6 902
Subscribers
No data24 hours
-367 days
-5630 days
Posts Archive
6 902
Wararka Saaka
AS ayaa xalay #howlgal qarax ah ka #fuliyeen goob ay #fadhiyeen askar dowladda oo ku taala #gudaha degmada #Waajid ee gobolka Bakool, waxaana ku #dhaawacmay 1 askari oo ciidanka dowladda ka tirsan.
AS ayaa xalay #dagaal culus ku qaadeen #xerada askarta Xabashida #Itoobiya iyo saldhiga askarta #dowladda ee deegaanka #Awdiinle ee hoostaga magaalada #Baydhabo.
AS ayaa qaaday #saaka weerar #madaafic ah oo eey la #beegsatay xerada ciidanka #dowladda eey ku leeyihin degmada #Ceelwaaq oo ka tirsan gobolka Gedo
Waxii warar soo kordho
La soco
@wararka2
6 902
Magaciisu wuxuu ahaa Shacbaan Al-Daluu.
Injineer 19 jir ah oo ka mid ah ardayda dhigata jaamacada Azhaar ee ku taal Gaza iyo xaafidul qur'aan.
Marxuumka ayaa nolosha lagu gubay teendho hoosteeda kadib markii Yahuuudda ay xalay duqeysay isbitaalka AlAqsa.
Sawir Quus ah, allaha ka aqbalo shahaadada, hana ku daro diiwanka shuhadada sharfan! AAMIIN AAMIIN
6 902
Reysal wazaaraha Lubnaan ayaa maanta waxuu sheegay in codsi u dirsaday qaramada midoobey, waxuu dalbaday xabad joojin
Reysal wazaaraha iyo xukumada lubnaan ayaa waxeey sido kale sheegtay in rajo fican ka leeyihin dhanka mareeykanka.
Balse waxuu iska indha tirayaa in dowladda mareeykanka eey si indha la'aan ah u ayidsan yahay hab dagaalka iyo dhaqanka Yahuuudda.
Si kastaba ha ahaatee, lubnaan ayaa dalbaneyso in xabad joojin la sameeyo, taas oo kuso beegmeyso iyadoo xukumada sheegtay in difaaca eraboorka iyo xarumaha muhiimka aad loo adkeeyay.
Xukumadaha ka dhisan dowladdaha carabta ayaa dhamaantood ah cumalo u shaqeeyao mareeykan iyo reer galbeed, marka hala yaabin hadaa aragto nin reysal wazaare sheeganayo oo leh, mareeykanka ayaan rajo ka qabnaa inuu nala riixo heshiis xabad joojin ah.
Waxii kuso kordho
@@wararka2
6 902
Midaan waa waziirada arimaha dibada ee jarmalka, waxeey ku leedahay, Yahuuudda xaq ayeey u leedahay ineey shacabka duqeeyaan, oo rayidka baabi'yaan,
Kulahaa waan u sheegnay Qaramada midoobay, mana ka xishooneyno inaan laayneeyno.
Indha adeega gaalada, xagee islaamka ka maray tollow?
Islaanta waa indha adag tahay, waxeey dagan tahay, waa in gar iyo gardaraba, la laayaa shacab iyo XM, kalama saareyno.
Yahuudda kuwa kamid ah ayaa sido kale, waxeey aaminsan yihin, cunuga Qazzzza ku dhintay inuu yahay XM oo yar, beri ayuu weynaanayaa kadib ayuu noqonayaa XM, marka inta uu yar yahay hala saqiir suujiyo ayeey taagan yihin.
Masakinta iyo caruurta musliminta, waa la laayn karaa, xaquuqda aadanaha gaalada sheegto waa noocaas cml !!!
6 902
Dagaalki maanta Ka dhacay Qeycad, waxaa dhimashada eey sii caga cageyneeysaa 8 askari oo ciidanka dowladda ah iyo 15 askari oo dhaawac ah oo ciidanki duulanka soo qaaday ahaay.
Dagaalka oo marki hore eey soo qaadeen ciidanka dowladda ayaa AS u dhakaneeyd, kadibne ciidanka dowladda ayaa si kadis ah loo helay,
Dagaalka oo la isku noq noqsaday ilaa tira 5jeer ka badan ayaa ciidanka dowladda waxey ku hungobeen ineey gaaraan hadafki eey u socdeen.
Sidaas oo kale waxaa dagaalo weerar celis ah lagu helay agagaarka balcad, oo cidanka dowladda isbuucaan eey dhaqaaq ka sameyeen, balse ciidanka ayaa si aad ah loogu riiqay dagaaladii halkaas ka dhacay.
Isla habeen hore ayeey aheyd marki saldhigi weynaa ee ciidanka Jubaland dhulka la dhigay, ciidankii joogayna laga kala fiijiyay.
Dagaalada oo u ekaa, kuwa ciidanka dowladda eey qorsheynayeen ineey talaab horay u qaadaan ayaa waxaa kasoo gaaray niyad jab iyo baaba' daran.
Waxaa igu maqaala ah in askar ka tirsan ciidanka dowladda ee daraad lagu helay jinka wabiga dhanka shabelle dhexe, qaarkood ka firxadeen goobahii iyo xerooyinkii eey joogeen sababo qalqal amni xumo ah, iyadoo ka baqaayo sidii cowsweyne in loo galo.
Waxii kusoo kordho
@wararka2
6 902
Qofka qaaradaan weyn ee Islaamiga ah sameeyay waa qof fikir dheer leh, u duceeyo, waa dowladda islaamka ee soo socoto sida rajeyneyno.
Aad beey u qurux badan tahay, iyadoo diinta lagu dhaqayo somali weyn oo ku jirto jabuuti, somali galbeed, somali NFD iyo dhamaan somalida kale.
Sawirkaan waxuu mudan yahay in hadaf uu ka dhigto qof walbo oo muslim ah, oo somali ah.
Aniga waan la dhacay, walalkii sameyayna waa u duceeyay, adinkane u duceeya, hadaf wanagsan oo sawiran waaye.
❤️❤️❤️
6 902
Repost from Warhaabinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan
Maamulka islaamiga ah ee degmada Bu'aale ayaa goob fagaare ah ku gubay, maandooriye, dawooyin iyo raashin dhacay.
6 902
Repost from Warhaabinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan
6 Askari oo kasoo goostay Maamulka la baxay Koonfur-galbeed ayaa isku soo dhiibay wilaayada islaamiga ah ee Bakool.
6 902
War Cusub
Ciidamada AS iyo ciidanka #dowladda ayaa maanta waxay isku #fara_saareen deegaanka #Qeycad ee Gobolka #Mudug.
AS ayaa in ka badan 5 #jeer maanta #jabiyey askarta dowladda oo markii hore #weerarka soo qaaday, waxaana jira khasaaro xooggan oo #dhimasho iyo #dhaawac isugu jira oo gaaray ciidanka duulaanka qaaday ee dowladda.
Wixii kusoo kordha
Nala Soco
@wararka2
6 902
Xeradii Yahuuudda ee la weeraray, markii hore damaashaadka ka jiray iyo sida loo badalay damaashaadka oo dhiig iyo meydadka loo firqay
Yahuudd ba'day¡¡¡
6 902
Wararka Dibada
2. Madaxa ciidanka difaaca Yahuuudda ninka lagu magacaabo Hersi Halevi ayaa la soo tabinayaa inuu ku dhintay weerar loo adeegsaday Drone qarax siday, taas oo lagu weeraray xero tababar eey leedahay ciidanka Yahuuudda.
Weerarka ayaa waxaa geystay kooxda shiicada ah ee Hezbulllah, taas oo hogaamiyaheeda eey Yahuuudda dishay duqeeyn bambaanoyinka dhulka quusa.
Hezbulllah oo dhawaan dagaal ba'an iyo duqeymo kaga jawaabeysay weerarada Yahuuudda ayaa waxaa muuqato in dagaalka ka dhaxeeyo 2da ciidan uu yahay mid halistiisa wato.
Mid kamid ah ciidanka Yahuuudda ayaa sheegay, in farqi weyn u dhaxeeyo dagaalkii halka dhinac ahaay ee QAZZZA iyo dagaalka hada ka furmay Lubnaan
Waxii kuso kordho
@wararka2
6 902
#Mintidiinta ka howlgala dalka Maali ayaa #gubay afar gaadiid oo kuwa #saadka ciidamada #daabula ee ay leeyihiin ciidanka dowladda Maali,
gaadiidka la gubay ayaa ka baxay magaalada #Gaaw waxayna kusii jeedeen magaalada #Timbuktu
Mintidiinta #Maali ayaa dhawaan bilaabay ineey #dardar galiyaan dagaalka looga soo horjeedo #dowladda daba dhilifka ah ee heysato dalka #Maali
6 902
Wararka dibada
1. Kenya ayaa #xaqiijisay qofkii ugu horreeyay oo u #dhintay cudurka #furuqa daanyeerka (Mpox),
waxay Kenya horay u #diiwaan gelisay 13 kiisas ah oo #cudurkaasi la ildaran.
Sida la iskaga ilaaliyo barto, dadka islaamka ah ee kenya ku dhaqan iyo kuwa somali joogaba, Taxadar ... taxadar
6 902
Warka saaka
1. Wararka ka imaanayo #gobolka hiran, gaar ahaan magaalada #Beledweyne ayaa sheegayo, ineey ka dhaceen 2 Qarax oo xaley AS ay ka fuliyeen gudaha magaalada, mid kamid ah #qaraxyadaasi uu ka dhacay #Buundaweyn ayaa lala eegtay #askar ilaalo ka heysay #bundada, waxaana qaraxyadaasi ku #dhaawacmay 3 askari oo dhaawacoodu #garaab yahay.
2. AS ayaa #Qarax xaley ka fuliyeen gudaha magaalada #Baydhabo ayaa lala eegtay gaari #Cabdi_Bile ah oo ay la socdeen askarta #dowladda gaar ahaan kuwa iskugu yeero (#NISA), waxaana gaaray khasaaro aan la cayimin tiradiisa.
3. AS ayaa waxey habeenkii xalay #madaafiic ku garaaceen #Garoonka Baydhabo oo xarun u ah Xabashida #Itoobiya iyo askarta dowladda oo #kaalmeeyo gaalada.
4. AS ayaa habeenkii xalay #dagaaal culus ku qaadeen #xerada askarta Kufaarta Xabashida #Itoobiya ee degmada #Bardaale.
5. AS ayaa xalay #dagaal ku qaadeen #saldhigyada dowladda ee xaafadaha #Mukayga iyo #Haanta_dheer ee degmada #Afgooye.
Waxii warar ah oo kuso kordho
Kala soco
@wararka2
6 902
+1
Xaflad ka dhacday dugsiga tababarka Cabdullahi Bin Mascuud ee DALKA afqaanistaaan ayaa tababar loogu soo xiray 223 ciidanka madaficda iyo aaladaha is gaarsiinta loo tababaray.
Afqaanistaam oo ah dowladda kaliya ee aduunkan lagu maamulo kitaabka alle ayaa dar dar xoogan ku wado hormarinta ciidanka difaaca shareecada.
Afqaanistaam ayaa waxaa mamulka u qabtay kooxdii islaamiyiinta aheyd ee Taalibaan oo halganka soo waday mudo ku dhaw 50sano oo dagaalo joogto ah.
Waxeey la soo dagaalameen ruushka oo marki hore ahaay midowga suufiyeeti, kadibne wey jabiyeen midowga suufiyeed, kadib waxaa kuso duulay mareeykan, weey jabiyeen
Hadane waxeey dhisteen dowladdii ugu horeeysay ee kitaabka ku dhaqanto ee caalamka loo aqoonsaday ineey yihin maamul islaami ah.
Aqoonsiga adunka uu siiyey daalibaaan ma ahan mid ogolaasho gaalo ku yimid, waa mid gaalo lagu qasbay, maanta waziiradii shalay la raadin jiray ayaa meel walbo socdo, waxeey safaarado ka furteen caalamka dowladdaha qaar, kuwa waa xanibeen.
Xuriyada waa taaas!
6 902
Qabyaaladii oo marqaati wadato, qabiilki uu kasoo jeeday midka maamulka xudur heysto ayaa maanta afka furtay
Dadka shacabka ah ee masaakinta ah, yaan lagu daaranin cudurka qabyaalada ah ee eey walaaqeyso dowlad ku sheega xasan sheikh!
Adiga sidee u aragtaa qabyaalada dowladda eey kar karineeyso, dadka ku guban doonane eey yihin shacab aan wax fahamsaneen?
Yaan lagu qaldin.... ka fiirso waxa la walaaqayo!
6 902
Maamulka lafta gareen ayaa warqad xil ka qaadis ah kuso fasaxay maanta qadka internetka, iyago xilka ka qaaday maamulki dowladda ugu magacownaa magaalada xudur,
Wazaarada lafta gareen ayaa ku eedeysay wada shaqeyn la'aan kala dhaxeeyso maamulka xudur.
Arinkaan ayaa daba joogo iyadoo xiisado qabyaaladeysan eey u dhaxeeyeen maamulada xudur iyo beydhabo.
Jac ... xasanow balaayo ku asiibtay, ummada qabyaalada odaygaas ayaa u bilaaabay.
2arin oo maamulka xasan sheikh ku caan baxay iga qabso
1. Qabyaalada, eex iyo musuq maasuq
2. Dhac farsameysan iyo boob hanti dadweynaha iyo mida caamka ah
2daas xafiis kasta oo dowladda ah ayaa ka taagan, gorme laga baxaa?
6 902
Maamulka lafta gareen ayaa warqad xil ka qaadis ah kuso fasaxay maanta qadka internetka, iyago xilka ka qaaday maamulki dowladda ugu magacownaa magaalada xudur,
Wazaarada lafta gareen ayaa ku eedeysay wada shaqeyn la'aan kala dhaxeeyso maamulka xudur.
Arinkaan ayaa daba joogo iyadoo xiisado qabyaaladeysan eey u dhaxeeyeen maamulada xudur iyo beydhabo.
Jac ... xasanow balaayo ku asiibtay, ummada qabyaalada odaygaas ayaa u bilaaabay.
2arin oo maamulka xasan sheikh ku caan baxay iga qabso
1. Qabyaalada, eex iyo musuq maasuq
2. Dhac farsameysan iyo boob hanti qaran.
2daas xafiis kasta oo dowladda ah ayaa ka taagan, gorme laga baxaa?
6 902
Dhaqaala xumida ayaa ka muuqato suuqa sarifka lacagaha qalaad ee itoobiya.
Itoobiya birta eey isticmaasho ayaa dhawaanba dhulka sii galeeysan qiimo ahaan, iyadoo horay u tabinay in 120 bir lagu sarfayey 1kii dollar, hada waxeey gaartay in 1$ lagu sarfo 140 birr,
Midaas ayaa muujineeyso, in qiimaha lacagta uu hoos usii dhacayo, una socdo dhaqaale burbur xoogan wadanka dhulka la galayo.
Dadka oo tiradooda aad u badan tahay laguna sheegay ineey ka badan yihin 120 milyan, ayaa waxaa horay u heystay dhibaatoyin amni xumo iyo dagaalo, haatane waxaa ugu sii darsamayo dhaqaalo xumi baahsan oo wadanka kala jarjari karto
Nala soco
@wararka2
6 902
+1
Bankiga dhexe ee itoobiya ayaa sheegay inuu beeciyay 282 Million Dollar oo lacagaha qalaad ah, gaar ahaan lacagta Dollarka ah,
Itoobiya ayaa wajaheyso caqabad dhaqaale oo xoogan, taas oo ka jirto dhamaan ilaha dhaqaale iyo wax soo saarka.
Itoobiya oo eey jabhadaha gaareen heer eey fujistaan biraha tareenka ku socdo, iyo heer eey bililiqo ka dhex dilaacday.
Itoobiya weey sii liidaneysaa! Waana gabal sii dhacaayo, waxaa igu soo dhacay, macanki istish_haadka gaalada itoobiyaanka ku sameeyay oo dhahaayo, gaalo gabalkeeda waa dhacay iqwaani!
Walee waaba run oo waa aragnaa hada, gabalkeeda waa dumay, gaalada ugu xun ee afrika dagan waaye itoobiya.
Waa halka uu kasoo bixi doono ninka dumin doono kacbada, lkn ha nixin, kacba la dumiyo ma dhawo, wax badan ka horeeyo oo calaamado ah, ee ey ka mid tahay, in mahdiga soo baxo,
In boqortooyada sacuudi la dumiyo oo loo badalo dowladda islaami ah, boqor salmaankan kaadida sida la iskaga dhaqo aqoonin meesha laga qaado.
Iyo dhulka oo islaamka ku sareeyo mar kale!
