Afgooye iyo #Wallanweyn.
Waxaa halkaas AS ku gubeen 3 gaari oo Xamuul ah oo sahay waday.
AS waxeey horay u #kaxeysteen 1 gaari #Xamuul ah oo ka mid ah gaadiidka #sahayda waday.
Inkastoo eey jiraan dhimasho iyo dhaawac, hadan wax xadidan lagama helin goobta weerarka ka dhacay.
AS ayaa habeenkii xalay #madaafiic ku garaaceen #xerada askarta dowladda ee #ilbaq.
AS ayaa habeenkii xalay #dagaal culus ku qaadeen #xerada askarta Xabashida #Itoobiya ee degmada #Diinsoor,
Sidoo kale waxey AS weerareen xerada askarta dowladda ee xero #Kowaad ee isla degmada #Diinsoor.
Waxii kuso kordho
@wararka2
6 902
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegayo in madaxweynaha Jabuuti, ninka lagu magacaabo ismaaciil cumar geelle inuu amuuday ama geeriyooday, warkaan ayaa imaanayo kadib markii xanuun loo jiifiyey isbitaal ku yaalo faransiiska, walina xaaladiisa waa hubanti la'aan, waayo warar kale ayaa sheegayo in uu yaalo isbitaal ku yaalo Germany.
Wararka kasoo baxayo oo aan wali saldhigan owgeed, waxii kusoo kordho warkaas, waan idinla socod siin doonaa
@wararka2
6 902
War Cusub
AS ayaa #madaafic la dhacay #xerada ciidanka dowladda eey ku leeyihin deegaanka #Deyniile, oo ah deegaan kamid ah deegaanada Gumeystaha xasuus gaar ah u leeyahay.
#Dayniile oo aheyd, meel aad loogu #riiqay ciidanka afrikaanta ah iyo ciidanka #dowladda, ayaa wali ah meel loolan xoogan ka jiro, waxaa jirto in #ciidanka dowladda eey tabar u waayeen ineey difaacaan, iyadoo howlgal istus tus ah eey ka sameeyeen beerta cali mahdi, ayaa hadane wali ciidanka dowladda ee aadayo waxeey wajahayaan cabsi aad u xoogan, ayagoo ka baqaayo, in jaqda looga soo boodo!
Cabsi cabsi waaye marka wajaheyso AS, oo ah ciidanka ku taba bartay jiqda, howdka iyo buuraha?
6 902
Yaaah!
Dowladda Itoobiya ayaa canbaareysay weerar ka dhacay Muqdisho shalay! Agagaarka madaxtooyada, guriga hooyoyinka agtiisa,
Balse hadaad u fiirsato, qoraalka waxaa ka muuqdo, tacsida in toos loogu diray dadki dhaawacmay,
Sida caadiga ah, marka dowlad tacsi direeyso, waxaa eey raacisa dowladda wadanka ka dhisan iyo hogaankeeda in loo tacsiyeeyo.
Midaan ayaa ka dhigan in itoobiya xasan sheik eeysan u aqoonsaneen dowladda ka dhisan wadanka oo maamusha.
Sido kale, itoobiya ayaa sheegtay ineey ka go'an tahay ineeey dadka kala shaqeeyso la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisada.
Micnaheeda, shacabka ayaan la shaqeyneeyna, waa hubeyneeyna, waxii shacab iyo mucaarad ah ee noo yimaado gacan ayaan siineynaa ayaa ku hoos jirto,
Itoobiya ayaa hubeeyso qabaailada somalida si eey ayaga dhexdooda isku laayaan,
Warqadaan ayaa ah warqad, eey itoobiya ku diidan tahay aqoonsiga dowladda xasan sheikh, waxeeyna is xijineeysa in shacabka eey la tacaadufeeyso.
Wagar.... warbaa jiro!
6 902
Waxaad layaabi doonin, in qabyaalada tahay mid iska caadi ka ah dowladda agteeda, waxaad arki kartaa muuqaalo eey leeyihin kuwa xildhibaano, waziiro, agaasimayaal, kuwa xilal nooc walbo haayo, oo hurinaayo dagaal qabiil ayagoo joogo hotel π¨ xamar ku yaalo
Waxaad arki kartaa ayagoo itoobiyaan u nacamleeynaa arin qabiil darteed?
Waxaad arki kartaa ayagoo diinta uga tagaa "qabyaalad" darteed, markaas ayaad leedahay xildhibaankeyga, waziirkeyga, allaha ka qaado kuwaas, ogow hadaa ku raacdo qabyaalad, diinta waad ka siibatay, hadaad ku raacdo jago eey ku siinayaan, diinta waad ka siibatay, hadaad ku raacdo waa isku ficanahay, diinta adiga lugahaaga uga cararay! Marna ha dhihin, diinta ayaa la iga saaray, AS diinta ayeey dadka ka saaraan..
Markaan AS ku saxan ineey qoorta ka guraan kuwa noocan oo kale ah, waayo, waxeey ka shaqeyaan kaliya
1. Qabyaalad
2. Qadarin iyo raacista Dastuur gaaleed
3. Dulmi loo geysto masaakinta iyo marasta
4. Dagaal oogid joogto ah.
5. Dil iyo dhac hanti oon loo meel dayin, dhulalka iyo beeraha.
6. Beecinta qeyraadka wadanka, bada iyo beriga.
7. Gacan galinta hantida ummada, sida saldhigyo gaalada leedahay, xarumo eey dagaan, safaarado
8. Daba dhaqleynta gaalada iyo gumeysataha, oo beryahaan loo bixiyey ilbaxnimo, xoriyad iyo hormar.
9. Faafinta faxsharka, sinada, qamriga, fasaadka iyo fuxshi nooc walbo
10.
Adinka idiin daayey, qodobka 10aad soo sheega.
6 902
Waziir fiqhi oo dacwad iyo mooshin ka dhan ah laga gudbiyey ayaa waxaa ku dhagan, qaar kamid ah xildhibaanada, waxaa loo heystaa eedo kala duwan, ayagooma u gudbiyey gudoomiyaha barlamaanka, ninka lagu magacaabo "Aadan Madoobe", uu u madlo xiliga laga doodi lahaa, lana falanqeyn lahaa mooshinka.
Sida lagu ogaaday warar hordhac ah ayaa lagu sheegay in eedaha ugu culus ee loo heysto waziir fiqhi eey ka mid yihin inuu hanti lunsaday iyo in waxii wazaarada ummada loogu tala galay uu reerkiisa ku qoray.
Eeda noocaan ah ayaa aad ugu caan baxday guud ahaan dowladda xasan sheikh, iyadoo beri dhaweed lagu dhaganaay waziir roobow, sababo la xiriiro inuu walalkiis xilka xajka u dhiibay eeyna aheyd shaqfal duleelis uu u sameeyay ehelkiisa.
Dowladda ayaa u muuqato mid aad ugu galgalaneeyso qabyaalada, wali waxaa la la'yahay, qof ka bari ah qabyaalad oo ku dhex jiro, dowladnimada liidato ee xasan sheikh hogaamiyo.
Aqristow, dib ugu noqo, midka kugu dhaw ee aad qaraabada tihin ma yahay mid daacad ah? Qabyalad ka fog?
6 902
Warka Saaka
1. AS ayaa habeenkii xalay #dagaal culus ku qaadeen #xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee deegaanka #Buur_colow ee u dhaw degmada #Baraawe.
2. AS ayaa #weerareen Saldhigyada askarta dowladda ee degmada #Qoryooley iyo #Buunda_yariisey ee degmada #Afgooye iyo buundada deegaanka #Sabiid.
3. AS ayaa habeen hore ku garaacay #madaafiic garoonka diyaaradaha ee #Kismaayo iyo keydka ciidanka #Bancraaftiga
Waxaa ku #dhintay hal askari oo ciidanka mareykanka leeyahay ee bankaraaf loo yaqaan, waxaa ku #dhaawacmay 8 askar bankaraf ah,
Waxaa sido kale #gubtay keydka shdiaalka ee ciidanka bankaraaf iyo xarunta diwanka ciidanka.
Waxii kuso kordho
@wararka2
6 902
Inkastoo warbixino kala duwan laga qoray, sababaha keenay in xisbullah mudo kooban looga dilo hogaankooda oo idil
Hadane waxaa kusoo koobi kartaa
1. Ururka oo is dhigtay mudooyinki dambe, una jeestay fara gelintiisa dhanka suuriya, kana mashqulay iska celinta Yahuuudda.
2. Yahuuudda oo dadaal badan galisay ururka ineey ku dhex milmaan, kana helaan xog fadhiso dhamaan hogaanka kala duwan ee XB,
2daan qodob ayaa isbiirsaday, waxeeyna keeneen in yahuuda eey isbuuc kaliya ku dilaan dhamaan hogaanka XB, oo uu ugu dambeeyay hogaanka ugu sareeyo, Xasan Nasrullah.
Marka aad barbar dhigto, arinka XM ee QAZZZZA, waxeey dagaalamayaan 1sano, iska dheh, hal hogaamiye ama 2 hogaamiye ayaa la sheega, waliba ayagoo ka dhex dagaalamayo dhul yariis ah, oo kooban, hogaanka dhane uu joogo, sida madaxa garabka dagaalamo ee ALQASSSSSAAAM, iyo dhamaan xog hayayaasha, iyo saraakiisha ciidanka.
Waxa farqiga u sameeyay ayaa ah, ururka hadii uu is dhigto, iskana seexdo, oo gudahiisa iska nadiifin, waxaa soo gaarayo jabka noocaan ah!
Waana cashir isbar bardhiga 2da urur ee isku dhaw deegaan ahaan
Farqiga
1. XB waxeey heysataa hug casri ah, gantaalo ridada dhexe iyo diyarado wax duqeeyo, kuwa wax basaaso iyo qalab kaloo casri ah oo eey ku jiraan Drones_ka
Dhanka kale, XM waxeey heystan hub farsamo gacameed, drones yar yar, hub fudud, gantaalo fudud.
2. Ururka XB waxuu leeyahay hogaamiyayaal caan ah, waxeey aad u beegsadeen kolkii hore suniyiinta, ayagoo ku biiray la dagaalanka argagixisada.
Dhanka kale, Ururka XM waxuu lahaa hogaan iyo xafiiska siyaasada, oo isku xiran, ma jirin xili dagaalka eey joojiyeen, mana saameynin la dagaalanka argagixisad waayo ayaga ayaaba u diiwan gashan ineey yihin argagixisada la sheego.
3. Ururka XB, waxuu ka howl galaa lubnaan, suuriya iyo ciraaq, taas oo ka dhigeeyso urur awood weyn leh, balse
Ururka XM waxeey ku kooban yihin dhowr kilo_meter, oo xiran bad iyo bari, hadane waxeey shaandheeyeen in lagu dhex milmo, waxeey dadaal walbo galiyeen sidii aan loogu soo dhex dhuuman laheyn.
Dagaalka socdo, waa wajiyo badan yahay
1. Dagaal siyaasadeed (hadaa siyaasad maqasho ka carar, waa qiyaano iyo jalaafo) mid saxibka ah oo isku haleeyneysay ayaa lagu adeegsanaa asiga ku dilaa ama ku shirqoolaa.
2. Dagaal sirdoon, waxaa lagugu dhex abuuraa ciidan kuu eg, kaa mid ah, kula joogo, ku was waasiyo, waaba sheydaankii oo qof ah, kuwaas ayaa ku rogaayo, xogtaadane si fudud cadowgaga ugu gudbin karo,
FG ah, Amiirki hore ee AS, ayaa ka maqlay cajalad cod ah, asigoo dhahaayo, xog aan qofka quseeyn ha u sheegin.
Waxaan u fahamay, Qofka marka aad la sheekeysaneyso, wax xog ah ood ogtahay, balse aan quseeynin waa mamnuuc inaad u sheegto, xitaa hadii aad u aragto inuu yahay nin weyn ama qiimo sare leh, ilaa mid, xogtaas shaqadeeda asiga loo igmaday mooyee.
6 902
Wararka
1. AS ayaa habeenkii xalay #dagaal culus ku qaadeen #xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee deegaanka #Shalambood.
AS ayaa sidoo kale #qarax la beegsadeen #kolanyo Kufaarta Afrikaanta ah oo sii #galayay xerada Kufaarta ee degmada #Buulo_Mareer, Qaraxa ayaa haleelay gaari gaashaaman waana #burburay 5 askari oo Kufaarta Afrikaanta ah ayaa baqti iyo dhaawacyo ku noqday.
Sido kale #Buulo_Mareer, waxaa la soo warinayaa in weerar toogasho ah oo qorsheysan AS ka geysatay gudaha magaalada #Buulo_mareer, waxey ku dileen #sarkaal lagu magacaabi jiray #Ciilow_Abuukar kaasi oo dowladda u #qaabilsanaa in lacagaha canshuuraha ah ka qaada #suuqa_Qudaarta ee degmada #Buulo_Mareer.
dhanka kale, AS waxey xalay dagaal ku #qaadeen xerada askarta #Ceel_mashruuc, oo aheyd meeshi laga #bursaday ciidanka dowladda dhowr habeen ka hor, #xerada ayaa ku taalo degmada #Qansaxdheere.
6 902
+1
Markii ugu horaysay taariikhda jamaaco dagaalamayso ama urur hubaysan laga dilo dhammaan hogaankeedii hal isbuuc gudihiis !!? waa shay aanan dabiici ahayn !!
Yahuuddu hadda waxay xaqiijiyeen dilka Xasan Nasrullaah
6 902
Askari ka tirsan ciidanka PSF ee la dagaalanka diinta iyo dadkeeda, oo ka dhisan Puntland, ayaa ka waramaayo sidii cabsida laheyd ee u dhici jireen hoolgalada iyo dagaalada lala galo AS.
Markii uu ka sheekeynayo, cabsi cabsi ayeey leedahay, lkn waxeey cabsi u leedahay ciidanka PSF ee loo diray ineeg AS la dagaalaan!
6 902
Milatariga Sudan ayaa duqaymo xooggan ka wada caasimada Khurtuum, halkaas oo ay saldhigyo ku leeyihiin maleeshiyada mucaaradka ah ee Janjawiid kuwaas oo taageero ka hela wadanka Imaaraatka Carabta
Duqeymaha ayaa sida warkii hore ku sheegnay, waxaa ku dhintay qaar kamid ah saraakiil iyo askar ka socotay imaaraatka carabta oo taageerayo ciidanka janjawiidka
6 902
+3
Jug culus ayaa dowladda Imaaraatka Carabta markale ku gaartay bariga qaaradda Afrika,3 askari iyo sarkaal sare ayaa looga dilay duqeyn ka dhacday wadanka Suudaan.
Xukuumadda Abu Dubai ayaa xaqiijisay in saraakiil laga dilay balse waxay isku dayday in ay qarisay goobta lagu dilay.
Warbaahinta ayaa heshay sawirrada iyo xogta mujrimiinta lalaayay
weerarku wuxuu ka dhacay magaalada Niyaala ee gobolka Darfur ee Suudaan xilli ay ka barbar dagaallamayeen calooshood ushaqeystayaasha RSF.
Mujrimiinta ladilay ayaa kala ahaa sidan:-
1. Ahmed Mohammed Rashid Al Shehhi (Sarkaal)
2. Nahyan Abdullah Ahmed Al Marzouqi (Askari)
3. Abdul Aziz Saeed Sabt Al Tunaiji (Askari)
4. Nasser Mohammed Yousef Al Balushi (Askari)
Bishii Feberaayo ee sanadkan weerar ka dhacay Muqdisho oo ay fulisay AS ayaa lagu laayay saraakiishi ugu sarraraysay ee Imaaraadka Yemen iyo Soomaaliya
6 902
Neef geel ama 5 neef oo ari ah, ayaa la siinayey #boqolaal masaakiin ah oo ku dhaqan gobolka #Hiran gaar ahaan #Buq_Aqable
Waxaa mahad celin loo jeediyay AS oo isku howshay in la fuliyo tiirka 3aad ee 5ta tiir ee islaamka ku taagan yahay.
AS ayaa ka soo aruuriso dadka xoolaleeyda ah #Zakada_Xoolaha, kadibne dib ugu celiso Musliminta #fuqarada ah ee la dhashay.
Markii aad aragto dhaqanka Zaka qeybinta waxaa kugu soo dhacaayo, "kitaabul Zakaat" oo awal iska aqriso ahaan jiray, ayaa loo badalay, Ficil, waana dhaqankii nabiga SCW, oo saxaabo ka dhaxleen, hadane taabiciin ilaa inta diinta lagu dhaqmayey la fulin jiray, balse marki dadka diinta eey ka tageen, waxeey iska noqotay, wax ardayda loo daraaseeyo ama loo dhigo, oo aan ka gudubsaneen aqrinta kitaabka inkasto eey jireen dad ayaga iskood u bixiyo, siiyo dadka masaakinta ah ee qaraabada eey yihin ma aheyn wax nidaamsan oo dadki loogu tala galay la siin jiray.
Waxeey u badnaayeen wax qofka aad qaraabada tihin iskaga fujiso marka la gaaro Xiliga Zakada.
6 902
Berya dhexdaas ah markii Oday Xasan sheikh, uu ku bilaabay olalahii macawisleyda, waxaa jiray dad badan oo ka #digay, oo sheegay in dalka dib ugu laaban doono 1991, xiligaas oo qabiil la isku dilo bilaabatay, hubkane uu gacanta u galay wax magarato iyo mooryaan.
Sido kale, Guud ahaan Soomaaliya, marka laga reebo dhulka lagu maamulo shareecada Islaamka, waxaa ka socda #colaado_sokeeye oo u dhexeeya #qabiilo Soomaali ah.
Qabiil walba wuxuu aruursanayaa hub iyo rasaas, wuxuuna duullaan ku qaadayaa qabiil kale oo ay daris yihiin.
Arintaas waxaa saldhig u ah abaabulkii Macawiisleyda ee la sheegay in lagula dagaalamayo Shabaabka, balse waxaa dhacay wixii dadka waxgaradka ah ay in badan ka digayeen ee ahaa in maleeshiyadaas macawiisleyda loogu yeeray ay hubka loo siiyo dagaalka AS iyagu iskula soo jeesan doonaan.
Hada halkee dowladda joogta oo dagaal qabiil ka soconin ayeey mareeysaa?
Ama dagaal qabiil oo hub la isku adeegsanayo ayaa socdo ama dagaal qabiil oo siyaasad lagu laray ayaa ka socdo dhamaan meelaha macawisleyda laga sameeyay.
6 902
#Tiyeeglow waxaa la qeybinayaa Zakada xoolaha Nool, Geel 4jir ah ama 4neef oo ari ayaa la siiyey dadka masaakinta ah.
Masaakinta aad ayeey u duceeyeen, allaha aqbalo ducadooda.
Qeybinta oo bilaabatay dhawaan, kana bilaabatay ceelware, oo ka tirsan gobolka Hiiran ayaa mar 2aad laga bilaabay goboladda Baay iyo Bakool.
Masakinta AS agtooda joogo waa u gashay, kuwa dowladda naf kasoo raadiyey, gabdhahooda la kufsadaa, ilmahooda la dilaa, canshuur ayaa laga rabaa lacag kasta oo eey wax ku gataan, balse AS xoola ayaa loo ceymiya.
Farqiga waa iska fahmi kartaa hadaa tahay, qof qalbi leh, hadii kale ha i wareerin meel iga fadhiiso.
6 902
1. AS ayaa habeenkii xalay #qarax la beegsadeen ciidanka dowladda oo ku #socdaalayay xaafada #Oodweyne ee degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.
AS ayaa habeenkii xalay #qarax la beegsadeen gaari #Cabdi_Bile ah oo ay la socdeen #askar dowladda ah, qaraxa ayaa ka dhacay magaalada #Baydhabo.
AS ayaa habeenkii xalay #madaafiic ku garaaceen #xerada ciidanka dowladda ee deegaanka #ilbaq.
AS ayaa #weerar ku qaadeen askar ka tirsan dowladda oo ku #sugnaa afafka hore ee deegaanka #Buulo_Xaaji, waxaa ku #dhintay 1 askari
Waxii warar ah
@wararka2
