6 902
Subscribers
No data24 hours
-367 days
-5630 days
Posts Archive
6 902
AS oo war saxaafadeed ka soo saartay weerarkii Gerile, ee duleedka #Ceeldheer
Waxaa war saxaafadeedka lagu sheegay in 23 ka tirsan ciidanka dowladda lagu dilay, iyi in ciidanka dowladda lagu jabiyey dagaalkaas eey soo qaadeen.
6 902
Warka Dibada
Weerar #Toogasho ah ayaa galabta ka #dhacday magaalada #Bi'r_Sabc oo kamid ah dhulka filistiiiin ee ku jira gumeysiga Yahuudda,
Tirada #horudhacna waa 7 #dhaawaca oo #Yahuudda gaaray, kuwaas oo qaarkood xaaladoodu #liidato.
6 902
AS ayaa maanta 5 #qarax la beegsadeen #kolanyo Kufaarta Afrikaanta ah oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa deegaanka #Nambar50 iyo degmada #Afgooye.
Mid ka mid ah #qaraxyada waxa uu haleelay oo uu #gubay gaari ka mid ah gaadiidka #kolanyada.
#Qasaaro aan la xadidin oo #dhimasho iyo #dhaawac ah ayaa la soo sheegayaa.
#Diyaarado elecobtar ah ayaa goobta #qaraxyada ka dhaceen soo caga dhigtay oo halkaas ka daabulay #baqtiyada iyo dhaawacyada askarta #Kufaarta.
#Kolanyadan maanta qaraxyadan lala #beegsaday ayaa todobaadkii hore ka baxay degmada #Buulo_mareer iyagoona kusii jeeda dhanka magaalada #Muqdisho.
6 902
Dagaalo xoogan oo ka dhacay Geerile, oo ka tirsan gobolka galgaduud, gaar ahaan duleedka ceeldheer
Dagaalka oo lagu jabiyey ciidanka dowladda ayaa looga dilay 14 askar ah, 9 kamid ah ciidanka la laayey iyo hubkii eey wateen ayaa AS qaadatay
Halka djaawaca uu gaaray 11 askari oo ciidanka dowladda ah.
Waxii kuso kordho
@wararka2
6 902
Warka Dibada
Ruushka ayaa ku amray dhamaan muwaadininta Raashiyaanka ah ee ku sugan dhulka Yahuudda ineey iskaga soo baxaan.
Ruusha ayaan arinkaan shaaciyey, una marsiiyey safiirkiisa u fadhiyo israaaiil, midaas oo timaaday ka gadaal markii duqeyn eey ka geeysteen aaga saldhig ugu yaalo Raashiyaanka ee dhulka siiriya oo lagu magacaabo "Russia's Khmeimim base"
Ruushka ayaa waxaa ka joogo dhulka Yahuudda 1milyan iyo bar ruushiyaan ah, kuwaas oo markaan loo sheegay ineey ka soo kicitimaan dhulka Yahuudda,
Waxaa laga yaaba dowladda ruushka ineey talaabo qaadi rabto, midaas oo lagu xanuunjin karo Yahuudda.
Qilaafka ka dhaxeeya Dowladda ruushka iyo dowladda Yahuudda ayaa loo aaneynayaa inuu salka ku haayo kala safasho ka dhaxeeyso mareeykanka oo Yahuudda garab siinayo iyo ruushka oo iran garab siineyso, quwadaha gaalada ah ee gaalada ah ee isku haayo dhulkan ayaa fursad fican siin doono islaamka sunniga ah inuu ka soo dul baxo
Isha ku haayo isbadalka aduunka
6 902
Dowladda turkiga ayaa shalay soo dirtay markabki u horeeyay ee sahminta saliida iyo shidaalka bada somaliya
Waxaa dad badan eey aaminsan yihin, in turkiga u arko somaliya qaniimo banaan taalo, taas oo uu ka faaideysan karo iyadoo aan lala gorgortamin.
Turkiga ayaa ka sameystay somaliya saldhiga ugu weyn ee uu ku leeyahy meel ka baxsan warankiisa.
Sababaha uu turkiga u doortay inuu soomaaliya ku lug yeesho siyaasadeeda ayaa loo maleeya ineey tahay, in hunguri weyn uga jiro boobka qeyraadka dihan ee waxma garatada hogaanka looga dhigay.
Waxa xiligaan kusoo beegay ayaa lagu sheegaya ineey tahay, in somaliya uu madaxweyne ka yahay nin aad u hunguri jecel, kaas oo ka hormariyo tiisa mida guud.
Somaliya oo rajadii eey laheyd ceel ku dhacday marki eey niman qowleysato ah isku baheysteen hogaaminta dalkaan, waxaad ka arki kartaa nimanka waziirada iyo xildhibaanada ah oo dhamaan wada ah Diyaasbaro, kuwaas oo loo maleeynayo in mid walbo hunguri wadanka ku soo celiyey,
Qaar kood ayaa si bareer ah u sheegay ineey wadanka lacag taalo, balse lacagta lagu tashanayo ee ninka diyaasbaraha ku tashanayo ayaa ah in la boobo masaakinta aan heeysan wax eeg ku noolaan lahaayeen.
Taas ayaa aad u soo if baxday markii xasan sheikh kusii dhawaaqay in koobka shaaxa ee maskinka cabayo uu lacag canshuur ka qaadayo.
Dhaqankaan oo ah dhaqan eey keentay World Bank 🏦, waxaa laga soo min guuriyay wadamada reer galbeedka, waxaana la rabaa in lagu dhaco dadka masaakinta ah
U fiirso tusaale, hal nin ayaa dibada ka keenay gasac malaay ah, waxuu kasoo siistay 1dollar, marka dekada la keenayo waa la canshuurayaa, marka bakaaro baqaar ku yaalo la keeno waa la canshuurayaa, marka dukanlaha uu baqaarka ka gadanayo 5% oo canshuur iibka ayaa saaran, hadane marka dukaanka 2aad ee gacanta 2aad ah 5% ayaa saaran, marka 3aad dukaan xaafadeed ayaa gadanayo 5% kale ayaa saaran, mar 4aad dukaanka xaafada waxaa dul saaran maskinka 5% oo kale, meeqaa kusoo korortay maskinka 20% oo ku jirin lacagta faaidada uu raadinaayey ninka ganacsadaha 1aad ee dakada, kan 2aad ee baqaarka, midka 3aad ee dukaanka, gacanta 4aad ee isticmaalaha ah.
Lacagtaan la qaadayo, waxeey ku dhaceeysaa bangiga, bangiga lacagtiisa wadanka maku keydiyo ogow. Waxuu ku keydsadaa Bankiyada caalamiga ah, waana qaab lagu dhacay lacagta wadanka ee maskinka heli lahaa, ama wadanka wax loogu qaban lahaa
6 902
Warka Saaka Gudaha
AS ayaa xalay #qarax la beegsadeen #guriga uu xaafada #Bardaale ee magaalada #Baydhabo ka daganyahay #taliyaha C-I-D-da ee maamul gobaleedka itoobiyaa ee Koonfur Galbeed, ninka lagu magacaabo #Kuusow, qaraxaas oo ka dhacay gudaha guriga sarkaalka iyo waxii kuso kordho
nala soco
@wararka2
6 902
Warka Dibada
Warar eey sharcisay idaacada military_ga ee Yahuuudda ayaa sheegayo ineey Yahuuudda qaadi doonto weerar ku jiheeysan Iran
Warbixinta ayaa intaas ku dartay in eey madaxda Yahuuudda la hadleen isbaheysiyo carbeed oo Yahuuudda gacan saar la leh, eeyna qorsheynayaan ineey weerar la iska kaashado lagu qaado Iran.
Madaxweynaha Iran oo kol hore warqad u dirtay mareykanka, una sii marsiiyay Qatar, ayaa ugu hanjabtay ineey jiri doonin is xakameyn intaan ka badan.
Sidoo kale maalinkii daraad, hogaamiyaha ugu sareeyo shiicada Iran ee Cali Qumeyni ayaa jeediyay ineey muhim tahay in Yahuudda laga qabto beriga dhexe.
Isku soo wada duuba, mareykanka ayaa la leeyahay ineeysan toos uga qeyb gali doonin dagaalka balse eey jiri doonto dacmin iyo taageero inuu u fidin doono Yahuuudda.
Yahuuudda ayaa adeegsan doono, niman eey is baheysi ku sheegan balse ah kuwa eey ayaga abuurteen kol hore
Sida laga soo xigtay jariirad eey leedahay Yahuuudda, dhanka kale, Yahuudda ayaa ilaa hada u taag waaysan dagaalki eey ku qaaday lubnaan gaar ahaan aaga eey xukunto XB,
Dagaalka oo ahaay mid aad ugu qaraar Yahuuudda ayaa la sheegaya ineeysan ciidan ku filan u heli karin dagaalkaas.
Yahuuudda oo waxeeda u badnaayeen waabsi iyo booto, kana adag marasta iyo masaakinta ayaa hada u muuqato mid si tabar dhigeeyso
Waxii kuso kordho
La soco
@wararka2
6 902
War kale
Weerar #qarax loo adeegsaday oo eey fuliyeen AS ayaa ka dhacay #duleedka degmada #Ceeldheer, waxaa halkaas lagu #gubay gaari #Cabdi_Bile ah, waxaana ku #dhintay #Sarkaal ciidanka dowladda ah, halka askari kalana uu ku #dhaawacmay.
6 902
Warka saaka
3 Qarax xooggan ayaa xalay ka dhacay #beydhabo, 2 kamid ah waxeey ka dhaceen Xaafada #Bardaale, waxaa lala eegtey askar ilaali u ahaay, nin lagu magacaabo #Isxaaq_Cali_Subag oo kulugeynayey nawaxiga isgoyska #Cunaaye.
Qaraxa 3aad ayaa ahaa, qarax Bam gacameed ah oo lagu weeraray #Saldhig kuyaala Xaafada #Buulo_Jameeco waxaana kudhawacmey hal askari, inta la xaqiijiyey.
6 902
Warka saaka
AS ayaa weeraray #isbaaro askarta dowladda u tiilay #tuulada #Doon_Awsuure oo u dhaw degmada #Afgooye.
Askarta ayaa isaga #cararay goobta kadib markii rasaasta bilaabatay, Waxaa laga #dhaawacay 6 askari oo ciidanka dowladda ah. Waxaa laga furtay ciidanka cararay qori #RPG- ah iyo rasaas.
6 902
Warka saaka
AS ayaa waxeey 8 #qarax la beegsadeen #kolanyo ka tirsan Kufaarta Afrikaanta oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa deegaanada #Buufow iyo #Nambar60.
#Khasaara badan oo baqti iyo #dhaawacyo ah ayaa jirta diyaarada #Elcobtar ayaa kusoo dagay goobta #qaraxyada ka dhaceen waxeyna daabuleen askartii #baqtiyada iyo #dhaawacyada ku noqday qaraxyadaas.
6 902
Update
Weerarkii shalay aan tabinay ee #Waniinle ee duleedka #Ceeldheer waxaa tirada #dhimashada ay gaartay 13 askari ciidanka dowladda ah oo 8 kamid ah meydadkooda iyo hubkooda AS gacanta ku dhigtay,
Halka, tirada ku #dhaawacantay ay gaartay 26 askari oo ciidanka dowladda ah.
6 902
War kale
AS ayaa weerar #jidgal ah u dhigay askarta #dowladda xili eey ku safrayeen #Waniinle ee duleedka degmada #Ceeldheer.
Weerarka ayaa khasaare dhimasho iyo dhaawac ah lagu gaarsiiyay Murtadiinta.
6 902
Warka manta
AS ayaa habeenkii xalay #qaraxyo ku weerareen saldhiga dowladda ee xaafada #Buulo_Jameeco ee magaalada #Baydhabo.
Halkaas waxaa ku dhintay
AS ayaa sido kale xalay 2 #qarax la beegsadeen askar dowladda ka tirsan oo ku #socdaalayay xaafada #Bardaale.
AS ayaa qarax la #beegsadeen askar #dowladda ka tirsan oo ku sugnaa #afafka hore ee deegaanka #Buulo_Xaaji ee hoostaga magaalada #Kismaayo.
Waxaa ku #dhintay 2 askari oo ciidanka dowladda ka tirsan
6 902
Macawisleyda oo 36 isbaaro dhigatay dhowr kiilo mitir gudaheeda, mid walba qorigiisa u qaatay sidii 100$ baabur walbo uga qaadi lahaa, 36 isbaaro midki 100$ hadii la siiyo 3600$ baburki hadii uu bixiyo, maxaa u haray marka?
Waxaas oo fitno ah, waxaa huriyey Xasan sheikh, madaxiisa allaha ka shubo dhaha!
Xasan sheikh waa dulaal, meeshi eey ka gasho ka daba galaayo, waana naxariis laawe, xitaa dadka taageersan aan waxbo u tareeynin inuu lug ka gooyo ma ahane!
Dhibkaan yaa keenay hada is weydi?
Macawisleey waxeey geeysato, aaqiro iyo aduun waxaa loo heystaan oday Xasan sheikh?
Warkaas sax ma yahay?
6 902
Ugu yaraan ilaa lix gaari oo kuwa xamuulka qaada ah oo ay galbinayaan ciidamo itoobiyaan ah ayaa lagu arkay deeganka Qurac-joome ee gobolka Bakool,ilo wareedyo ayaa sheegaya gawaarida iney kuraranyihiin hub iyo saanad Ciidan oo dowlada itoobiya ugu talagashey in lagaarsiyo Maamulka koofur galbeed.
