en
Feedback
Warka

Warka

Open in Telegram

Wararka iyo warbixinada somaliya

Show more
6 902
Subscribers
No data24 hours
-367 days
-5630 days
Posts Archive
Warka
6 902
Warka Saaka 1. Beledweyn oo bandow xalay lagu soo rogay, kadib markii qalqal amni oo saaid ah la dareemay. Ila xog ogaal ah ayaa muujiyey ineey jiraan qilaafaad so cusbonaaday oo u dhaxeeyo maamulka hiran state ee beriga Hiran ka dhisan. Sido kale warar ayaa sheegayo in ciidamada dowladda eey heleen digniino ku aadan in weeraro lagu soo qaadi doono dhawaan Habeen hore ayeey aheyd marki qaraxyo lagu weeraray ciidanka dowladda oo jaadayey guri ku yaalo bunda weyn, taaso eey kasoo gaartay askarta dhaawacyo. Wali waxaa jiro xaalad hubanti la aan ah oo ka jirto magaalada Beledweyn. 2. Itoobiya oo mar kale caga jugleyn iyo handadaad u jeedisay dowladda xasan sheikh, ayaa sheegtay in dagaal maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe dhici karo, iyadoo rabto ineey hub kusoo daabusho maamul goboleedyada qilaafsan dowladda sida konfur_galbeed, jubaland iyo puntland

Warka
6 902
Guud ahaan xiisadada Geeska Afrika ayaa gaaray meeshii ugu darneed marka la eego isbahaysiyada dowladaha is khilaafsan ay dhisanayaan,nidaamka Abiy Axmed ayaa umuuqda mid si uga go'an dowladaha mandiqadda basle wuxuu gacanta ku hayaa intabadan maamullada dabadhilifyada ah ee soomaaliya. Masar iyo ereteriya waxay is haruufsanyihiin itoobiya balse uma badna in ay dagaallamayaan waxayna colaadooda kula sahanayaan Xasan Gurgurte oo noqon doona dhibanaha ugu daran.

Warka
6 902
Madaxweynaha masar Siisii, madaxweynaha Ereteriya afweerki iyo madaxweynaha Somaliya xasan sheikh. Midaan ayaa u muuqato in u
Madaxweynaha masar Siisii, madaxweynaha Ereteriya afweerki iyo madaxweynaha Somaliya xasan sheikh. Midaan ayaa u muuqato in uu sameysmayo isbaheysi cusub oo ka xanaajin karo itoobiya. Itooboya ayaa qilaaf kala dhexeeya dhamaan dowladda halkaas ku shirayo, sida dowladda Ereteriya iyo dowladda Masar. Masar ayaa doon dooneyso ineey hesho marin eey ku dhibaateeyso itoobiya oo ah cadowgooda 1aad maadama eey itoobiya horay isku af gaareen arimo la xiriiro biya xireenka Niil ee itoobiya eey leexsatay.

Warka
6 902
AS ayaa xalay #weeraro ku qaaday, #saldhigyo ay askarta #Dowladda ku leeyihiin degaannada #Bariire iyo #Shalaambood oo kawada tirsan gobalka #Shabelle_Hoose. Sidoo kale waxaa la #weeraray saldhigga askarta maamulka la baxay #Koonfur_galbeed ay ku leeyihiin degmada #Waajid ee gobalka #Bakool, iyo xerada askarta Xabashida #Itoobiya ay kaga sugan yihiin degmada #Garbahaarrey ee gobalka #Gedo.

Warka
6 902
AS ayaa weerar #qarax la beegsaday, #guri ay ku #qayilayeen askarta Dowladda oo ku yaalla #buudada_weyn ee magaalada #Baladweyne ee xarunta gobalka #Hiiraan, waxaana qaraxaasi lagu #dhaawacay 3 askari. Warar kale oo ka imaaday isla beledweyn ayaa tibaaxayo in isla xalay #qarax 2aad lagu #weeraray, goob ay ku #sugnaayeen askar katirsan Dowladda

Warka
6 902
Repost from N/a
Dowladda Uganda ayaa ka hortimid in ciidamo Masar ka socda ay Kamid Noqdaan Duullaanka ay Shisheeyuhu kusoo qaadeen Soomaaliya.

Warka
6 902
Warka Manta AS ayaa qarax ay ka #fuliyeen duleedka degmada #Balcad ee Shabeellada Dhexe ayaa lala #eegtay askar dowladda ka tirsan oo #lugeynayey, waxaana qaraxaasi ku #dhintay 2 askari, halka 3 kalana ay ku #dhaawacmeen.

Warka
6 902
Repost from N/a
Dadka ku dhaqan deegaanka Cowsweyne oo Fagaare isugu tagay ayaa daawaday qaar katirsan meydadka askarta Dowladda Fedaraalka ee lagu dilay dagaal ka dhacay duleedka degmada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud.

Warka
6 902
Taliyaha ciidamada #Itoobiya oo mar kale #weerar afka ah ku qaaday #Xasan_Sheekh_Maxamuud, ayaa yiri: " Marka hore Xasan Sheekh ha difaacdo kursiga, kahor inta aanu nagula dagaallamin hubka ay Masar soo siisay".

Warka
6 902
Sidii bal lashafay oo kale ayay saraakiisha dowladda maalmahan ugu hoobanayaan dagaallada shalay waxaa duleedka Balcad ku dhi
+1
Sidii bal lashafay oo kale ayay saraakiisha dowladda maalmahan ugu hoobanayaan dagaallada shalay waxaa duleedka Balcad ku dhintay Taliye Xasan Axmed Shiishiile (Dugufeey) oo madax u ahaa ciidamadii kusoo jabay furimaha gobollada dhexe balse markii ay Muqdisho firxad ku galeen dabayaaqadii 2023 layskusoo aruuriyay. Shiishiile oo kasoo jeedo degmada Guriceel maalin ka hor waxaa duleedka Ceeldheer lagu dilay saaxiibkiis Maxamed Xareed iyo taliyihiisi hore Durraan kaasi oo meydkiisa AS kusoo bandhigtay Cowsweyne

Warka
6 902
Faahfaahin: Dagaallo lagu #jabiyey ciidanka dowladda ayaa maanta waxay ka dhaceen deegaanka #Yaaqle ee dhaca #duleedka degmada #Balacd. Dagaaladaasi iyo dooni laga #gubay ciidanka dowladda oo eey #sahay u waday ayeey wararka ku darayaan, #doonida ayaa maraysay meel u dhow #wabiga mara deegaanka #Xawaadley, ayaa isu-geynta tirada #dhimashada ciidanka dowladda waxay #gaartay 17 askari, halka #dhaawacana uu gaaray 8 askari. Sidoo kale, AS ayaa nolosha ku qabtay askari kale oo ciidanka dowladda ka tirsan.

Warka
6 902
Wararka ka imaanayo balcad ayaa sheegayo in dagaalo la isku fara saaray eey ka dhaceen duleedka dagmada balcad, Dagaalada oo eey ku diriren ciidanka dowladda iyo AS ayaa lagu jabiyey ciidanka dowladda, waxaana lasoo warinayaa in 10 ka tirsan ciidanka dowladda lagu laayey dagaalka, halka 6 kale eey ku dhaawacmeen, AS ayaa gacanta ku dhigay hal maxbuus oo dagaalka ku qabteen Waxii kuso kordho @wararka2

Warka
6 902
Warka Gudaha Waxaa laga baqdin qabaa daadad xoogan oo uu soo rogo wabiga shabelle, kadib markii dowladda Itoobiya eey soo furtay biyo xireeno u keydsanaa Arinkaan ayaa ah, mid ku xumeeyn ah, taas oo eey itoobiya dooneyso ineey ku duleeysato dadka somalida ah. Waxaa jiro siyaasiyin daba dhilif ah oo siyaabo kala duwan uga hadlay, kuwaas oo uu ku jiro oday xasan sheikh Wabiga shabelle ayaa maro gobolada hiran, shabelle shexe iyo shabelle hoose. Waxii kuso kordho @wararka2

Warka
6 902
Danab Maanta debin adag bay ku dhaceen? askar iyo saraakiil lagu laayay Waniille duleedka Ceeldheer Warbixin. Dagaalyahannada dha dhaqaaqa hubaysan ee AS ayaa maanta duhurkii weerar culus ku kediyay ciidamo ashaamud ah oo isugu jiray soomaali iyo caddaan kuwaas oo ku sugnaa isla deegaan khamiistii lagu weeraray. sida ay wararku sheegayaan dagaalyahanno aad u hubaysan ayaa xoog ku jiiray sufuufta maleeshiyaadka loo yaqaan Bangaraafta ee Mareykanku tababar. Dagaal saacado badan qaatay ayaa halkaas labada dhinac ku dhaxmaray,xogaha aan ka helayo goobta dagaalka ayaa sheegaya in dagaalkii maanta ay ku dhinteen 25 askari meydadka 19 askari goobta dagaalka ayaa lagu arkay 2 askarina dhaawac ayay goor dambe oo maanta ah udhinteen. illaa sedax sarkaal oo katirsanaa Danab ayaa ku halaagsamay dagaalkii maanta waxaana kamid ahaa laba xidigle Maxamed Cabdi Xareed. Warar soo baxay ayaa sheegaya in ciidamada caddaanka ah ee dagaalka qeybta ka ahaay ay waayeen mid kamida diyaaradihii ay ku dagaallamayeen balse illaa iyo hadda arrinkaas tafaasiil dheeri ah kama helin. Sidee wax udhaceen?. Jihaadiyiinta AS ayaa weerar xoog kugal ah ku qaaday goob ay isku aruursanayeen ciidamo ashaamud ah waxayna si gaar ah ubeegsadeen goobtii ay ku sugnaayeen ciidamada Danab, maleeshiyaadka Turkigu tababaray ee Gorgor loo yaqaan ayaa cagaha waxka dayay markii ay xabaddu billaabatay. Waa sidee xaalladda goobihii lagu dagaallamay. dhammaan ciidankii huwanta ahaa ee maalmahan dhaq dhaqaaqa ka waday duleedka Ceeldheer ayaa caawa ku hoyana banaanka Ceeldheer waxayna kasoo tageen meydad farabadan. Jihaadiyiinta ayaa isku fidiyay dhulkii lagu dagaallamayay maalmahan, maleeshiyaadka ayaa difaacyo ka xirtay degmada Ceeldheer iyo deegaanka Masagawaay. WQ Eng Kurtun Xasan

Warka
6 902
Wararka Dibada Dadka itoobiyaanka ah ayaa ka cabanayo shidaal la'aan baahsan oo saameysay isku socodka dadweynaha, waxaa lagu arkayaa meelaha qaar gaadiidkii oo shidal la'aan u xareeysan. Itoobiya ayaa dhawaan waxeey la daala dhaceeysaa dhaqaalo xumi ba'an, taas oo eey sababtey dagaalada sukeeyo oo ka dhex jiro wadanka itoobiya. Itoobiya oo ah wadan eey ku nool yihin 120milyan oo dad ah, ayaa wajahayo qul qulatooyin dagaal, waxaana ku furan jabhado gudaha wadanka ah iyo xurgufyo siyaasaad iyo dagaalo kala dhaxeeyo wadamada dariska ah sida ereteriya, sudan iyo masar.

Warka
6 902
Warka Gudaha Wararka ka imaanayo magaalada #Beledweyne ayaa sheegayo in wabiga laga qabtay #wiil yar oo eey ka muuqato #dhaawacyo loo geystay inta aan #wabiga lagu ridin, #xergo lagu xiray oo ka muuqdo, wiilkan ayaa ahaa 9jir, kana #maqnaa qoyskiisa mudo 3maalin ah, waxaa #meydkiisa la dhigay #isbitaalka weyn ee magaalada, waxaa beryahaan dambe aad ugu soo badanaayo magaalada #Beledweyne falalka amaanka lidka ku ah.

Warka
6 902
Dagaal #Buulo_Xaaji oo jidgal ahaay, caawa ayaa la soo galiyey, ma daawatay Kaso daawo qeybta muuqaalada Linkiga hoose

Warka
6 902
Waxaa sido kale dagaalka lagu dilay #Gaashanle Cabdullahi Dhuguf, oo kamid ahaa saraakiisha ciidanka dowladda ugu waaweynaa.