en
Feedback
Warhaabinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Warhaabinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Closed channel

Halkaan waa Telegramka Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Show more
928
Subscribers
No data24 hours
-87 days
-7030 days

Data loading in progress...

Similar Channels
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
December '24
December '240
in 0 channels
November '24
+4
in 0 channels
Get PRO
October '24
+1 100
in 3 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
03 December0
02 December0
01 December0
Channel Posts
Warbixin: Dowladaha Ruushka, Iiraan iyo Shiinaha, ayaa isku dayaya iney Galaangal ku yeeshaan Doorashada Madaxtinimo ee Dhawaan la Filayo iney ka Dhacdo Mareykanka.

2
Ciidamada Ruushka ayaa la Wareegay Labo Magaalo oo ku Yaalla Bariga Ukraine, iyagoo Duqeeyay Magaalada Kyiv ee Caasimadda u a
Ciidamada Ruushka ayaa la Wareegay Labo Magaalo oo ku Yaalla Bariga Ukraine, iyagoo Duqeeyay Magaalada Kyiv ee Caasimadda u ah Wadankaasi, Mareykanka ayaa sheegay Diyaarado iyo Hub uu ku Difaacayo Maamulka Yahuudda usoo Dirayo Mandiqadda Bariga Dhexe, qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.
1 411
3
Warbixin: Dagaallada iyo Duqeymaha Qazza oo Galay Maalinkii 394aad. [Dhagayso].
Warbixin: Dagaallada iyo Duqeymaha Qazza oo Galay Maalinkii 394aad. [Dhagayso].
1 347
4
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaadhacdooyinka ka taagan caalamka gaar ahaan dunida Islaamka.
1
5
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaadhacdooyinka ka taagan caalamka gaar ahaan dunida Islaamka.
765
6
https://radiofurqan.info/2024/11/weeraro-ka-dhacay-jubbada-hoose-iyo-dhulka-soomaaliyeed-ee-ay-kenya-gumeysato/
1 209
7
https://radiofurqan.info/2024/11/khasaare-culus-oo-ka-dhashey-weerar-duqeyn-ah-oo-lagu-beegsaday-xerada-xalane/
690
8
Khasaare isuga jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashey duqeyn maanta lagu garaacay Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. inta la ogyahay dhimashada waa 3 caddaan ah oo katirsan shaqaalaha UN-ka, 2 askari oo Ugandhees ah, halka ay dhaawacmeen 2 askari oo kale oo Ugandhees ah. Wararka qaar waxay tilmaamayaan in madfac uu ku dhacay goob ay ku cunteynayeen ciidamo Ameerikaan ah, kuwaasoo noqday dhimasho iyo dhaawac.
1 084
9
Wasiiru dowlihii Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Federaalka Cabdirashiid Jire Qalinle, ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xil
Wasiiru dowlihii Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Federaalka Cabdirashiid Jire Qalinle, ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay Dowladda Federaalka, sababo ku aadan iyadoo aaney wada shaqeyn lahayn Xasan Sheekh Maxmuud iyo Axmed Madoobe.
1 041
10
Aragti-uruurin la Sameeyay ayaa Muujisay in Shacabka Kenya ay Doonayaan in Ciidankooda Laga Saaro dalka Soomaaliya, oo ay duu
Aragti-uruurin la Sameeyay ayaa Muujisay in Shacabka Kenya ay Doonayaan in Ciidankooda Laga Saaro dalka Soomaaliya, oo ay duullaan milliteri ku joogaan.
1 121
11
Wasiirka arrimaha dibadda Dowladda Federaalka, Axmed Macallin Fiqi, ayaa markale ku celiyay in xilligan aaney safaaradda Itoo
Wasiirka arrimaha dibadda Dowladda Federaalka, Axmed Macallin Fiqi, ayaa markale ku celiyay in xilligan aaney safaaradda Itoobiya ka rari karin madaxtooyada.
1 111
12
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Federaalka ee Villa Soomaliya, Cabdi-Qaadir Cali Dige, ayaa ku dhawaaqay inuu is
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Federaalka ee Villa Soomaliya, Cabdi-Qaadir Cali Dige, ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii agaasinnimo, sababo ku aadan khilaafaad soo kala dhexgalay isaga iyo Madaxtooyada.
1 091
13
Maanta waa Axad, taariikhda hijriguna waxay ku beegantahay 01-05-1446 oo ku beegan 03-11-2024, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.
473
14
https://radiofurqan.info/2024/11/madaafiic-lagu-garaacay-xalane-iyo-weeraro-ka-dhacay-buulo-xaaji-mandheera/
897
15
Khasaare isugu jira dhimasho ayaa ka dhashay weerar ay maanta ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen, xero ay askarta maamulka la baxay Jubbaland ay ku leeyihiin degaanka Buulo-xaaji ee duleedka magaalada Kismaayo. Sidoo kale gaari Kooyal ah ayaa ciidanka Kenya looga gubay, weerar qarax ah oo ka dhacay inta udhexeysa degmooyinka Carabiya iyo Mandheera oo kawada tirsan gobalka Mandheera ee ay Kenya gumeysato.
911
16
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay madaafiic ku garaaceen, xerada Xalane oo ah taliska ugu weyn ee ay Shisheeyuhu ku leeyihiin dalka.
1 013
17
Shariif Sheekh Axmed ayaa tilmaamay inaysan wax kalsooni ah ku qabin inuu Xasan Sheekh qabto doorasho qof iyo cod ah, taasi o
Shariif Sheekh Axmed ayaa tilmaamay inaysan wax kalsooni ah ku qabin inuu Xasan Sheekh qabto doorasho qof iyo cod ah, taasi oo uu sheegay inaaney xilligan dhici karin.
1 180
18
Mid kamid Musharraxiinta utartamaya xilka madaxtinimo ee maamulka la baxay Soomaaliland, ayaa eedeeymo dhowr ah ujeediyay maa
Mid kamid Musharraxiinta utartamaya xilka madaxtinimo ee maamulka la baxay Soomaaliland, ayaa eedeeymo dhowr ah ujeediyay maamulka xilligan ka jira Hargeysa ee uu hogaamiyo Muuse Biixi.
1 153
19
Sarkaal katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay iney xabsiga dhigeen 12 ruux oo isuga jira askar iyo saraakiil katirsan sha
Sarkaal katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay iney xabsiga dhigeen 12 ruux oo isuga jira askar iyo saraakiil katirsan shalay ka dagaallamay qeybo kamid ah degmada Hodan.
966
20
Maamulka la baxay Soomaaliland ayaa Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ku eedeeyay inuu ka dambeeyay dagaalladii ka dhacay goba
Maamulka la baxay Soomaaliland ayaa Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ku eedeeyay inuu ka dambeeyay dagaalladii ka dhacay gobalka Togdheer.
959